Home » Archives by category » Wararka (Page 23)
Gudaha Ka Eeg :Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Maanta Iska Diinwaangaliyay Xarunta Shaqaalaha Dawladda + Dareenkii Gudoomiye Faysal Iyo Saadaasha Uu Ka Bixiyay Doorashada Soo Socota + Sawiro

Gudaha Ka Eeg :Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Maanta Iska Diinwaangaliyay Xarunta Shaqaalaha Dawladda + Dareenkii Gudoomiye Faysal Iyo Saadaasha Uu Ka Bixiyay Doorashada Soo Socota + Sawiro Hargaysa(UCID-Media Group)- Guud ahaanba waxaa Gobolka Maroodijeex maanta si rasmi ah uga bilaabmay Diinwaangalitna Cod-bixiyayaasha . Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay Wehelinayeen qaar ka […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daaw} Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Taageerey Bilowga Diiwaangelinta Codbixiyaha Maroodijeex Kan Jeediyey Khudbad Taariikhi Ah Oo Dhaxal Gal Ah.

{Halkan Ka Daaw} Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Taageerey Bilowga Diiwaangelinta Codbixiyaha Maroodijeex Kan Jeediyey Khudbad Taariikhi Ah Oo Dhaxal Gal Ah.     Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa xukumadda Somaliland gaar ahaan wasaarada arimaha gudaha Somaliland ugu baaqay inay si dhakhsaha u […]

Continue reading …
Xisbiga UCID Oo Xilal Cusub U Magacaabay Gobolka Maroodi Jeex

Hargeisa (UCID Media Group): Xisbiga UCID isaga oo ka duulaya u diyaar garawga dhamaystirka qaab-dhismeedka guud ee xisbiga,isla markaana bilaabay dib u habaynta iyo dardar gelinta xisbiga, waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 27 April 2016 u magacaabay Gobolka Maroodi Jeex (Hargeysa) Saddex masuul oo cusub . Warsaxaafadeedkan oo ka soo baxay xarunta xisbiga […]

Continue reading …
Gudaha Ka Eeg : “ Xisbiga Ucid Waa Lagu Soo Biirayaa , Dad Badan Ayaa Imanayaa , Khilaaf Kama Jiro Xisbiga Ee Waxaan U Arkaa In Ay Tahay Mashruuc Ku Socda Xisbiga Oo La Doonayo In La Yidhaa Waa La Isku Haystaa ..” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Qodobo Xasaasi Ah + Daawo Sawirada

Gudaha Ka Eeg : “ Xisbiga Ucid Waa Lagu Soo Biirayaa , Dad Badan Ayaa Imanayaa , Khilaaf Kama Jiro Xisbiga Ee Waxaan U Arkaa In Ay Tahay Mashruuc Ku Socda Xisbiga Oo La Doonayo In La Yidhaa Waa La Isku Haystaa ..” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Qodobo […]

Continue reading …
Daawo Afhayeenka Xisbiga UCID Oo Hadda Ku Dhawaaqay In Aan Jamaal Cali Xuseen Ku Hadli Karin Afka Xisbiga UCID Digniina U Diray Murashaxa Ku Meel Gaadhka Ah

Daawo Afhayeenka Xisbiga UCID Oo Hadda Ku Dhawaaqay In Aan Jamaal Cali Xuseen Ku Hadli Karin Afka Xisbiga UCID Digniina U Diray Murashaxa Ku Meel Gaadhka Ah

Continue reading …
Halkan Ka Daawo  Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Xuseen Khubad Xasaasi Ah Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo  Uu Ka Jeediyey Xafladii Soo Dhaweynta  Xoghayaha  Guud Ee  Xisbiga UCID Yuusuf  Ibraahim Jaamac (Googooye)

Halkan Ka Daawo  Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Xuseen Khubad Xasaasi Ah Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo  Uu Ka Jeediyey Xafladii Soo Dhaweynta  Xoghayaha  Guud Ee  Xisbiga UCID Yuusuf  Ibraahim Jaamac (Googooye) London(UCID-Media Group) Xigabiga UICD ayaa toddobaadkii hore xaflad  baalaadhan oo soo dhaweyn ah u sameeyey Xoghayaha Guud ee UCID ee uu dhawaanta magacaaby Guddoomiyaha Xisbiga UCID. […]

Continue reading …
WARGELIN  MUHIIM AH :- CODSI KU SOCDA WARBAAHINTA MAXALIGA AH IYO TA DIBADA

WARGELIN  MUHIIM AH :- CODSI KU SOCDA WARBAAHINTA MAXALIGA AH IYO TA DIBADA Hargeysa (UCID-Media Group) Waxa jira hab fawda ah oo loola dhaqmo warbaahinta taasoo khalkhal galin looga jeedo , markasta waxa haboon in warbaahintu nidaamka jira ay ku salayso shaqadeeda si aanay u dhalan inay abuuranto kalsooni daro laga qaado shaqadeeda . Maalmahan […]

Continue reading …
{Halakan Ka Daawo}Xisbiga Ucid Oo Baaq Ka Soo Saaray DhibaatadaTahriibka Fariina U Diray Xukuumada Iyo Haldoorka Bulshada, Soo Jeediyay In Loo Aqoonsado 17 April Maalinta Aafada Tahriibta Somaliland Sanad Walba

{Halakan Ka Daawo}Xisbiga Ucid Oo Baaq Ka Soo Saaray DhibaatadaTahriibka Fariina U Diray Xukuumada Iyo Haldoorka Bulshada, Soo Jeediyay In Loo Aqoonsado 17 April Maalinta Aafada Tahriibta Somaliland Sanad Walba Hargeysa(UCID-Media Group):-Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa baaq ka soo saaray  aafada balaaddhan ee samaynta ku yeelatay dhalinyarada somaliland ee Tahriibka. Soo Jeediyay In Loo […]

Continue reading …
Xisbiga Ucid Oo Baaq Ka Soo Saaray DhibaatadaTahriibka Fariina U Diray Xukuumada Iyo Haldoorka Bulshada, Soo Jeediyay In Loo Aqoonsado 17 April Maalinta Aafada Tahriibta Somaliland Sanad Walba

Xisbiga Ucid Oo Baaq Ka Soo Saaray DhibaatadaTahriibka Fariina U Diray Xukuumada Iyo Haldoorka Bulshada, Soo Jeediyay In Loo Aqoonsado 17 April Maalinta Aafada Tahriibta Somaliland Sanad Walba   Hargeysa(UCID-Media Group):-Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa baaq ka soo saaray  aafada balaaddhan ee samaynta ku yeelatay dhalinyarada somaliland ee Tahriibka. Soo Jeediyay In Loo Aqoonsado […]

Continue reading …
Guddida Anshaxa Ee Xisbiga UCID Oo Xubinimadii Xisbiga Ka Xayuubisay  Cabdiqaadir Cali Qawdhan Oo Ahaa Madaxii Abaabulka Xisbiga UCID Ee Cariga Ingriiska (UK) Oo Hore Loogu Sameeyey Xil Ka Joojin

Guddida Anshaxa Ee Xisbiga UCID Oo Xubinimadii Xisbiga Ka Xayuubisay Cabdiqaadir Cali Qawdhan Oo Ahaa Madaxii Abaabulka Xisbiga UCID Ee Cariga Ingriiska (UK) Oo Hore Loogu Sameeyey Xil Ka Joojin:-

Continue reading …
Xil Ka Joojin Madaxa Abaabulka UK Ee Xisbiga UCID Abdiqadir Ali Qawdhan

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة       Ref/UCID/69/2016 Date: 20/04/2016 UJEEDDO/ XIL KA JOOJIN     Ku : Gud Qaarada Europe Mudane Mukhtar Mohamed Yusuf Geeraare Og :Xoghayeha guud ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka Mudane Yusuf Googooye Og : Xoghayeha Arimaha dibada […]

Continue reading …
Xisbiga UCID Waxa  uu Manta la Wadaaagayaa shacabka Reer Somaliland  Iyo Eheladii Ay Ka Baxeenba Tiiraanyada Iyo Murugadaa Aadka U Qadhaadh Ee ka Dhacday Bada U Dhaxaysa MASAR Iyo TALYAANIGA

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة                      لااله الاالله انالله وااناليه راجعون قال الله تعالي (( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !! إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ “وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ […]

Continue reading …
Guddaha Ka Eeg Xafladii Soo Dhaweynta  Xoghayaha  Guud Ee  Xisbiga UCID Yuusuf  Ibraahim Jaamac (Googooye) Sawiro + Maqal Iyo Muuqaal

Guddaha Ka Eeg Xafladii Soo Dhaweynta  Xoghayaha  Guud Ee  Xisbiga UCID Yuusuf  Ibraahim Jaamac (Googooye) Sawiro + Maqal Iyo Muuqaal     London(UCID-Media Group) Xigabiga UICD ayaa habeenkii xalay (Sabtidii) kulan baalaadhan ku yeeshay xaaflada Frost Gate ee bari magaalada London oo lagu soo dhaweynayey Xoghayaha Guud ee UCID oo dhawaan uu magacaabay guddoomidiye Faysal Cali […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo Xafladii Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka UCID Oo Hadda Si Habsami Ah Uga Socota London

Halkan Ka Daawo Xafladii Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka UCID Oo Hadda Si Habsami Ah Uga Socota Londoni

Continue reading …
Ogeysiis Ogeysiis: Xaflada Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID 16/04/2016 :

Ogeysiis Ogeysiis: Xaflada Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID 16/04/2016 : London (UCID-Media Group) Waxaa la Ogeysiinayaa dhammaan taageerayaasha  iyo Xubnaha Xisbiga UCID Iyo jaaliyada Somaliland ee ku nool cariga ingriiska (UK) in la qabandoono xaflad lagu soo dhaweynayo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID ee dhawaan xisbigu magacaabay Mudane Yusuf Ibraahim […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo:- Shirweynhii Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID Oo La Mudeeyay Iyo Guddid Anshax Ee Xibaiga UCID Oo ka Hadlay Qoddobo aanu Shaqo Ku Lahayn Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID Oo  Uu Dar Jiidhay

Halkan Ka Daawo:- Shirweynhii Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID Oo La Mudeeyay Iyo Guddid Anshax Ee Xibaiga UCID Oo ka Hadlay Qoddobo aanu Shaqo Ku Lahayn Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID Oo Uu Dar Jiidhay Hargeysa (UCID-Media Group):- Xoghayaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Ucid oo Cayimay Wakhtiga La Qabanayo Shairka Golaha Dhexe ee xisbid […]

Continue reading …
Hogaanka xisbiga Ucid oo waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalo ka soo yeedhay Xooghayaha golaha dhexe

Hogaanka xisbiga Ucid oo waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalo ka soo yeedhay Xooghayaha golaha dhexe Hargaysa (UCID-Media Group) Xisbiga Ucid ayaa carabka ku adkeeyay in gudida anshaxa ee xisbiga Ucid ay yihiin qaar hore u jiray ee aanay ahayn kuwo la sameeyay markii khilaafku bilaabmay. kuwaas oo uu maanta Sabca ku sheegay in ay […]

Continue reading …
Dib U Sixid Magaca Guddomiyaha Qaarada Europe Mr Mukhtar Mohamed Geeraare .

Dib U Sixid Magaca Guddomiyaha Qaarada Europe Mr Mukhtar Mohamed Geeraare . Hargeysa( UCID-Media Group) Xisbiga inuu dhidibada u taagayo oo uu haykalkii xisbiga soo celiyo oo uu hirgaliyo waan ku kalsoonay inuu kasoo baxaayo masuuliyadaas isagoo u leh aqoon iyo waayo aragnimoba habka maamulka iyo maaraynta . Mudane gudoomiye Rabi ha kuu yasiro ayaan ku leeyay […]

Continue reading …
Guddida Anshaxa ee Xisbiga Ucid Oo KaXayuubiyey Xubinimadii Xisbiga Mujaahid Cali maxamed Yuusuf Cali Gurey

Guddida Anshaxa ee Xisbiga Ucid Oo KaXayuubiyey Xubinimadii Xisbiga Mujaahid Cali maxamed Yuusuf Cali Gurey Hargaysa(UCID-Media Group):- Guddida Anshaxa ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Sheegay in ay Maanta Go’aamiyeen inuu Xubin-nimadii Xisbiga ka ay ka xayuubiyeen Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo ay Hore u siiyeen Digniin kama danbays ah. War qoraal […]

Continue reading …
Dawo Sawiro: Barlamanka Dalka Sweden Oo Lagu qabtey Kulan Qadiyada Somaliland Oo ay Goob joog ka Ahaeen Eng-Faysal Ali Warbe Pr Axmed Ismail samater Hoganka Dalada SSE.

Stockholm (UCID-Media Group)- Kulan balaadhan oo si weyn losoo agaasimey ayaa ka kadhacay barlamanka Wadanka sweden kulankaas oo uu soo qaban qaabiyey xildhibaan Amir Aden iyo Somalilandriskaförbund ayaa waxaa kasoo qayb galey Guddomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Eng Faisal Ali Warabe, Pro Axmed Isamail Samatar Pro Jamac Muse Jamac Dr Axmed oo ka yimi Somaliland hogaanka […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Oo Tacsi U Diray Eheladii, Qarabaadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Marxuun Dr Cabdi Aw Daahir Oo Magaalada Burco Ku Geeriooday

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة                      لااله الاالله انالله وااناليه راجعون قال الله تعالي (( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !! إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ “وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ […]

Continue reading …
Xoghayaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Oo Beniyay Qoraal Been Abuur Ah Oo Uu Sheegay In Lagu Baahiyey Saxaafadda Qaarkeed.

Xoghayaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Oo Beniyay Qoraal Been Abuur Ah Oo Uu Sheegay In Lagu Baahiyey Saxaafadda Qaarkeed. Hargeysa (UCID-Media Group) Ku simaha xog hayaha guud Xisbiga Mucaariska ah ee Ucid Cabdi Naasir Yuusuf Cismaan Qodax ayaa ka hadlay warqad been abuur oo laga been abuuray sexeexiisa iyo emailkiisa , Cabdi naasir qodax […]

Continue reading …
G’aamo ka Soo Baxay Shir Ay Isugu Yimaadeen Guddida Joogtada Ah Ee Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka

Fadhigii Maanta ee Gudida joogtada ah ee xisbiga cadalada iyo daryeelka UCID Waxaa fadhiga ka soo baxay Go,aamo ay ka mid yihin qodabadan hoos ku xusan:- ………………………………………………………………………………………………………………………………………………… 1. Waxaa fadhiga golaha fullinta lagu ayiday xil kaa qaadistii Guddomiyahii Saddexaad ee ku meel gaadhka ahaa ee xisbiga UCID. Mudane: Cali Maxamed Yusuf (Cali Gurey) 2. Guddidu […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbad Qiimo Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Munaasibad Maanta Ka Dhacday Hargaysa

Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbad Qiimo Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Munaasibad Maanta Ka Dhacday Hargaysa

Continue reading …
War-Saxaafadeed Xisbiga UCID:- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xilkii Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad Ka Qaaday Cali Guray Iyo Xubno Kale  Masuuliyin Kalena Magacaabay

War-Saxaafadeed Xisbiga UCID:- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xilkii Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad Ka Qaaday Cali Guray Iyo Xubno Kale Masuuliyin Kalena Magacaabay

Continue reading …
Ogeysiis Ogeysiis:  Xaflada Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee  Xisbiga UCID  03/04/2016 :

Ogeysiis Ogeysiis: Xaflada Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID 03/04/2016 : London (UCID-Media Group) Waxaa la Ogeysiinayaa dhammaan taageerayaasha Xisbiga UCID Iyo jaaliyada Somaliland ee ku nool cariga ingriiska (UK) in la qabandoono xaflad lagu soo dhaweynayo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID ee dhawaan xisbigu magacaabay Mudane Yusuf Ibraahim Googooye Habeenka […]

Continue reading …
Xisbiga UCID OO RAALI GALIN KA BIXIYEY HADAL XALAY KA SOO YEEDHAY JAMAAL CALI XUSSEN OO UU KU DURAAYEY MUUSE BIIXI IYO MAXAMED AW SICIID

Xisbiga UCID OO RAALI GALIN KA BIXIYEY HADAL XALAY KA SOO YEEDHAY JAMAAL CALI XUSSEN OO UU KU DURAAYEY MUUSE BIIXI IYO MAXAMED AW SICIID Hargeysa(UCID-Media Group):- Xisbiga mucaaridka ee UCID ayaa waxaa uu raali galin ka bixiyey hadal xalay ka soo yeedhay Jamaal Cali Xussen taas  oo uu ku sheegaayey  Jamaal in khilaafka xisbiga ka […]

Continue reading …
Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID Yuusuf Ibraahim Googooye Oo Guddomiyaha xisbiga UCID Iyo Guddida Fulinta Uga Mahad celiyay Xilka Cusub Ee Loo Magacaabay.

Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID Yuusuf Ibraahim Googooye Oo Guddomiyaha xisbiga UCID Iyo Guddida Fulinta Uga Mahad celiyay Xilka Cusub Ee Loo Magacaabay. Hargeysa (UCID-Media Group) Yuusuf Ibraahim Googooye oo dhawaana Guddomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe u Magacaabay Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID , ayaa qoraal uu soo gaadhsiiyey UCID-Media Group uga mahad […]

Continue reading …
Gudaha Ka Eeg : “ Reer Burco Kubadda Caan Ayay Ku Ahayeen , Markay Kubaddu Idin Dhaafto , Ninkaan Idin Dhaafi Jirine ..” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Koob U Dhigay Kooxaha Kubadda Ee Gobolka Togdheer + Kaftankii Faysal Iyo Dareenkii Reer Burco + Daawo Sawirada

Hargaysa(UCID-Media Group) – Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe  iyo Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo maalmihii u danbeeyay safar shaqo ku joogay Gobolka Togdheer ayaa Koob u dhigay laba kooxood oo ka mida kooxaha kubadda cagta ee Gobolka Togdheer . Ujeedada koobkan ayaa ahayd sidii dhalinyarada loo tusi lahaa in la barbar taaganyahay iyo […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : “ War Ma Haysid Ee UCID Hilaac , Xisbiga Ucid Waa Hilaacay ..” Suldaan Rashiid oo ka mid ah Madax Dhaqameedka Gobolka Sanaag

Daawo Muuqaal : “ War Ma Haysid Ee UCID Hilaac , Xisbiga Ucid Waa Hilaacay ..” Suldaan Rashiid oo ka mid ah Madax Dhaqameedka Gobolka Sanaag

Continue reading …