Home » Archives by category » Xulashada Wararka Xisbiga UCID (Page 7)
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Fuliyay Ballan-Qaadkii Uu Ka Sameeyay Xafladii Wan-Qalka Degmada Cusub Ee Balli-Mataan, Isla Markaana Lacag Dhan 5000 Dollar Ku Wareejiyay Guddida Horumarinta Degmada Balli-Mataan + Sawiro

  Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Caawa si rasmi ah ugu wareejiyay Guddida Horumarinta Degmada Balli-Mataan Lacag Dhan 5000, Dollar . Lacagtan ayaa ahayd tii uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ka ballan qaaday Xafladda Wan-qalka Degmada Balli-mataan ee uu kaga qeyb qaadanayay  dhismaha Degmadan . Guddida ayaa uga mahad-naqday […]

Continue reading …
“Qaranimadeeni  Waxay  Soomaliya Inagaga Tagtay Si Fudud Oo Aqoondarro ah,Ictiraaf keennu Wuxuu Ku Xidhan Yahay Inaynu Ku Midowno Lasoo Noqoshada Oo Aan Reerna Inagga Maqnaan

Halkan Ka Daawo Qudbad Aad U Qiiro Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu Jeediyey Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah Eng Faysal Cali Waraabe “Qaranimadeeni Waxay Soomaliya Inagaga Tagtay Si Fudud Oo Aqoondarro ah,Ictiraaf keennu Wuxuu Ku Xidhan Yahay Inaynu Ku Midowno Lasoo Noqoshada Oo Aan Reerna Inagga Maqnaan,Mararka Qaar Waxan Is Idhaahdaa Maad dhalatid 1990-kii”. […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Xisbiga UCID Oo Xaflad U Qabtay Garabbada Haweenka Ee Degmooyinka Maxamed Mooge Iyo Maxamuud Haybe Ee Xisbigaasi  + Sawiro

Daawo Muuqaal : Xisbiga UCID Oo Xaflad U Qabtay Garabbada Haweenka Ee Degmooyinka Maxamed Mooge Iyo Maxamuud Haybe Ee Xisbigaasi  + Sawiro      

Continue reading …
Daawo Muuqaal : “ Madaxweynahuna Waa Nelson Mandela-Heena Aynu Si Fiican U Sagootinno .., “ Khudbadi Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ka Jeediyay Xafladii Ku Dhawaaqida Codsiga Saxeexa Taageeridda Aqoonsiga Somaliland .

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibad ka dhacday hotel Maansoor ee magaalada hargeysa, isla markaana lagu soo bandhigayay tirada dadka taageersan inay beesha caalamku aqoonsato dawlada Somaliland .     Halkan Hoose ka daawo Muuqaalka      

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbad Qiimo Badan U Jeediyay Ardaydii Maanta Ka Qalin Jabisay Jaamacadda Golis .

  Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbad Qiimo Badan U Jeediyay Ardaydii Maanta Ka Qalin Jabisay Jaamacadda Golis .      

Continue reading …
Khudbad Dhameystiran : Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbadii Ugu Saameenta Badnayd Ka Jeediyay Xafladii Daah-Furka Diinwaangalinta Gobolka Sool .

Khudbad Dhameestiran : Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbadii Ugu Saameenta Badnayd Ka Jeediyay Xafladii Daah-Furka Diinwaangalinta Gobolka Sool . Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbadii Ugu Saameenta Badnayd Ka Jeediyay Xafladii Daah-furka Diinwaangalinta Gobolka Sool . Khudbaddan ayaa ahayd mid si wayn ay ula dhaceen Bulshada Reer Laascanood, aad-na u ruxday . […]

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga UCID  Oo Markii Labaad U Hoyday Gudaha Magaalada Laascaanood

Gudoomiyaha XIsbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa habeenkii xalay ahaa u hoyday Gudaha Magaalada Laascaanood . Waxaanay noqonaysaa Markii labaad ee Gudoomiyuhu u hoydo, iyadoo uu safarkii uu hogaaminayay ee la baxay Socdaalkii Nabadda iyo Mideenta Somaliland uu sidan oo kale ugu hoyday Laascaanood . Gudoomiye Faysal Cali Waraabe waa Markii Shanaad ee uu […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Khudbad Taariikhi Ah Ka Jeediyay Shir Balaadhan Oo Loo Qabtay Madax Dhaqameedka Reer Sool.

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Khudbad Taariikhi Ah Ka Jeediyay Shir Balaadhan Oo Loo Qabtay Madax Dhaqameedka Reer Sool.      

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Soo Dhaweemo Balaadhan Kala Kulamay Deegaannada Gobolka Sool + Sawiro

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Deegaanka Adhi-Cadeeye ee Gobolka Sool . Waxaana Gudoomiyaha kaga hor tagay Duleedka Magaalada Adhi-Cadeeye Qeybaha bulshada kala duwan sida Madax Dhaqameed, Haween Iyo Dhalinyaro, kuwaas oo kor u lulay caleemo qoyan, kuna dhawaaqayay Ereyo muujinaya kalgacalka ay u qabaan Hogaamiyaha Ruuxiga […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Diinwaangalinta Ka Bilaabmi Doonta Sool, Sidoo Kalena Ka Digay In Olole Loo Baddalo Ka Qeyb Qaadashada Daah-Furka Diinwaangalinta Gobolkaasi.

Daawo Muuqaal : Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga UCID Mudane Maxamed Cali Muuse (Jiir) Oo Ka Hadlay Diinwaangalinta Ka Bilaabmi Doonta Sool, Sidoo Kalena Ka Digay In Olole Loo Baddalo Ka Qeyb Qaadashada Daah-Furka Diinwaangalinta Gobolkaasi.    

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga UCID  Oo Ka Qeyb Galay Xaflad Lagu Furayay Xarun Lagu Xanaanayn Doono Caruurta Naafada Ah Ama Qaba Xanuunka Dhimirka + Sawiro

Hay’adda Islaamiga ah ee  Al Nour Charity Foundation oo inta badan ka shaqaysa arimaha sama-falka ayaa maanta xarun cusub ka furatay koonfurta Galbeed Ee Magaalada hargaysa,waxaana xaruntani lagu xanaanayn doonaa caruurta curyaamiinta ah ama qaba xanuunka Dhimirka. Munaasibadan Balaadhan Ee Lagu Daah-furayay Xaruntan Cusub Ee Ay Haay’adda Al Nour charity ka furatay magaalada hargaysa ayaa […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Noqday Masuulkii Ugu Horeeyay Ee Deeq Lacageed Kaga Qeyb Qaata Wajiga Labaad Ee Dhismaha Dugsiga Farsamada Gacanta Ee Ururka Haldoor Ka Hirgalinayo Hargaysa + Sawiro

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta soo kormeeray Dhismaha Dugsiga Farsamda Gacanta Ee Maxamed Mooge, Kaas oo ay hirgalinayaan Ururka Haldoor . Waxaana Gudoomiyahu markii uu gaadhay xarunta Dhismaha Dugsigaasi, ayaa waxaa halkaasi warbixino ku saabsan xaaladda Dhismaha Dugsiga Siiyay Masuuliyiinta Ururka Haldoor . Intaasi ka dib waxaa halkaasi kalmado kooban ka […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Lala Yeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanayaa .

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Lala Yeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanayaa .      

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Ninkii Ugu Horeeyay Ee Soomaali Ah Ee Noqda Prefesor + Sawiro

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Ninkii Ugu Horeeyay Ee Soomaali Ah Ee Noqda Prefesor + Sawiro        

Continue reading …
Daawo Muqaal : “ Xisbiga UCID  Ahaan Waxaanu Ahayn Ragii Isku Soo Jiidayay Khaatumo Iyo Somaliland ..” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Soo Dhaweeyay Wada Hadalada U Furmay Somaliland Iyo Khaatumo .

  Daawo Muqaal : “ Xisbiga UCID  Ahaan Waxaanu Ahayn Ragii Isku Soo Jiidayay Khaatumo Iyo Somaliland ..” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Soo Dhaweeyay Wada Hadalada U Furmay Somaliland Iyo Khaatumo .      

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga UCID  Eng Faysal Cali Waraabe Oo Dugsi Ku Yaalla Xaafadda Daami Ugu Deeqay Kuraas iyo Miisas + Sawiro

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Deeq ka kooban kuraas iyo miisas gaadhsiiyay Dugsi waxbarasho oo ku yaalla Xaafadda Daami Ee Magaalada Hargaysa . Waxaana Gudomiyuhu maanta booqday Dugsigaasi, isagoo ay wehelinayeen Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga oo ay ka mid ahaayeen Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Yuusuf Googooye, Gudoomiyaha XIsbiga UCID Ee Gobolka […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Ucid Oo Ku Baaqay In La Soo Saaro Sharci Lagu Tirtirayo Guddiyada Qabaa’ilka Iyo Shirarka Beelaha

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa ku baaqay in la soo saaro sharci lagu tirtirayo guddiyada qabaa’ilka iyo shirarka beelaha ee dib ugu celinaya dalka meel uu beri hore ka gudbay. Guddoomiye Faysal Cali-waraabe oo khudbad ka jeediyey shir uu xisbigiisu ku qabsaday magaalada Hargeysa habeenimadii Salaasadii, waxa uu walaac xoog […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : “Qurba Joogga Waxaan Leeyahay Qaran Ayaa U Baahantihin, Qabiil Uma Baahnidin ..” Khudbadii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Uu Ka Jeediyay Xafladii Qurbojooga .

Daawo Muuqaal : “Qurba Joogga Waxaan Leeyahay Qaran Ayaa U Baahantihin, Qabiil Uma Baahnidin ..” Khudbadii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Uu Ka Jeediyay Xafladii Qurbojooga .      

Continue reading …
Daawo Muuqaal : “ Fikrad-Ba Jirta Dadka Qaar Aaminsanyihiin Oo La Leeyahay Gobolada Bariga, Sida Burco Bari, Saraar, Saaxil Bari, Sanaag Galbeed, Buuhoodle Galbeed, Dadka Deegaanka Dega, Fikradda Ah Xisbi Ayay U Xidhanyihiin Ama Ay Cod Siinayaan Kulmiye La Yidhaahdo Ama Ay Kooto Ugu Jiraan, Fikradaasi Waa Been, Anaa Ka Soo Jeeda Deegaanka Ugu Balaadhan  Dadkii Oo Dhan Waa Diyaar ..” Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Yuusuf Googooye .

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Yusuf Goo Gooye Iyo Qudbadiisii Munaasibada Casho Sarafta Ee Qurbejoota.

Continue reading …
Halkan Ka Daawo : “ Waxaad Moodda  In Bariga Somaliland Naacaw Fiican Ka Imanayso, Dadkii Somaliland Bilaabayna Ay Ku Noqdeen Qabiil, Khattarta Maanta Somaliland Haysata Kama Soo Jeedo Awdal, Kama Soo Jeeddo Deegammada Bariga, Waxay Ka Soo Jeeda Beesha Dhexe ..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Halkan Ka Daawo : “ Waxaad Moodda  In Bariga Somaliland Naacaw Fiican Ka Imanayso, Dadkii Somaliland Bilaabayna Ay Ku Noqdeen Qabiil, Khattarta Maanta Somaliland Haysata Kama Soo Jeedo Awdal, Kama Soo Jeeddo Deegammada Bariga, Waxay Ka Soo Jeeda Beesha Dhexe ..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe     Hoos Ka Daawo Khudbadan Taarikhiga ah Ee Uu […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : “ Xal Lama Waayine, Xiniyo Ayaa La Waayay, Ninka Madaxda Ahina Haddaanu Lahayn Karti Uu Ku Qaato Go’aan Adag In Uu Kursiga Soo Doontaba Maaha ..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Warbaahinta u Warramay Ka Dib Markii uu Soo Dhamaaday Kulankii Madaxweynaha Iyo Madaxda Axsaaba .

Daawo Muuqaal : “ Xal Lama Waayine, Xiniyo Ayaa La Waayay, Ninka Madaxda Ahina Haddaanu Lahayn Karti Uu Ku Qaato Go’aan Adag In Uu Kursiga Soo Doontaba Maaha ..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Warbaahinta u Warramay Ka Dib Markii uu Soo Dhamaaday Kulankii Madaxweynaha Iyo Madaxda Axsaaba .    

Continue reading …
Xisbiga UCID Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Qurbojoogta Xisbiga Ucid Ee Ku Sugan Dalka + Sawiro

Munaasibad Bilan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa Habeenkii xalay ahaa ka dhacday Hotel Scandanivian Ee Magaalada Hargaysa . Ujeeddada Munaasibaddan ayaa ahayd Casho Sharaf Xisbiga UCID uu ku maamuusay Qurbo joogta ku sugan Dalka Ee ka tirsan Xisbiga UCID . Waxaana ugu horeen Munaasibaddaasi ka hadlay oo hadalo soo dhaween ah […]

Continue reading …
Daawo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Yuusuf Ibraahin Googooye Oo Naqdiyey Xafladi Lacagta Badan Lagu Burburiyey Ee Gobolka Togdheer Loogu Qabtay Qurba Joogta:-

Daawo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Yuusuf Ibraahin Googooye Oo Naqdiyey Xafladi Lacagta Badan Lagu Burburiyey Ee Gobolka Togdheer Loogu Qabtay Qurba Joogta

Continue reading …
Xisbiga UCID Oo Shir Aan Caadi Ahayn Isugu Yeedhay Maalinta Khamiista Dhamaan Xoghayeyaasha Iyo Guddlda Fulinta Ee  Xisbiga UCID.

Xisbiga UCID Oo Shir Aan Caadi Ahayn Isugu Yeedhay Maalinta Khamiista Dhamaan Xoghayeyaasha Iyo Guddlda Fulinta Ee  Xisbiga UCID. 

Continue reading …
Xisbiga UCID Oo Warqad Ka Gudbiyay Cali Guray .

Hargeysa (UCID-Media Group ) Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa warqad oo ku codsanayo in Cali Gurey u hogaansamo go’aankii Guddida Diinwaangalinta Gelinta Ururada Siyaasada Iyo Ansaxinta Asxaabta qaranka u gudbiyay maanta isla guddidaas. Warqadan oo uu ku saxeexanyahay Af Hayeenka Xisbiga UCID Mudane Maxamed Xasan Khayre (Shabaash) oo nuqil ka mid ahi soo gaadhay […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal  : Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Qeyb Galay Munaasibad Loogu Wan-Qalay Degmada Cusub Ee Balli-Mataan + Soo Dhaweentii Ugu Balaadhanayd Oo Lagu Qaabilay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe + Sawiro

Gudoomiyaha Xisbga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka qeyb galay Munaasibad Si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu wan-qalayay Degmada Cusub Ee Balli-Mataan . Waxaana Gudoomiyuhu markii uu soo galay Madashii xafladda uu kala kulmay  soo dhaween aad u balaadhan, iyadoo dhamaan dadkii halkaa ku sugnaa ay fadhiga ka kaceen, isla […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga UCID Oo Maanta Shir Jaraa’id Ku Qabtay Magaalada Hargaysa , Isla Markaana Kaga Hadlay Qodobo Kala Duwan .

  Daawo Muuqaal : Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga UCID Oo Maanta Shir Jaraa’id Ku Qabtay Magaalada Hargaysa , Isla Markaana Kaga Hadlay Qodobo Kala Duwan .    

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Qeyb Galay Munaasibad Lagu Dhiirigalinayo Ardayda Jaamacadda Alpha .

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Qeyb Galay Munaasibad Lagu Dhiirigalinayo Ardayda Jaamacadda Alpha .

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Ka Dhacay Awr-Boogays .

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Ka Dhacay Awr-Boogays .      

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo La Hadlay Warbaahinta, Isla Markaana Bayaamiyay Go’aamadii Maanta Ka Soo Baxay Guddida Diinwaangalinta .

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo La Hadlay Warbaahinta, Isla Markaana Bayaamiyay Go’aamadii Maanta Ka Soo Baxay Guddida Diinwaangalinta .    

Continue reading …