Home » Archives by category » Xulashada Wararka Xisbiga UCID (Page 5)
Mudaharaad Gilgilay Degmada Sheekh Oo Lagga Soo Hor Jeedo Xadhiga Sharci Darada Ah Ee Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga UCID

Hargeysa (UCID-Media Group) Waxa Hadda Degmada Sheekh Ka Socda Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo Xidhiga Xaq Darada Ah Ee Sifaha Sharciga Baal Marsan Ee Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax. Waxaa Kaloo La Sheegayaa Xubno Ka Mid Ah Ehelada Xoghayaha In Iyagana Xabsiga Lagu Gurey…..

Continue reading …
Madaxwaynaha Walaalkii Ku  Yidhi Dhafoorka Ayaan Kaa Tooganayayaa, Xoghaye Ramaax

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Sheegay In Madaxwaynaha Walaalkii Ku Yidhi Dhafoorka Ayaan Kaa Tooganayayaa, Waxaana la igu soo weeraray Qori AK47 ah,” Waxaan Hadda Lagu Xidhay Xarunta CID-da Magaalada Hargeysa.

Continue reading …
Madaxweynaha Iyo Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Ah Oo Kulankii Labaad Maanta Isugu Yimi Iyo Go’aan La Isla Qaatay

Hargeysa (UCID-Media Group) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa kulankii labaad maanta qasriga madaxtooyada kula qaatay gudoomiyeyaasha xisbiyada mucaaridka ee UCID iyo Waddani, Eng Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe) iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). Markii kulankaasi laga soo baxayna wax saxaafada la hadlay […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Qadiyada Somaliland & Arimo kale Oo Xasaasi Ah

Hargeysa (UCID-Media Group) Daawo Muuqaal Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Qadiyada Somaliland & Arimo kale Oo Xasaasi Ah

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Kormeer Ku Maray Suuqyada Hargaysa.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Kormeer Ku Tagay Suuqyada Hargaysa, Luqad Adag-na Kula Hadlay Madaxweynaha Kadibna Bulshada Ugu Baaqay In Ay Kacdoon Sameeyaan. “Ismalahayn Hargeysa waxa ay u darsan doontaa maayiradii Qabiilka ahaa ee Muqdisho laga soo magacaabi jiray” Sidaa waxa yidhi Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Maanta […]

Continue reading …
Qoyska Madaxweyne Biixi, Waddankii Dukaan ayay ka dhigteen” Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (UCID-Media Group) Madaxweyne Biixi, Waddankii Wuxuu Ka Dhigay Dukaan Qoyskiisu Leeyahay Taasina Socon Mayso ……………. Somaliland Qas Iyo Dhibaato Aan Muuse Ahayni Kama Jirto …….. Caalamkiina Go’doon Baynu Kaga Jiraa Oo Waxay U Arkaan Nin Aan Lala Shaqayn Karin…….. Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen

Continue reading …
Xisbiyada  Ucid Iyo Wadani Oo Si Wada Jir Ah U Aqbalay Dhamaan Go,aamadii Guddida Dhex Dhexaadinta

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiyada Mucaaridka  Ee Ucid Iyo Wadani Oo Si Wada Jir Ah U Aqbalay Dhamaan Go,aamadii Guddida Dhex Dhexaadinta

Continue reading …
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Cida Khatarta Ku Ah Somaliland In Ay Tahay Inta Xilka Haysa

Hargeysa (UCID-Media Group) “Cid qudha ee Somaliland khatar ku haysa ee looga baqaya una baahan in laga badbaadiyaa waa inta xilka haysa ee Madaxwaynuhu ugu horeeyo” Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Hoos Ka Daawo

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ku Gacan Saydhay Dalabka Madaxwey Biixi  Oo Ugu Baaqay Guddoomyayaasha  Xisbiyada Mucaaridka Ah  Kulan Degdeg Ah

Hargeysa (UCID-Media Group ) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ku Gacan Saydhay Dalabka Madaxwey Biixi Oo Ugu Baaqay Guddoomyayaasha Xisbiyada Mucaaridka Ah Kulan Degdeg Ah Waa Nasiib Daro wayn In Qofka Madaxda Ah Uu Afkiisa Iyo Uurkiisu Is Yeelan waayo Waa Nasiib daro wayn’ Madaxwayne Muuse Labadaas sano Dalka Hayay Qudbaduhuu […]

Continue reading …
Xoghayaha Arimaha Guddaha Xisbiga UCID Ramaax Oo Xarunta CID da Looga Yeedhay

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Ayaa Maanta Looga Yeedhay Xarunta Danbi Baadhista Ee Caasimada Hargeysa, Ka Dib Markiii Uu Dacwad Ka Dhan Ah Ka gu6dbiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Inoo Faahfaahinayo Prof Ahmed […]

Continue reading …
SAWIRO: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Qeyb-galay Xafladda Qalin-Jabinta Ee Ardayda Jaamaca Hope Faraceeda Borama.

SAWIRO: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Qeyb-galay Xafladda Qalin-Jabinta Ee Ardayda Jaamaca Hope Faraceeda Borama. Hargeysa (UCID-Media Group) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka qeyb-galay Xafladda qalin-jabinta Jaamacadda Hope faraceeda Borama. Waxaana xafladdan ku qalin-jabinayay dufcadii afraad ee jaamacadaas ka baxda, iyagoo dhamaystay culuun kala duwan, kana baxay kulliyado dhawr ah. […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Xuseen  oo yidhi “saddexd Goleba waynnu is dhaafinaynaa”

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen oo gallabta dalka dib ugu soo laabtay ayaa yidhi, “Waxaannu Ka Hortagnay Qorshe Soomaalida oo Dhan Itoobiya lagu Hoos-geynayo.””Bisha December wixii ka danbeeya haddii aan maayero laysla ogol yahay la samaynin waxannu kasoo saarraynaa innaan cashuur la bixin, waxa cashuur […]

Continue reading …
Xisbiga Ucid Oo Shahadooyin Gudoonsiyay Gudida Doorashooyinka Mudda Xileedkoodu Dhamaadka Yahay
Continue reading …
Waxaa Hadda Soo Gabagaboobay Kulan Dhex Maray Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Xisbiga Ucid Iyo Xisbiyada Waddani Iyo Guddiyada Dhexdhexaadinta Oo Ay Hogaaminayaan Madaxwayne Ku Xigeenadii Hore Ee Somaliland…….
Continue reading …
DAAWO: “Musiibo-Qaran Ayaa Dhacday, Komishankaa Uu Ku Jiro Ninka Sida Khaldan Ku Soo Galay Doorasho Ku Gali-Mayno..,”

Hargeysa (UCID-Media Group) DAAWO: “Musiibo-Qaran Ayaa Dhacday, Komishankaa Uu Ku Jiro Ninka Sida Khaldan Ku Soo Galay Doorasho Ku Gali-Mayno..,” Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeysa Isagoo Bishii Ugu Dambabaysay Socdaal Ku Soo Maray Wadamo Ka Mid Ah Qaarada Yurub Ayaa Khudbad Dhinacyo Badan Taabaysa […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeysa Isagoo Bishii Ugu Dambabaysay Socdaal  Ku Soo Maray Wadamo Ka Mid Ah Qaarada Yurub……
Continue reading …
Sawiro Hor Dhac Ah Xafladii Xisbiga Ucid Ee Stockholm Sweden
Continue reading …
Swiro Soo Dhawayntii Guddoomiyaha  Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen

Hargeysa (UCID-Media Group ) Swiro Soo Dhawayntii Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen

Continue reading …
Xisbiga Ucid ayaa maanta qoraal  ay ku cadaynayaan mawqifkooda ku aadan guddida doorashada ee cusub u gudbiyay madaxweynaha, shirguddoonka wakiillada iyo golaha guurtida.

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga Ucid ayaa maanta qoraal ay ku cadaynayaan mawqifkooda ku aadan guddida doorashada ee cusub u gudbiyay madaxweynaha, shirguddoonka wakiillada iyo golaha guurtida.

Continue reading …
Prof Ahmed Muse Abyan Oo Ka War Bixiyey Kulan Xisbiga UCID La Qaatay Wakiilka Midowga Yurub

Hargeysa (UCID-Media Group) Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Ucid Prof Ahmed Muse Abyan Oo Ka War Bixiyey Kulan Ay Masuuliyiinta Xisbiga Ucid La Qaateen Wakiilka MidowgaYurub Oo U Yimi Somaliland Sidii Loo Dardar Gelin Lahaa Doorashooyinka …… Geesta Kale Waxa Uu Iftiimiyey In Ay Qurux Badnayd In Madaxweynuhu Cafiska Jabhadaa Is Raaciyo “

Continue reading …
Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Oo Dhaliilo Kulul U Jeediyey Xukuumada Muuse Biixi…..

Hargeysa (UCID-Media Group) Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Oo Uu Hor Kacayo Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Gudomiye Fuaad M Furre Ayaa Dhaliilo Jeeddiyey Xukumada Madaxwey Biixi Ka Dib Markii Ay U Kuur Galeen Xalaalada Nololeed…………

Continue reading …
“Anigu Waxaan Ahay Nin ILLAAHAY uun Mooye aan Aadame Ka Biqin, Mana Ihi Nin FAL & SIXIR Ay Jabuuti Ku Cabsi Gelin Karto, Waayo Wayso La’aan Kuma Baxo …..” Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen

Hargeysa (UCID-Media Group)”Anigu Waxaan Ahay Nin ILLAAHAY uun Mooye aan Aadame Ka Biqin, Mana Ihi Nin FAL & SIXIR Ay Jabuuti Ku Cabsi Gelin Karto, Waayo Wayso La’aan Kuma Baxo …..” Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen

Continue reading …
Xisbi Ahaan Anagu Waxaanu Ka Aaminsanahay Dalka Jabuuti In Ay Tahay Cadowga Somaliland” Xoghayaha Arimaha Guddaha Xisbiga UCID Mudane Ramaax

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Mucaaridka AhEe Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax “Waanu Ka Xunahay In Wakiilka Dalka Jabuuti Uu U Jawaabo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Xisbi Ahaan Anagu Waxaanu Ka Aaminsanahay Dalka Jabuuti In Ay Tahay Cadowga Kowaad Ee Somaliland” Xukuumada Somaliland […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo:Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag U Dhaliilay Kalitaliyaha Jabuuti Iyo Farmaajaha Xamar Shisheeyahu Ku Waardiyeeyo..

Hargeysa (UCID-Media Group) Halkan Ka Daawo:Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag U Dhaliilay Kalitaliyaha Jabuuti Iyo Farmaajaha Xamar Shisheeyahu Ku Waardiyeeyo.. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in uu intaas oo File oo danbi ah ka hayo madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Danbiyadaas ayuu sheegay in uu ka galay Geelle […]

Continue reading …
Xogayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo si Adag Oo Eedo iyo Dhaliilo Culculus  Ku Hurgufay Siyaasiyiinta  & Xisbiyada Mucaaradka Kuwooda Xisbinimadii Iska Dhigay  Ee Madax Dhaqameedka Iska Soo Horay Siiyey

Hargeysa (UCID-Media Group) Xogayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo si Adag Oo Eedo iyo Dhaliilo Culculus Ku Hurgufay Siyaasiyiinta & Xisbiyada Mucaaradka Kuwooda Xisbinimadii Iska Dhigay Ee Madax Dhaqameedka Iska Soo Horay Siiyey

Continue reading …
Tacsi Tiiraanyo Leh Hogaanka Sare Ee Xisbiga Caddaalada Iyo DaryeelkaXisbiga Ucid Guddida  Fulinta,Golaha Dhexe Iyo Dhamaan Xubnaha Iyo Taageerayaasha Xisbiga Ucid Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Dhamaan Shacbi-waynaha JSL,   Gaar Ahaan Md:  Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Mudane  Yusuf Kayse Abdi Laahi .

) Ujeeddo :- Tacsi Tiiraanyo Leh Hargeysa (UCID-Media Group) Hogaanka Sare Ee Xisbiga Caddaalada Iyo DaryeelkaXisbiga Ucid Guddida Fulinta,Golaha Dhexe Iyo Dhamaan Xubnaha Iyo Taageerayaasha Xisbiga Ucid Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Dhamaan Shacbi-waynaha JSL, Gaar Ahaan Md: Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Mudane Yusuf Kayse Abdi Laahi .Iyagoo uga Tacsiyaynaya Geeridi Naxdinta Lahayd Ee […]

Continue reading …
Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Hadal ka Jeediyey Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Hadal Kooban Saaka Ka Jeediyey Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani “Waxaa la gaadhay xiligii niqaabka layska rogi lahaa ee hogaanka dalka maanta ka taliya ee Kulmiye loo sheegi lahaa in uu ku guul daraystay […]

Continue reading …
DAAWO: “ Waan Iska Casilay XIlkii iyo Xubinimadii Xisbiga WADDANI, Waxaanan U  Digo-rogtay Xisbiga UCID ..,” Xog-hayihii Dhaqanka Iyo Hidahaa Ee Xisbiga WADDANI Chief Caaqil Cabdi Guuleed

Hargeysa (UCID-Media Group) DAAWO: “ Waan Iska Casilay XIlkii iyo Xubinimadii Xisbiga WADDANI, Waxaanan U Digo-rogtay Xisbiga UCID ..,” Xog-hayihii Dhaqanka Iyo Hidahaa Ee Xisbiga WADDANI Chief Caaqil Cabdi Guuleed

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Qiimaha Wax Barashadu Leedahay, Xaalada Dalku Maanta Ku Jiro Iyo Saluuga Jira Sida Looga Bixi Karo

Boorame (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ka Qeyb-galay Xaflada Qalin-Jabinta Dufcada Labaad Ee Jaamacadda Admas Faraceed Magaalada Borama Ayaa Ka Hadlay Qiimaha Wax Barashadu Leedahay, Xaalada Dalku Maanta Ku Jiro Iyo Saluuga Jira Looga Bixi Karo.

Continue reading …
SAWIRO: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Qeyb-galay Xaflada Qalin-Jabinta Dufcada Labaad Ee Jaamacadda Admas Faraceed Magaalada Borama .

Boorame (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Qeyb-galay Xaflada Qalin-Jabinta Dufcada Labaad Ee Jaamacadda Admas Faraceed Magaalada Borama .

Continue reading …