Home » Archives by category » Xulashada Wararka Xisbiga UCID (Page 9)
Daawo Muuqaal : Abwaan Reer Burco Ah Oo Gabay U Tiriyay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Dareenka Gudoomiye Faysal .

Daawo Muuqaal : Abwaan Reer Burco Ah Oo Gabay U Tiriyay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Dareenka Gudoomiye Faysal .    

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Hor-Dhaca Xaflad Balaadhan Oo Xisbiga Ucid Magaalada Burco Ugu Qabtay Taageerayaal Baaxad Leh Oo Ku Soo Biiray.

Daawo Muuqaal : Hor-Dhaca Xaflad Balaadhan Oo Xisbiga Ucid Magaalada Burco Ugu Qabtay Taageerayaal Baaxad Leh Oo Ku Soo Biiray.      

Continue reading …
Halkan Ka Daawo Dood Loo Qabtay Xisbiyada Somaliland UCID,Kulmiye Iyo Wadani Oo Isagu Dooddaa Ka Muquurtay.

Halkan Ka Daawo Dood Loo Qabtay Xisbiyada Somaliland UCID,Kulmiye Iyo Wadani Oo Isagu Dooddaa Ka Muquurtay. Hargeysa (UCID-Media Group) Doodadan Ayaa Waxay Ku saabsanayd heshìiska Maalgashi ee Dekedda Berbera dekedda Berbera oo dhowaan dalka isu-tagga Imaaraadka Carabta ay ku kala saxeexdeen dawladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta iyo xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland. Doodan ayaa waxaa ka qayb galay […]

Continue reading …
Wafti Culus Oo Uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Xisibiga UCID Oo Ku Foole Xarunta Gobolka Togdheer Ee Burco Iyo Ujeeddada Socdaalka Weftiga.

Wafti Culus Oo Uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Xisibiga UCID Oo Ku Foole Xarunta Gobolka Togdheer Ee Burco Iyo Ujeeddada Socdaalka Weftiga. Burco (UCID-Media Group) Ilaa maalintii Shaley ayaa magaalada Burco ee xarunta gobolka togdheer waxaa laga dareemayey qaban qaabada xaflad lagu soo dhaweynayo taageerayaal cusub oo cuddud iyo miisaanba ku leh gobbolada Sool, Sanaag, Saraar, Togdheer […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Waxa Uu  Tacsi Tiiraanyo Leh Diraya Eheladii, Qarabaadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Marxuun  Axmed Cali Maxamed Oo Magaalada Burco Ku Geeriooday

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة                      لااله الاالله انالله وااناليه راجعون قال الله تعالي (( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !! إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ “وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Laanta Sweden Ee Xisbiga Mucaaradka UCID Oo Guud Ahaan Shacabka Reer Somaliland Ku Hambalyeeyey Munaasibadda 18-May Awgeed.

Guddoomiyaha Laanta Sweden Ee Xisbiga Mucaaradka UCID Oo Guud Ahaan Shacabka Reer Somaliland Ku Hambalyeeyey Munaasibadda 18-May Awgeed.   Stockholm,(UCID-Media Group)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Ee Laanta Sweden, Dr Ibrahim Cali Kirih [Faacuul], ayaa Guud Ahaan Shacabka Reer Somaliland KuHambalyeeyey Munaasibadda Maalinta Qaranimada Somaliland 18-May . Guddoomiye Dr Ibraahim Cali kirih  ayaa sidan ku sheegayqoraal uu […]

Continue reading …
Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Munaasibadda Xuska 18 May Kala Qeyb Galay Shacabka Reer Awdal + sawiro

Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Munaasibadda Xuska 18 May Kala Qeyb Galay Shacabka Reer Awdal + sawiro Borama (UCID-medai Group) Wafti uu hogaaminayo Guddoomiye ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Ucid mudane Maxamuud Cali Muuse (Jiir) isla markaana ay xubno ka ahaayeen Xoghayaha Warfaafinta Ucid Mudane Yuusuf Kayse C/laahi, Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada C/qani Salaf iyo Xubno kale […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Hussein Oo Hambalyo U Diray Guud Ahaan Shacabka Somaliland

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Hussein Oo Hambalyo U Diray Guud Ahaan Shacabka Somaliland Hargeysa (UCID-Media Group)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa hambalyo u diray guud ahaan shacabka Somaliland munaasibadda Xuska 18 May awgeed. War-murtiyeed kooban oo uu Guddoomiyuhu ka soo saaray magaalada Hargeysa, ayuu umadda Somaliland ugu rejeeyay in ay […]

Continue reading …
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Ujeedka Safar Uu Ku Tagay Dalka Dibadiisa, Wareejinta Dekeda Berbera, Maamul Goboleed Gobolka Sanaag Lagaga Dhawaaqay Iyo Arimo Kale+Sawiro Iyo Muuqaal

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Ujeedka Safar Uu Ku Tagay Dalka Dibadiisa, Wareejinta Dekeda Berbera, Maamul Goboleed Gobolka Sanaag Lagaga Dhawaaqay Iyo Arimo Kale+Sawiro Iyo Muuqaal Hargeysa(UCID-Media Group):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maalmihii u danbeeyeyba safaro shaqo  ugu maqnaa dalka dibadasiii […]

Continue reading …
Gudaha Ka Eeg :Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Kana Hadlay Qodobo Xasaasi Ah + Daawo Sawirada

Gudaha Ka Eeg :Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Kana Hadlay Qodobo Xasaasi Ah + Daawo Sawirada Hargaysa(UCID-Media Group)- Guddomiyaha XIsbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa saaka dib ugu soo laabtay dalka ka dib safaroo uu ugu maqnaa dalka dibaddiisa . Waxaana Guddoomiyaha Magaalada Hargaysa […]

Continue reading …
Gudaha Ka Eeg :Xaflad Casho Sharaf Ah Oo Lagu Sagootinayo Guddoomiyaha Ucid Oo Xalay Ka Dhacday London + Sawiro:-

Gudaha Ka Eeg :Xaflad Casho Sharaf Ah Oo Lagu Sagootinayo Guddoomiyaha Ucid Oo Xalay Ka Dhacday London + Sawiro:- Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga ucid laantiisa Uk ayaa xaflad casho sharaf oo lagu soo dhawaynayey Xubno Cusub oo misaan ku leh Gayiga Somaliland ku soo dhaweyey Xafladan oo ka duwan xafladahii hore ayaa waxa goobta lagu […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo Wareysi Gaar ah} Guddomiyaha Xisbiga-UCID Oo Si Mug Leh Uga Hadlay Heshiiska Dekedda Berbera Ee Dhex Maray Somaliland Iyo Imaraadka Carabta Kuna Tilmamay Heshiis Taariikhiya Oo Dhaqaalaha Iyo Siyaasadda Wadanka Wax Badan Ka Tari Doona.

{Halkan Ka Daawo Wareysi Gaar ah} Guddomiyaha Xisbiga-UCID Oo Si Mug Leh Uga Hadlay Heshiiska Dekedda Berbera Ee Dhex Maray Somaliland Iyo Imaraadka Carabta Kuna Tilmamay Heshiis Taariikhiya Oo Dhaqaalaha Iyo Siyaasadda Wadanka Wax Badan Ka Tari Doona. Hargeysa (UCID-Media Group):- {Halkan Ka Daawo Wareysi Gaar ah} Guddomiyaha Xisbiga-UCID Oo Si Mug Leh Uga Hadlay […]

Continue reading …
Halkan Ka  Daawo:Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Xisbiga UCID  Cabdiqaadir Ibrahim Salaf Kabtanka Oo Dadweynaha Ku Gobolka Moroidi jeex Ku Dhiiri Galiyey In Ay Qaataan Kaadhka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha

Halkan ka Daawo:Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Xisbiga UCID Cabdiqaadir Ibrahim Salaf Kabtanka Oo Dadweynaha Ku Gobolka Moroidi jeex Ku Dhiiri Galiyey In Ay Qaataan Kaadhka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha

Continue reading …
GUDDOOMIYAHA UCID EE MA DAALAHA AH ENG FAISAL ALI HUSSEIN OO SHEFIELD U IMANAYA HAWLIHII ICTIRAAFKA ISAGOO MARTIQAAD KA HELAY GOLEHA DEGAANKA SHEFIELD :

GUDOOMIYAHA UCID EE MA DAALAHA AH ENG FAISAL ALI HUSSEIN OO SHEFIELD U IMANAYA HAWLIHII ICTIRAAFKA ISAGOO MARTIQAAD KA HELAY GOLEHA DEGAANKA SHEFIELD : Hargeysa (UCID-Media Group)Guddoomiyahani waa gudoomiye u heelan danta qarnka Somaliland oo ay ku suntantay jeceylka uu dalka hooyo u qabo , waa dal loo dhibay isaga aawadii waa dal loo xidhay […]

Continue reading …