Home » Archives by category » Xulashada Wararka Xisbiga UCID (Page 8)
Bulshada Deegaanka Qotton-Dabo Ee Gobolka Maroodijeex Oo Muujiyay Taageerada Lixaad-Ka Leh Ee Ay U Hayaan Hogaamiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Qeyb Galay Caleemo Saarka Suldaan Sakariye Suldaan Galaal + Sawiro

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa maanta Deegaanka Qotton-Dabo Ee Gobolka Maroodijeex kaga qeyb galay Caleemo Saar loo Sameeyay Suldaan Sakariye Suldaan Maxamed C/laahi Galaal . Gudoomiyuhuu Markii uu gaadhay Deegaankaasi ayaa waxaa bulshada Deegaankaasi ay kaga hor tageen meel ka durugsan Magaalada Qotton-dabo, iyagoo halkaasna kaga soo galbiyay kolonyo gaadiid ah iyo […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Yuusuf Ibraahin Googooye Oo Kulamo La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Madax Dhaqameedka Deegaanka Togdheer Oo U Diyaara In Ay Ku Soo  Biiraan Xisbiga UCID

Halkan Ka Daawo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Yuusuf Ibraahin Googooye Oo Kulamo La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Madax Dhaqameedka Deegaanka Togdheer Oo U Diyaara In Ay Ku Soo Biiraan Xisbiga UCID Burco (UCID-Media Group ) Halkan Ka Daawo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Yuusuf Ibraahin Googooye Oo Kulamo La Qaatay Qaar […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo Xoghayaha Guud  Ee Xisbiga  UCID Oo Ka Xog Waramay Socdaaladii Ay Ku Tageen Gobolka-Sanaag Iyo Hawsha Baaxada Weyn Ee U Taal Ee Uu Hadda Guddo Galay.

Halkan Ka Daawo Xoghayaha Guud  Ee Xisbiga  UCID Oo Ka Xog Waramay Socdaaladii Ay Ku Tageen Gobolka-Sanaag Iyo Hawsha Baaxada Weyn Ee U Taal Ee Uu Hadda Guddo Galay.   Hargaysa (UCID-medai Group )Halkan Ka Daawo Xoghayaha Guud  Ee Xisbiga  UCID Oo Ka Xog Waramay Socdaaladii Ay Ku Tageen Gobolka-Sanaag Iyo Hawsha Baaxada Weyn Ee […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : “ Shirka Golaha Dhexe Waxaa Qaban Karaa Guddida Fulinta Oo Qudha, Mar Haddii Uu Dib U Dhacay ..” Afhayeenka Guud Ee Xisbiga UCID Maxamed Xasan Shabaash .

Daawo Muuqaal : “ Shirka Golaha Dhexe Waxaa Qaban Karaa Guddida Fulinta Oo Qudha, Mar Haddii Uu Dib U Dhacay ..” Afhayeenka Guud Ee Xisbiga UCID Maxamed Xasan Shabaash .      

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ucid Oo Bogaadiyay Shacabka Reer Sanaag Sidoo Kalena Ka Hadlay Isku Daygii Inqilaab Ee Turkiga

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ucid Oo Bogaadiyay Shacabka Reer Sanaag Sidoo Kalena Ka Hadlay Isku Daygii Inqilaab Ee Turkiga      

Continue reading …
Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Khibrad Iyo Xeel Dheeri Siyaasaddeed Ka Muuqato Uga Hadlay Xafladii Daahfurka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Gobolka Sanaag

Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Khibrad Iyo Xeel Dheeri Siyaasaddeed Ka Muuqato Uga Hadlay Xafladii Daahfurka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Gobolka Sanaag Ceerigaabo (UCID-Media Group)Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Khibrad Iyo Xeel Dheeri Siyaasaddeed Ka Muuqato Uga Hadlay Xafladii Daahfurka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Gobolka […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Ka Qeyb Galay Xafladda Daah-Furka Diinwaangalinta Gobolka Sanaag + Sawiro

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta ka qeyb galay Xafladda Daah-furka Diinwaangalinta Gobolka Sanaag oo maanta ka dhacday Beerta Xorriyadda ee Ceerigaabo . Waxaana Munaasibaddan ka soo qeyb galay Madxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C/raxman Saylici, Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka C/qadir Aadan, Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Madaxda Axsaabta, Wasiiro iyo […]

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Soo Gaadhay Ceerigaabo Isla Markaana Fariin U Diray Komishanka Doorashooyinka + Sawiro

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa Goor dhawayd soo gaadhay Magaalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag . Gudoomiyaha ayaa intii aanu soo gaadhin Ceerigaabo, waxaa uu soo maray Deegaanno kala duwan sida gar-adag, Ceel-Afwayn, Yufle iyo Deegaano kale, waxaanu dhamaantood kala kulmay soo dhaweemo ay soo abaabuleen Dadka Deegaanku . […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Eng.Faysal Cali Waraabe Oo Guddoomiye  Cusub U  Magacaabay G0b0lka Saaxil

Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Eng.Faysal Cali Waraabe Oo Guddoomiye  Cusub U  Magacaabay G0b0lka Saaxil   Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Eng.Faysal Cali Waraabe waxa uu magacaabay Guddoomiya Gobolka Saaxil, ka dib markii uu la tashaday guddida fulinta isla markaana uu arkay baahida loo qabo buuxinta jagada guddoomiyenimada ee gobolka […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Masuuliyiinta Xisbiga UCID Ee Gobolka Sool Oo Agab Ciyaareed Gudoonsiiyay Kooxaha Heerka Kowaad Ee Ka Dhisan Laascaanood .

Daawo Muuqaal : Masuuliyiinta Xisbiga UCID Ee Gobolka Sool Oo Agab Ciyaareed Gudoonsiiyay Kooxaha Heerka Kowaad Ee Ka Dhisan Laascaanood .      

Continue reading …
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Oo Maanta Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Hargaysa + Sawiro

Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa Soo Dhaween Diiran loogu sameeyay Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Yuusuf Ibraahim (Googooye) . Waxaana Madaarka kaga hor-tagay kuna soo dhaweeyay dalka Qaar ka mid ah Masuuliyiinta sar-sare ee Xisbiga UCID . Ugu horeen waxaa Halkaasi kalmado kooban oo soo dhaween ah ka yidhi Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga UCID Yuusuf Kayse […]

Continue reading …
Daawo Sawirada : Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Salaadii Ciida Soon-Fureed Kula Tukaday Shacbiga Caasimadda Garoonka Kubadda Masallaha Ee Hargaysa .

Gudoomiyaha Xisiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Salaadii Ciida Soon-fureed kula tukaday Shacbiga Caasimadda Hargaysa Garoonka Kubadda Cagta Ee Masallaha . Waxaana Gudoomiyaha Wehelinayay Masuuliyiinta ay ka mid yihiin Gudoomiyaha Xisbiga UCID Ee Dalka Norway Mudane C/xakiin Ismaaciil  , Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga UCID Yuusuf Kayse C/laahi . Gudoomiyaha ayaa Shacbiga Islaamka Gaar […]

Continue reading …
{Halkan Ka daawo}Guddmiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Caddalada iyo Daryeelka Somaliland  (UCID) Eng Faysal Cali Waraabe Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Ummada Islaamkaba Ugu Hambalyeeyey Munaasibada Ciidal Fidriga.

{Halkan Ka daawo}Guddmiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Caddalada iyo Daryeelka Somaliland Eng Faysal Cali Waraabe Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Ummada Islaamkaba Ugu Hambalyeeyey Munaasibada Ciidal Fidriga. Hargaysa (UCID-Media Group) Guddmiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Caddalada iyo Daryeelka Somaliland (UCID) Eng Faysal Cali Waraabe Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Ummada Islaamkaba Ugu Hambalyeeyey Munaasibada Ciidal […]

Continue reading …
Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid Oo Hambalyo Iyo Bogaadin U Dirayaa Shacbiga Somaliland Meel Kasta Oo Ay Joogaan Gudo Iyo Debedba Iyo Guud Ahaanba Shucuubta Islaamka, Munaasibadda Ciida Barakaysan,Ee Ciidal Fidriga Awgeed ,

Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid Oo Hambalyo Iyo Bogaadin U Dirayaa Shacbiga Somaliland Meel Kasta Oo Ay Joogaan Gudo Iyo Debedba Iyo Guud Ahaanba Shucuubta Islaamka, Munaasibadda Ciida Barakaysan,Ee Ciidal Fidriga Awgeed , Hargaysa(UCID-Media Group)- Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Iyo Hogaanka Xisbiga UCID, Guddida    Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha Xisbiga […]

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Deeqo Gaadhsiiyay Xarunta Agoomaha Iyo Dhakhtarka Wayn Ee Hargaysa + Sawiro

Xisbiga UCID ayaa maanta Deeqo kala duwan gaadhsiiyay xarunta agoomaha Hargaysa iyo Cusbitaalka guud ee Magaalada Hargaysa, qeybta dhimirka . Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga ayaa Deeqdaasi ku wareejiyay xarumaha kala duwan . Deeqdan ayaa waxaa ay isugu jiray Xoolo nool iyo Dharkii Ciida […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Tog-Dheer Oo Agab Ciyaareed Gudoonsiiyay Qaar Ka Mid Ah Kooxaha Kubadda Cagta Gobolkaasi .

Daawo Muuqaal : Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Tog-Dheer Oo Agab Ciyaareed Gudoonsiiyay Qaar Ka Mid Ah Kooxaha Kubadda Cagta Gobolkaasi .      

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Dhagax Dhigay Riigii Banka Qoolcaday + Sawiro

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta ka qeyb galay Munaasibad lagu dhagax dhigay Riig Biyo ka soo saari doona Banka Qoolcaday . Riigan oo qeyb ka ah Mashruuca Banka Qoolcaday ee ay maalgalinayso Hay’adda SDF ee horumarinta Somaliland . Waxaa sidoo kale Madashan ku sugnaa Wasiiro, Madax Dhaqameed iyo Madax Ka socotay […]

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xil-Ka Qaadis Sameeyay .

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xil-Ka Qaadis Sameeyay .  

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Caawa Ka Qeyb Galay Kulan Dhex Maray Axsaabta Somaliland Iyo Safiiro Ka Socday Dawladda Jarmalka + Sawiro

Kulankan caawa oo ahaa casho sharaf ka dhacday Ambasador Hotel Ee Magaalada Hargaysa ayaa waxaa ka soo qeyb Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Dhigiisa labada Xisbi Ee Kulmiye Iyo Waddani, Waxaa iyaguna kulankan ku sugnaa Wafti ay hogaaminayso Safiirka cusub ee Jarmalku u soo magacaabay Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Jutta Frasch, oo […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : “ Mashruuc-Ba La Qaatay La Yidhaa Xisbiga Ucid Wuu Is Haystaa, Xisbi Is Haystaana Ma Jiro ..” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Qodobo Badan Bayaamiyay .

Daawo Muuqaal : “ Mashruuc-Ba La Qaatay La Yidhaa Xisbiga Ucid Wuu Is Haystaa, Xisbi Is Haystaana Ma Jiro ..” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Qodobo Badan Bayaamiyay .        

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Dalka Sweden  Ibraahim Cali Kirix (Faacuul) Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa +Sawiro

  Gudoomiyaha Xisbiga UCID Ee Dalka Sweden Ibraahim Cali Kirix (Faacuul) ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Dalka . Waxaana soo dhaweenta Masuulkan ka qeyb qaatay Masuuliyin sar-sare oo ka tirsan Xisbiga UCID . Waxaana ugu horen halkaasi kalmado soo dhaween ah ka yidhi Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada C/qani Salaf iyo Xoghayaha Warfaafinta Yuusuf Kayse […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Khudbad Taariikhi Ah Ka Jeediyay Munaasibadii Lagu Xusayay 39-Guuradii Ka Soo Wareegtay Markii Xornimada La Soo Noqotay Jabuuti Oo Hargaysa Lagu Xusay .

  Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Khudbad Taariikhi Ah Ka Jeediyay Munaasibadii Lagu Xusayay 39-Guuradii Ka Soo Wareegtay Markii Xornimada La Soo Noqotay Jabuuti Oo Hargaysa Lagu Xusay .    

Continue reading …
War-Galin : Xisbiga Ucid Oo Maalinta Arbacada Dalka Ku Soo Dhaween Doonaa Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Dalka Sweden  Ibraahim Cali Kirix (Faacuul) .

War-Galin : Xisbiga Ucid Oo Maalinta Arbacada Dalka Ku Soo Dhaween Doonaa Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Dalka Sweden  Ibraahim Cali Kirix (Faacuul) .  

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Qeyb Galay Shir Saddex Geesood Ah Oo Ka Dhacay Madaxtooyada, Sidoo Kalena Ka Hadlay Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Golaha Wakiilada In La Kala Qaadayo Iyo In Kale + Sawiro

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka qeyb galay Kulan saddex geesood ah oo dhex maray Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Shir-gudoonka Golaha Wakiilada iyo Madaxda Axsaabta Qaranka kaas oo ka qabsoomay Xarunta Qasriga Madaxtooyada Somaliland . Ujeeddada kulankan ayaa daarnaa sidii looga wada hadli lahaa Diinwaangalitna ka bilaabmi doontaa […]

Continue reading …
“Shacabka Reer Somaliland Way Ku Qaylinayaan Xataa Hadii Laylatul Qadri Uu U Yimaado” Guddomiyaha Xisbiga UCID

“Shacabka Reer Somaliland Way Ku Qaylinayaan Xataa Hadii Laylatul Qadri Uu U Yimaado” Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe. Hargeysa (UCID-Media Group) Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Xubno Ka Mid Ah Madaxda Xisbiga UCID . Xoghayaha Arimaha Bulshada Md Cabdiraxmaan Axmed Cali , Xoghayaha Guddda Fulinta Md. Axmed Quick. Xidhidhiyaha lamaha […]

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xalay Xarunta Madaxtooyada Somaliland Kaga Qeyb Galay Xuska 26 June + Sawiro

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka Ee UCID Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada kaga qeyb galay Xuska sannad guuradii 56-aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland xorriyadda ka qaadatay maxmiyadda ingiriiska, 26 June Ee Sannadkii 1960-kii . Munaasibadda Xuskan oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Somaliland ayaa sidoo kale waxaa madasha Xuskan ku […]

Continue reading …
“ Xukuumadda Waxaan Leeyahay, Waa In Aad Ku Sii Daysaan Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Berbera Rooda Axmed Yaasiin 48 Saacadood Gudahood ..” Xoghayaha Warfaafinta Ucid Yuusuf Kayse .

Waxaa xabsiga loo taxaabay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasin iyadoo safar kaga timid Gobolka Saaxil, kuna soo jeeday Magaalada Hargaysa . Laba Ruux oo la socday Masuulkan ayaa lagu xidhay Xabsiga Dhexe ee Hargaysa, Halka Gudoomiye Rooda Axmed Yaasin aan la garanayn Meel lagu xidhay . Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID […]

Continue reading …
Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Iyo Murashax Waris Dhoobaale Oo Agab Ciyaareed Ku Wareejiyay Kooxaha Kubadda Ee Deegaanka Gogol Wanaag + Sawiro

Murashax Waris Dhoobaale oo ka mid murashaxiinta Xisbiga UCID Ee Gobolka Maroodijeex ee tartami doontaa Doorashooyinka Golaha Wakiilada oo ay Weheliyeen Saraakiil sare oo ka tirsan Xisbiga UCID  ayaa maanta socdaal ku gaadhay Deegaanka Gogol-Wanaag Ee Duleedka Galbeed ee Hargaysa . Masuuliyiinta waftigani hor kacaysay ayaa waxaa ka mid ahaa Gudoomiyaha Xisbiga UCID Ee Gobolka […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Si Mug Leh U Sharaxay Saameenta Ay Somaliland Ku Yeelanayso Go’aankii Dalka Uk Kaga Go’ay Midawga Yurub, Sidoo Kalena Ka Hadlay Xuska 26-June .

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Si Mug Leh U Sharaxay Saameenta Ay Somaliland Ku Yeelanayso Go’aankii Dalka Uk Kaga Go’ay Midawga Yurub, Sidoo Kalena Ka Hadlay Xuska 26-June .      

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ururrada Bulshada Rayidka Ah + Sawiro

Gudomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali waraabe ayaa Maanta kulan albaabadu u Xidhan yihiin kula Qaatey Xarunta Guud ee Xisbiga UCID Ururada Bulshada Rayid ah . Kulankan ayaa waxaa lagu lafa-guray qodobo dhawara oo ay ugu muhiimsanayd sidii Doorashadu wakhtigeeda u Dhici lahayd  . Sidoo kale waxaa lagu soo qaaday Kulankan isla markaana lagu naaqishay Caqabadaha […]

Continue reading …