Home » Archives by category » Wararka (Page 5)
Xukuumadu way ku guul darsatay inay wax ka qabato sicir bararka aafeeyey Ummadda

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa ugu baaqay golaha Xukuumadu in ay baneeyaan kuraarasta maadaama ay ku fashilmeen oo aanay dalkan ka sabata bixin karin xaaladaha adag ee dhaqaale Iyo amni iyo duruufaha qalafsan ee ummaddani la daalaa dhacayso

Continue reading …
Daawo :- ” Waa Wax Lala Yaabo In Xisbi  Mucaarada Oo Ay Ahyad Inuu Miiska Ugaraaco Inay Doorasho Dhacdo Inuu Maanta Ku Baaqo In Doorashada Laga Hor Yimaado ” Xoghayaha Guud Ee  Xisbiga Ucid. Eng Ahmed Duale

Hargeysa UCID-Media Group Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Eng Axmed Ducaale Oo Qoddobo Badan Oo Xasaasi Ah Ka Hadlay ” Waa Wax Lala Yaabo In Xisbi Mucaarada Oo Ay Ahyad Inuu Miiska Ugaraaco Inay Doorasho Dhacdo Inuu Maanta Ku Baaqo In Doorashada Laga Hor Yimaado ” Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid. Eng Ahmed Duale

Continue reading …
Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Barnamijka Lagu Magacaabo Daryeel Oo  Lagu Dabgalayo Wasaaradaha Dawlada Iyo Shirkadaha Gaarka Loo Leeyey……..

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Barnamijka Lagu Magacaabo Daryeel Oo Lagu Dabgalayo Wasaaradaha Dawlada Iyo Shirkadaha Gaarka Loo Leeyey……..

Continue reading …
Somaliland political parties leaders Met with Former Prime Minister of Kenya Raila Amolo Odinga at his offices in Capital Hill Square Nairobi.

Somaliland political parties leaders Met with Former Prime Minister of Kenya Raila Amolo Odinga at his offices in Capital Hill Square Nairobi. Hargeysa (UCID-Media Group) Somaliland political parties leaders met with Former Prime Minister of Kenya Raila Amolo Odinga at his offices in Capital Hill Square,Nairobi. They discussed improving Somaliland and Kenya’s cooperation in trade […]

Continue reading …
Somaliland Political Leaders attended two meetings at the Embassy of Switzerland and Canada and met with Switzerland

Somaliland Political Leaders attended two meetings at the Embassy of Switzerland and Canada and met with Switzerland Hargeysa (UCID-Media Group) Somaliland Political Leaders attended two meetings at the Embassy of Switzerland and Canada and met with Switzerland head of Horn of Africa Siro Beltrametti and Canadian High Commissioner, Lisa Stadelbauer respectively. During the meeting they […]

Continue reading …
Somaliland political parties leaders Met with IGAD Special Envoy for Somalia and the Red Sea Dr Mohammed Ali Guyo in Nairobi.

Hargeysa (UCID-Media Group) Somaliland political parties leaders Met with IGAD Special Envoy for Somalia and the Red Sea Dr Mohammed Ali Guyo in Nairobi.During the meeting, Somaliland delegation and IGAD Special Envoy for Somalia and The Red Sea discussed a wide range of issues pertaining to development projects, security and the talks between Somaliland and […]

Continue reading …
Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Tafaasiil Dheerad Ah Ujeeddada Socdaalkood

Hargeysa (UCID-Media Group)Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Tafaasiil Dheerad Ah Ujeeddada Socdaalkood

Continue reading …
Wefti ka socda xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa gaadhay magaalada Nairobi .

Hargeysa (UCID-Media Group) Wefti ka socda xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa gaadhay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Waxaa hoggaaminaya weftiga Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiye ku xigeenka xisbiga KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed.

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali  Oo Arimo Xasaasi Ah Ka Hadley Caawa

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Oo Arimo Xasaasi Ah Ka Hadley Caawa Sheegayna In Berito Labada Xisbi Ee UCID Iyo Kulmiye U Ambabaxayaan Nairobi ”Waanu tegaynaa Nairobi balse idin ashkatayn mayno ee wixi cirro ku guray ayaan ka soo Gurayaa”

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Arimo Badan Oo Xasaasi Ah

Hargeysa (UCID-Media Group) ” Xildhibaan Dhakool Waa Danbiile Hala Mariyo Sharciga Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool, uu galay danbi weyn waajibna ay tahay in la xukumo oo xasaanada laga qaado. Sidoo kale waxaa guddoomiye Faysal Cali Waraabe carabka ku dhuftay in ay khaldaneyd qaabka loo maray xadhiga xildhibaan Dhakool […]

Continue reading …