Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Hargaysa.

Filed under: Wararka |
Warning: Undefined array key 0 in /customers/3/e/c/xisbigaucid.com/httpd.www/wp-content/themes/transcript/inc/functions/gabfire-media.php on line 20 Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

“Labada xisbi ee ila tartamayaa qeyb ayay ka yihiin dhibta dalka ka taagan..,”

“Haddii Doorashadu qabsoomi-waydo 13 November, Kursigu wuu banaanaan-doona 13-December..,”

“Komishanka waxaan leeyahay dhibaatadii hore ee dalka gaadhsiiseen ayaa maanta halkaa ina dhigtay, waar ciyaalkiinaasi maanta (Iris) iyo waxaa aad wad-wadaan looma baahna, ee waxaa aynu haysano ayaynu ku galaynaa Doorashada…,”

“Wasiir Buuni wuu mahadsan-yahay, wuxuu kashifay wixii ay isla ogaayeen Komishanka Iyo Xukuumaddu..,”

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *