Home » Archives by category » Wararka (Page 21)
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Kulan Balaadhan La Yeeshay Caawa Waxgaradka Iyo Odayaasha Deegaanka Gobolka Sool + Sawiro

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Kulan Balaadhan La Yeeshay Caawa Waxgaradka Iyo Odayaasha Deegaanka Gobolka Sool . Burco (UCID-Media Group )Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa kulan balaadhan la yeeshay Waxgaradka iyo Odayaasha Deegaanka Gobolka Sool . Kulankan ayaa ujeeddadiisu daarnayd sidii la isugu baraarujin lahaa Diinwaangalinga Soo socota ee […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo Ama Ka Dhegeyso }Shacabka Reer Burco Oo Aan U Kala Hadhin Soo Dhaweenta Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Aqal Iyo Muuqaal +Sawiro

Burco (UCID-Media Group)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeayay Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer . Soo Dhaweenta Gudoomiyaha oo si wayn looga Dareemay Magaalada Burco ayaa ahayd mid aanay Bulshada Reer Burco u kala hadhin, waxaana hor kacayay Badhasaabka Gobolka Maxamed Ibraahim […]

Continue reading …
“Maanta Callanka Somaliland Labba Waddan Oo Kali Ah Ayuu Magaalooyinkooda Ka Taaggan Yahay, Waanna Jabuuti Iyo Itoobiya”Faysal Cali Waraabe”

“Maanta Callanka Somaliland Labba Waddan Oo Kali Ah Ayuu Magaalooyinkooda Ka Taaggan Yahay, Waanna Jabuuti Iyo Itoobiya”Faysal Cali Waraabe” Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Calankii Somaliland oo wadamo badan ka taagnan Jiray wakhtigii Xukumadihii hore dalka Xukumayeen in Dawlada Siilaanyo mudadii ay xilka haysay ku soo […]

Continue reading …
XISBIGA UCID OO SOO JEEDIYEY IN GUDDOOMIYE CIRRO XILKA LAGA XAYUUBIYO MAXKAMADNA LASOO TAAGO(DAAWO).

XISBIGA UCID OO SOO JEEDIYEY IN GUDDOOMIYE CIRRO XILKA LAGA XAYUUBIYO MAXKAMADNA LASOO TAAGO(DAAWO). Hargeysa(UCID-Media Group) Xisbiga UCID ayaa soo jeediyey maanta in xilka laga qaado guddoomiye, Isla mar ahaantaana maxkamad lasoo taago. Sidaana waxaa lagu sheegay shir jaraa’id oo uu maanta xarunta dhexe ee xisbiga UCID uu ku qabtay xoghayaha xidhiidhka gobolada ee xibiga […]

Continue reading …
Xisbiga UCID Oo Xilal Cusub Oo Uu Ku Jiro Xoghayihii Guud Iyo Xilal Kale Magacaabay:-

Xisbiga UCID Oo Xilal Cusub Oo Uu Ku Jiro Xoghayihii Guud Iyo Xilal Kale Magacaabay:- Hargeysa(UCID-Media Group) Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta dhexe ee xisbiga UCID oo uu ku saxeexanyey guddoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay UCID-Media Group ayaa lagu sheegay in guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal […]

Continue reading …
Daawo Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Gabiley

Daawo Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Gabiley   Hargeysa(UCID-Media Group) Musharaxa jagada madaxwayne ee xisbiga UCID  Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada gabiley ee xarunta gobolka gabiley oo ay maanta si rasmi ah uga bilaabantaydiiwaangalinta codbixiyayaasha. Waxaana socdaalkan uu Jamaal Cali […]

Continue reading …
Ninka Xoolaha Ummadda Imika Haysta Haysku Dooran – Waa Waraabe Aad Ku Tidhi Adhiga Ii Raac NIMAAN KUU TUDHEYN YAANU KUU TALIN.

Ninka Xoolaha Ummadda Imika Haysta Haysku Dooran – Waa Waraabe Aad Ku Tidhi Adhiga Ii Raac NIMAAN KUU TUDHEYN YAANU KUU TALIN. Weligay Maan Arag Nin Madaxtinimo U Tartamaya Oo Xoolahii Ummadda Xoog Ku Haysta Dhul, Beero, Iyo Guriyo ah Hanti Ummaddeed oo haddana Ku leh waxaan ahay Murashax Madaxweyne ee i dooro Barwaaqo ayaan […]

Continue reading …
{Hakan Ka Daawo} Muuqaal Dhamays Tiran Xafladii Daahfurka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Ee Gobol Saaxil Iyo Guddoomiye Faysal  Oo Ku Tilmaamay Hogaanka Labada Xisbiga Waddani Iyo Kulmiye Kuwo Socod Barad  Ah

Berbera (UCID-medai Group) Guddomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku sifeeyey hogaamiyeyaasha labada xisbi ee Waddani iyo kulmiye kuwo Socod Barad Ku ah siyaasada Somaliland Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka oo dhamaystiran

Continue reading …
Xaflada Daahfurka Diwaangalinta Codbixiyayaasha Oo Goordhawayd Ka Bilaabmatay Magaalada Berbera+Sawiro

Xaflada Daahfurka Diwaangalinta Codbixiyayaasha Oo Goordhawayd Ka Bilaabmatay Magaalada Berbera+Sawiro Hargeysa(UCID-Media Group )Xaflad lagu daah furayo diiwaangalinta codbixiyayaasha gobolka Saaxil ayaa mardhawayd ka furantay magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil. Xafladan daahfurka ah ayaa ahayd mid lagu kala dirayay shaqaalaha ka hawl galaya goobaha diiwaangalinta ka furmayso. Waxaana furintaanka xafladan ka qayb galay masuuliyiinta xisbiyada, […]

Continue reading …
Waddani Oo Sheegay In Faysal Dil Toogasho Ah Ugu Hanjabay Cirro Iyo Faysal Oo Ka Jawaabay

Waddani Oo Sheegay In Faysal Dil Toogasho Ah Ugu Hanjabay Cirro Iyo Faysal Oo Ka Jawaabay Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka jawaabay hadal shalay ka soo baxay oo ay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani u tafsiileen inuu ugu hanjabay Dil Toogasha ah Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka […]

Continue reading …
War-saxaafadeed Ka Soo Baxay Komishanka Doorashooyinka Qaranka

War-saxaafadeed Ka Soo Baxay Komishanka Doorashooyinka Qaranka. “Guddida Doorashooyinka Qaranku waxay uga mahadnaqayaan saddexda xisbi Qaran iyo Madaxtooyadaba kaalintii wanaagsanayd ee ay ka qaateen hirgelinta diiwaangelinta codbixiyayaasha oo ay ilaa hadda si fiican u wadaan.   Haseyeeshee, waxa soo baxaya cabashooyin isa soo taraaya oo u muuqda olole siyaasadeed oo ay wadaan xisbiyada KULMIYE iyo […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dacwad Uu U Gudbiyay Guddida  Doorashooyinka Qaranka

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dacwad Uu U Gudbiyay Guddida Doorashooyka Qaranka Hargeysa(UCID-Medai Group ) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraab e ayaa ka hadlay dacwad uu u gudbiyay gudida doorashooyinka qaranka somaliland isla markaana uu masuuliyiinta xisbiyada Kulmiye iyo Wadani ku eedeyey inay wadaan olole […]

Continue reading …
{Daawo}Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Labadda Xisbi Ee KULMIYE Iyo WADDANI Uga Diggay Inay Diwaan-galinta Gobolka Saaxil Ay ka Dhigaan Olole iyo kaambayn Iyagoo Isticmaalaya Lacagtii Ummada.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Labadda Xisbi Ee KULMIYE Iyo WADDANI Uga Diggay Inay Diwaan-galinta Gobolka Saaxil Ay ka Dhigaan Olole iyo kaambayn Iyagoo Isticmaalaya Lacagtii Ummada. Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Labadda Xisbi Ee KULMIYE Iyo WADDANI Uga Diggay Inay Diwaan-galinta Gobolka Saaxil Ay ka […]

Continue reading …
Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliyihii Qaybta Boliska Ee Barbera Marxuum Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud Casayr .

Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliyihii Qaybta Boliska Ee Barbera Marxuum Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud Casayr . Barbera (UCID-medai Group)- Waxaa Maanta Aas Qaran loo Sameeyey Taliyihii Qaybta Boliska Barbera Marxuum Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud Casayr oo saaka 10 subaxnimo lagu aasay xabaalaha Gunbur wananood. Aaskan ayaa waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid, Madaxweyne ku xigeenka […]

Continue reading …
DAAWO Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xaalada Berbera Iyo Dablayda La Soo Qabtay Kuna Tilmaamay In Qaranka Lagu Soo Duulay Ee Aan Reer Gaara Loo Jeedin.

DAAWOGuddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xaalada Berbera Iyo Dablayda La Soo Qabtay Kuna Tilmaamay In Qaranka Lagu Soo Duulay ee aan Reer Gaara Loo Jeedin. Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo oo galabta gaadhay magaalada Berbera ee gobolka Saaxiil Ayaa dowlada ku amaanay […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Tacsi U Diray Qoyska Qaraabada iyo Ehelka Ciidanka Booliska Iyo Dhamaan Ciidamada Qaranka Somaliland Dilkii Taliyihii Ciidadanka Booliska Berbera

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة                      لااله الاالله انالله وااناليه راجعون قال الله تعالي (( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !! إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ “وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ […]

Continue reading …
Murashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiyada UCID  Jamaal Cali Xuseen Oo Dalka Ku Soo Laabtay , Kana Hadlay Qodobo Xasaasi Ah + Eeg Sawirada + Dhagayso

Murashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiyada UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Dalka Ku Soo Laabtay , Kana Hadlay Qodobo Xasaasi Ah + Eeg Sawirada + Dhagayso “ Labada Xisbi Ee Waddani Iyo Kulmiye Iyagaa Is Wattay , Doorashadiina Iyaga Is Wattay Oo Isugu Shubayay Oo Xulufo Ayay Ahaayen , Xoolihii Umaddana Labaduba Way Isticmaalayaan ..”   Hargaysa(UCID-Media […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo} Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Kormeeray Diiwaangalinta Codbixiyeyaasha Oo Si Habsami Ah Uga Socota Iyo Sidii Diiranayd Ee Loogu Soo Dhaweeyey Lawyacado.

{Halkan Ka Daawo} Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Kormeeray Diiwaangalinta Codbixiyeyaasha Oo Si Habsami Ah Uga Socota Iyo Sidii Diiranayd Ee Loogu Soo Dhaweeyey Lawyacado. Lawyacado (UCID-Media) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faisal Ali Warabe Oo ay socdaalka ku wehelinayeen Xuseen Al-Isxaaqi Iyo Yusuf Ahmed ayaa maanta socdaal kormeera ah oo […]

Continue reading …
{Hakan Ka Daawo}Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay Dhex Maray Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyaadka Puntland Baaqna U Diray Bulshada Gobolka Sool

{Hakan Ka Daawo }Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay Dhex Maray Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyaadka Puntland Baaqna U Diray Bulshada Gobolka Sool Hargeysa(UCID-Media Group) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ku dhex maray deegaano hoos yimaada gobolka sool ciidamada qaranka Somaliland iyo […]

Continue reading …
Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Guddoomiyaha Xisbiga Ucid; Guddoomiye Ku Xigeenada,  Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo ,Gudida fulinta,Golaha Dhexe Iyo Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة                      لااله الاالله انالله وااناليه راجعون قال الله تعالي (( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !! إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ “وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faisal Ali Warabe Oo Ay Weheliyaan Xuseen Al-Isxaaqi Iyo Yusuf Ahmed Ayaa Socdaal Kormeera Ah Oo Ay Ugu Kuur Galeyaan Habsami U Socodka Hawlaha Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Ku Tagay Maanta Magaalada lowyacado

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faisal Ali Warabe Oo Ay Weheliyaan Xuseen Al-Isxaaqi Iyo Yusuf Ahmed Ayaa Socdaal Kormeera Ah Oo Ay Ugu Kuur Galeyaan Habsami U Socodka Hawlaha Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Ku Tagay Maanta Magaalada lowyacado   Lawyacado (UCID-Media) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faisal Ali Warabe Oo ay socdaalka ku wehelinayeen Xuseen Al-Isxaaqi Iyo Yusuf Ahmed […]

Continue reading …
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Guddida Ictiraaf Raadinta Somaliland Ee Uu Magacaabay Madaxwayne Siilaanyo Oo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe  Qayb Ka Yihiin

{Halkan Ka Daawo Ama Ka Dhegeyso Amba Ka Akhri }Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Guddida Ictiraaf Raadinta Somaliland Ee Uu Magacaabay Madaxwayne Siilaanyo Oo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe  Qayb Ka Yahay:-   Hargeysa(ÚCID-Media Group):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka hadlay guddidii heer qaran ee ictiraaf raadinta […]

Continue reading …
Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Xaalada Dalku marayo Muranka Ka Taagan Dhismaha Dekeda Ceel-Gerdi Iyo Weliba Ololeha Ay Bilaabeen Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddan

Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Xaalada Dalku marayo Muranka Ka Taagan Dhismaha Dekeda Ceel-Gerdi Iyo Weliba Ololeha Ay Bilaabeen Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddan Hargeysa  (UCID-Media Group):- Musharaxa jagada madaxweyne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo soo saaray warsaxaafadeed ayaa ka hadlay xaalada dalku marayo iyo muranka ka taagan Dekedda laga dhisayo deegaanka Ceel-Gerdi iyo weliba […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo}Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Tafaasiil Dheeraad Ah Ka Bixiyey Ujeeddada Wixii Uu Daaranaa & Waxay Isla Meel Dhigeen Kulan Dhex Maray Isbahaysiga Isbedel Doonka Kulmiye

{Halkan Ka Daawo}Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Tafaasiil Dheeraad Ah Ka Bixiyey Ujeeddada Wixii Uu Daaranaa & Waxay Isla Meel Dhigeen Kulan Dhex Maray Isbahaysiga Isbedel Doonka Kulmiye Hargeysa(UCID-Media Group):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday inuu wada hadal […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo} Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Dhaliilo Xoogan U Jeediyay Xisbiyada Kulmiye Iyo Wadani Iyo Waliba Gudida Komishanka Dooroshooyinka Qaranka

{Halkan Ka Daawo} Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Dhaliilo Xoogan U Jeediyay Xisbiyada Kulmiye Iyo Wadani Iyo Waliba Gudida Komishanka Dooroshooyinka Qaranka   Hargeysa(UCID-Media Group ) Masuuliyiinta xisbiga ucid oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskooda ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay Xisbiyada kulmiye iyo Wadani Iyo Waliba Gudida Koomishanka qaranka Somaliland. Waxaana masuuliyiinta ay ku Canbaareeyeen […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo }Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali Guray Ayaa Farta Ku Fiiqay In Wacyigalintii Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Loo Badalay Olole Doorasho:-

{Halkan Ka Daawo }Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali Guray Ayaa Farta Ku Fiiqay In Wacyigalintii Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Loo Badalay Olole Doorasho:- Hargeysa (UCID-Media Group):- Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali Guray ayaa farta ku fiiqay in wacyigalintii diiwaangalinta codbixiyayaasha loo badalay olole doorasho, Xisbiyada Wadani iyo Kulmiye labaduba […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo :Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Ay Ka Xishoodeen In Ay Bulshada Baahan Ee Abaaruhu Ku Habsadeen In Ay Ku Dul Burburiyaan Hanti Badan Iyadoo Dadku Ay Dhibaateesanyihiin .

Halkan Ka Daawo :Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Ay Ka Xishoodeen In Ay Bulshada Baahan Ee Abaaruhu Ku Habsadeen In Ay Ku Dul Burburiyaan Hanti Badan Iyadoo Dadku Ay Dhibaateesanyihiin . Hargeysa (UCID-medai Group) Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Ay Ka Xishoodeen In Ay Bulshada Baahan Ee Abaaruhu Ku Habsadeen In Ay Ku […]

Continue reading …
{HALKAN KA DAAWO}GUDDOOMIYE FAYSAL CALI WARAABE OO DIB UGU SOO GURYO NOQDAY DALKA KANA HADLAY UJEEDADII SAFARKIISA + DHALIILO UU U JEEDIYAY MASUULIYIINTA LABADA XISBI QARAN

{HALKAN KA DAAWO}GUDDOOMIYE FAYSAL CALI WARAABE OO DIB UGU SOO GURYO NOQDAY DALKA KANA HADLAY UJEEDADII SAFARKIISA + DHALIILO UU U JEEDIYAY MASUULIYIINTA LABADA XISBI QARAN Hargeysa(UCID-Media Group) -Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo in muddo ah dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa maanta dib ugu soo guryo noqday magaalada hargeysa. […]

Continue reading …
{HALKAN KA AKHRI AMA KA DHEGEYSO} GUDDOMIYAHA XISBIGA UCID OO SHEEGAY IN XISBIYADA WADDANI IYO KULMIYE KA WADA TIRSAN YIHIIN XUKUMADA KUNA OLOLAYNAYAAN HANTIDII UMADA

{HALKAN KA AKHRI AMA KA DHEGEYSO} GUDDOMIYAHA XISBIGA UCID OO SHEEGAY IN XISBIYADA WADDANI IYO KULMIYE KA WADA TIRSAN YIHIIN XUKUMADA KUNA OLOLAYNAYAAN HANTIDII UMADA Hargeysa (UCID-medai Group ) Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo mudooyinkii u Dambeyaayba Safar Shaqo ugu maaqnaa dalka dibadisa ayaa dib ugu soo laabtay dalka […]

Continue reading …
Gobaha Deldelnaa Ee Aan Laga Codayn Jirin Waxanu Si cad U Sheegnay In Ay Tahay Dembi Laga Galay Muwaadiniinta Ku Nool Degaankaasi Xeebta.

Gobaha Deldelnaa Ee Aan Laga Codayn Jirin Waxanu Si cad U Sheegnay In Ay Tahay Dembi Laga Galay Muwaadiniinta Ku Nool Degaankaasi Xeebta. @ QUFULKII Lixdaa Goobood ku Xidhna UCID Ayaa Jabisey @ Borams (UCID-medai Group ) Xisbiga UCID waxaa uu shay ka Badheedhay Lix goobood oo Mudo 13 Sano ah aan helin Xaqii uu […]

Continue reading …