Home » Archives by category » Wararka (Page 2)
Xoghayaha Arimaha Gudaha Ucid Mr Ramaax oo Ka hadlay Xaalada Berbera iyo Arimo Badan Oo Xasaasi Ah

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Somaliland Ee Xisbiga UCID Mudane Maxamuud Cali Saleebaan #Ramaax Oo Ka Dayriyey Xaalada Nololeed Ee Bulshada Reer Berbera, Oo Uu Sheegay In Ay Dadbadani Iskaga Haajireen Mashariicda Ka Socta Oo Uu Tilmaamay In Ay Cid Gaar Ahi Manafacadsato Iyo Sida Reer Berbera Uga Qatan […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Mudane Eng  Faysal Cali Xuseen Iyo  Mas’uuliyiintii Ku Wehlinaysay Safarka Cibaadada Ee  Ay Ku Tegeen Dalka Sacuudiga

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Iyo  Mas’uuliyiintii Ku Wehlinaysay Safarka Cibaadada Ee Ay Ku Tegeen Dalka Sacuudiga Iyaga Oo Soo Cimraysanaya Waxay Caawa Gaadheen Magaalladda Barakaysan Ee Maka Al-mukarama, Si Ay U Gutaan Waajibaadka Cimradda. Guddoomiyaha Waxaa Safarka Cibaadaysiga Ee Ay Ku Joogaan Masjidka Xaramka Ku Wehliya Dr Cali […]

Continue reading …
Hogaanaka Xisbiga Ucid Iyo Xisbiga Kulmiye Oo  Ka Warbixiyaay Kulano ay Magalada Nairobi Kula Soo Yeeshen Madax Kala Duwaan Iyo Safiirada Dawladaha Somaliland Ka Taageera Doorashooyinka

Hargeysa (UCID-Media Group)Hogaanaka Xisbiga Ucid Iyo Xisbiga Kulmiye Oo Ka Warbixiyaay Kulano ay Magalada Nairobi Kula Soo Yeeshen Madax Kala Duwaan Iyo Safiirada Dawladaha Somaliland Ka Taageera Doorashooyinka

Continue reading …
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay kulankii magaalada Nairobi

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay kulankii magaalada Nairobi ku dhexmaray weftiga somaliland iyo hogaamiyaha xisbiga waddajir ee soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayey shir jaraa’id oo ay ku qabteen Nairobi ayaa yidhi “Hogaamiyaha mucaaridka ah ee Waddajir iyo kuwa kalaba […]

Continue reading …
Xukuumadu way ku guul darsatay inay wax ka qabato sicir bararka aafeeyey Ummadda

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa ugu baaqay golaha Xukuumadu in ay baneeyaan kuraarasta maadaama ay ku fashilmeen oo aanay dalkan ka sabata bixin karin xaaladaha adag ee dhaqaale Iyo amni iyo duruufaha qalafsan ee ummaddani la daalaa dhacayso

Continue reading …
Daawo :- ” Waa Wax Lala Yaabo In Xisbi  Mucaarada Oo Ay Ahyad Inuu Miiska Ugaraaco Inay Doorasho Dhacdo Inuu Maanta Ku Baaqo In Doorashada Laga Hor Yimaado ” Xoghayaha Guud Ee  Xisbiga Ucid. Eng Ahmed Duale

Hargeysa UCID-Media Group Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Eng Axmed Ducaale Oo Qoddobo Badan Oo Xasaasi Ah Ka Hadlay ” Waa Wax Lala Yaabo In Xisbi Mucaarada Oo Ay Ahyad Inuu Miiska Ugaraaco Inay Doorasho Dhacdo Inuu Maanta Ku Baaqo In Doorashada Laga Hor Yimaado ” Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid. Eng Ahmed Duale

Continue reading …
Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Barnamijka Lagu Magacaabo Daryeel Oo  Lagu Dabgalayo Wasaaradaha Dawlada Iyo Shirkadaha Gaarka Loo Leeyey……..

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Barnamijka Lagu Magacaabo Daryeel Oo Lagu Dabgalayo Wasaaradaha Dawlada Iyo Shirkadaha Gaarka Loo Leeyey……..

Continue reading …
Somaliland political parties leaders Met with Former Prime Minister of Kenya Raila Amolo Odinga at his offices in Capital Hill Square Nairobi.

Somaliland political parties leaders Met with Former Prime Minister of Kenya Raila Amolo Odinga at his offices in Capital Hill Square Nairobi. Hargeysa (UCID-Media Group) Somaliland political parties leaders met with Former Prime Minister of Kenya Raila Amolo Odinga at his offices in Capital Hill Square,Nairobi. They discussed improving Somaliland and Kenya’s cooperation in trade […]

Continue reading …
Somaliland Political Leaders attended two meetings at the Embassy of Switzerland and Canada and met with Switzerland

Somaliland Political Leaders attended two meetings at the Embassy of Switzerland and Canada and met with Switzerland Hargeysa (UCID-Media Group) Somaliland Political Leaders attended two meetings at the Embassy of Switzerland and Canada and met with Switzerland head of Horn of Africa Siro Beltrametti and Canadian High Commissioner, Lisa Stadelbauer respectively. During the meeting they […]

Continue reading …
Somaliland political parties leaders Met with IGAD Special Envoy for Somalia and the Red Sea Dr Mohammed Ali Guyo in Nairobi.

Hargeysa (UCID-Media Group) Somaliland political parties leaders Met with IGAD Special Envoy for Somalia and the Red Sea Dr Mohammed Ali Guyo in Nairobi.During the meeting, Somaliland delegation and IGAD Special Envoy for Somalia and The Red Sea discussed a wide range of issues pertaining to development projects, security and the talks between Somaliland and […]

Continue reading …