Home » Archives by category » Xulashada Wararka Xisbiga UCID (Page 4)
“Waan Macasalaameenayaa KULMIYE, Waxaan Soo Galay Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ee UCID..,” Murashax Cali Xaamud Jibriil.

Boorama ( Ucid-Media Group)”Waan Macasalaameenayaa KULMIYE, Waxaan Soo Galay Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ee UCID..,” Murashax Cali Xaamud Jibriil. Siyaasi Cali Xaamud Jibriil oo xilal Wasiirnimo kasoo qabtay Xukuumadihii Kulmiye, ayaa maanta kamid ahaa Masuuliyiin Miisaan leh oo maanta ku soo biiray UCID, Sidoo kale waa Murashax U Taagan Doorashada Golaha Wakiilada Ee Gobolka Awdal.

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa caawa ka qeyb-galay, Shir ku saabsan Arrimaha Doorashooyinka oo ka dhacay Hargaysa.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa caawa ka qeyb-galay, Shir ku saabsan Arrimaha Doorashooyinka oo ka dhacay Hargaysa. Waxaa Guddoomiyaha wehelinayay, masuuliyiin ay kamid ahaayeen, Guddoomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Siciid Axmed Cumar(Siciid-ucid), Ku Xigeenka Xoghayaha Guud C.naasir Yuusuf Cismaan Qodax, Xoghayaha Arrimaha Dibadda Hibaaq Cali Maydhalaalis, Xoghayaha Xidhiidhka […]

Continue reading …
Xisbiga UCID Ayaa maanta magaalada Borama ee Xarunta Gobolka Awdal, xaflad-balaadhan ugu qabtay 15 Murashax, oo u taagan Doorashada Golaha Deegaanka Degmada Borama Iyo Golaha Wakiilada Ee Gobolka Awdal.

Xisbiga UCID Ayaa maanta magaalada Borama ee Xarunta Gobolka Awdal, xaflad-balaadhan ugu qabtay 15 Murashax, oo u taagan Doorashada Golaha Deegaanka Degmada Borama Iyo Golaha Wakiilada Ee Gobolka Awdal. Boorama (UCID-Media Group)Xisbiga UCID Ayaa maanta magaalada Borama ee Xarunta Gobolka Awdal, xaflad-balaadhan ugu qabtay 15 Murashax, oo u taagan Doorashada Golaha Deegaanka Degmada Borama Iyo […]

Continue reading …
“Wasiir Saajin Hala Waydiiyo Maalintii Dastuurka Somaliland La Qorayay, Halkuu Ku Maqnaa, Waa Nasiib-darro, Saajin Markii Lagaga Awood Batay Gobolka Awdal inuu Miciin Bido Xadhiga Musharaxiinta Xaq U Leh inay Tartamaan” Xogahaye Ramaax.

Hargeysa (UCID-Media Group) “Wasiir Saajin Hala Waydiiyo Maalintii Dastuurka Somaliland La Qorayay, Halkuu Ku Maqnaa, Waa Nasiib-darro, Saajin Markii Lagaga Awood Batay Gobolka Awdal inuu Miciin Bido Xadhiga Musharaxiinta Xaq U Leh inay Tartamaan” Xoghayaha Arimaha Gudaha Ee Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax.

Continue reading …
“Xisbiga UCID Wuxuu Soo Bandhigay Haldoor-kii Borama..,” Xoghaye Cabdiqani Salaf.

“Xisbiga UCID Wuxuu Soo Bandhigay Haldoor-kii Borama..,” Xoghayaha Xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka Cabdiqani Salaf.

Continue reading …
“Reer Boramow, Murashaxiinta Ku Kala Doorta, Kartidooda, Damiirkooda..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

Hargeysa (UCID-Media Group) Khudbad Dhamaystiran: “Reer Boramow, Murashaxiinta Ku Kala Doorta, Kartidooda, Damiirkooda..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

Continue reading …
“Wasiiradii Borama Waxay Bilaabeen In Ay Wax Xidh-xidhaan, Horena Waxaa U Dhacday In Xisbi Xidho Murashaxiin Xisbi Kale,Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe.

Hargeysa (UCID-Media Group)”Wasiiradii Borama Waxay Bilaabeen In Ay Wax Xidh-xidhaan, Horena Waxaa U Dhacday In Xisbi Xidho Murashaxiin Xisbi Kale, Komishankiina Kama..,” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe. Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa khudbad ka jeediyay, shirka wada-tashiga Saamillayda Doorashooyinka Somaliland oo caawa ka furmay Hargaysa. Waxaana shirkan ka qeyb-galay, Safiiro ka socday waddamada […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Ka Jeedinayay Xaflad Maanta ka Dhacday Borama, Ayaa Tacsi U Diray Ehelladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay, Alle Ha U Naxariiste Ugaaskii Guud Ee Beel-weynta Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ku geeriyooday Muqdisho.

Boorama(UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Ka Jeedinayay Xaflad Maanta ka Dhacday Borama, Ayaa Tacsi U Diray Ehelladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay, Alle Ha U Naxariiste Ugaaskii Guud Ee Beel-weynta Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ku geeriyooday Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa Marxuumka Ku tilmaamay Qof-fiican oo u wanaagsana Reer Somaliland, […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa caawa fiidkii soo gaadhay magaalada Borama Ee Xarunta Gobolka Awdal.

Boorama (UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa caawa fiidkii soo gaadhay magaalada Borama Ee Xarunta Gobolka Awdal. Gudoomiyaha ayaa waxaa safarkan ku wehelinayaa, Gudomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Siciid Axmed Cumar(Siciid-ucid),Xogahayaha Arrimaha Gudaha Maxamuud Ramaax, Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada C.qani Salaf, Xoghayaha Xidhiidhka Laamaha Dibadda Iyo Xarunta Dhexe Mustafe C.risaaq, iyo masuuliyiin […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Sare ee Xisbiga, ayaa waxay shalay hoygiisa ku Booqdeen Oday Muuse-dalab Gudomiyaha Guddida Dan Iyo Duco.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Sare ee Xisbiga, ayaa waxay shalay hoygiisa ku Booqdeen Oday Muuse-dalab Gudomiyaha Guddida Dan Iyo Duco. Dhinaca kale, Waxaa Maaanta Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Hogaanka Sare ee Xisbiga UCID, magaalada Hargaysa Hadhimo-sharafeed ugu sameeyay Gudoomiyaha Guddida Hoodaale, […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Shir Albaabadu u Xidhan Yihiin La Yeeshay Wufuud ka Socota Siddeed Safaaradood Booqasho Ku Yimid Hargeysa.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Shir Albaabadu u Xidhan Yihiin La Yeeshay Wufuud ka Socota Siddeed Safaaradood Booqasho Ku Yimid Hargeysa Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee Mucaaridka UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Madax kale oo Xisbiga ka tirsan’ayaa hada Xafiiska xarunta dhexe ee UCID uu Hargeysa ku leeyahay ku qaabilay isla […]

Continue reading …
Xisbiga Mucaaridka UCID oo Go’aan Adag Ka Qaatay Laba Murashax Oo Xidhan Warqadna U Kala Diray’ Madaxweynaha, Guddida Doorashooyinka Iyo Golaha Guurtidda JSL

Xisbiga Mucaaridka UCID oo Go’aan Adag Ka Qaatay Laba Murashax Oo Xidhan Warqadna U Kala Diray’ Madaxweynaha, Guddida Doorashooyinka Iyo Golaha Guurtidda JSL Xisbiga Mucaaridka ee Xisbiga UCID, ayaa go’aan adag ka qaatay Labada Murashax ee Xisbigaasi ka tirsanaa ee kala ah Raage Axmed Yuusuf iyo Maxamuud Axmed Jaamac oo mudo Bil ah Dowladda Somaliland […]

Continue reading …
Xisbiga UCID Oo Si Adag U Cambaareeyey Jidhdil Booliska Somaliland Ugaysteen Wariye Hoodo Garays

Hargeisa(UCID-Media Group) Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Ayaa Canbaareeyay Xadhiga Iyo Tacadiga Loo Gaystay Sida Ay Sheegeen Wariye Hoodo Garays Awooda ciidanimo yaan dadka lagu dulmiyin ee dadka halagu difaaco oo shacabku nabad galyo haku helaaa, gamcaha police ka Hadii kale meel xunbay ku danbayne Hoodo Garays iyo Hooyadeed, cadalad ha helaan.Police ka marmarsiyo lagama […]

Continue reading …
Gudomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Xubno Ka Mid Ah Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid Oo Ka Qaybgalay Xaflada Shacinta Murashax Garyaqaan Cabdirisaaq Ismaaciil Xasan

Hargeysa (UCID-Media Group) Muuqaal:- Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Xoghayaha Arrimaha Gudaha Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Xoghayaha Duulista Ee Xisbiga Ucid Bashiir Xamari Iyo Masuuliyiin Kale Oo kamid ah Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid Iyo Dad Weyne Aad Tiro Badan Ayaa Maanta Ka Qeyb-galay Xaflad Balaadhan Oo Lagu Shaaciyey Murashax […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilaad Dhiirigelina Ugu Sameeyey Dhalinyaro La Yimid Hal-Abuur Goobaha Dalxiiska Somaliland Sawiro Cajiiba Ka Soo Qaaday

Hargeysa (UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilaad Dhiirigelina Ugu Sameeyey Dhalinyaro La Yimid Hal-Abuur Goobaha Dalxiiska Somaliland Sawiro Cajiiba Ka Soo Qaaday Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee Mucaaridka UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ‘ ayaa qaabilay Dhalinyaro la yimid oo aasaasay Shirka la magac baxday #Future_Brothers oo Muuqaalo iyo Sawiro Quxux badan […]

Continue reading …
Magaaloyinkoo dhan inagaa ugu magaalo xun, Inagaa Ugu Wado Xun ” Faysal Cali Waraabe.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayey xaflad lagu shaacinayay musharax Garyaqaan Cabdirisaaq Ismaaciil Xasan oo u taagan doorashada golaha deegaankanka caasimada Hargeysa ayaa yidhi “Magaaloyinka oo dhan inagaa ugu magaalo xun, Inagaa Ugu Wado Xun ” Faysal Cali Waraabe.

Continue reading …
Sawiro Qaybta Kowaad:- Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe  oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid  Iyo Dad Weyne Aad Tiro Badan Ayaa Maanta Ka Qeyb-galay Xaflad  Balaadhan Oo Lagu Shaaciyey  Murashax Garyaqaan Cabdirisaaq Ismaciil  Xasan Oo U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa.

Hargeysa (UCID-Media Group)Sawiro Qaybta Kowaad:- Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid Iyo Dad Weyne Aad Tiro Badan Ayaa Maanta Ka Qeyb-galay Xaflad Balaadhan Oo Lagu Shaaciyey Murashax Garyaqaan Cabdirisaaq Ismaciil Xasan Oo U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa.

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Sare Ee Xisbiga UCID iyo Xoghayayaasha Xisbiga UCID,  Iyo Dad Weyne Aad Tiro Badan Ayaa Maanta Ka Qeyb-galay Xaflad  Balaadhan Oo Lagu Shaaciyey  Murashaxiinta kala Ah Bashe Cabdi Gabobe  Oo U Sharaxan Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex iyo Murashax Yasin Abdilahi Hashi Elmi  Oo U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa.
Continue reading …
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Shacabka Muqdisho Ugu Baaqay In Ay Iska Xoreeyaan Farmaajo

Hargeysa (UCID-Media Group)Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Shacabka Muqdisho Ugu Baaqay In Ay Iska Xoreeyaan Farmaajo

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid   Eng Faysal Cali Waraabe   oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid  iyo Xoghayayaasha Xisbiga Ucid  Marti Sharaf Iyo Dad Weyne Aad Tiro Badan Ayaa Maanta Ka Qeyb-galay Xaflad  Balaadhan Oo Lagu Shaaciyey  Murashaxiinta kala Ah Bashe Cabdi Gabobe  Oo U Sharaxan Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex iyo Murashax Yasin Abdilahi Hashi Elmi  Oo U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa

Hargeysa(UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid iyo Xoghayayaasha Xisbiga Ucid Marti Sharaf Iyo Dad Weyne Aad Tiro Badan Ayaa Maanta Ka Qeyb-galay Xaflad Balaadhan Oo Lagu Shaaciyey Murashaxiinta kala Ah Bashe Cabdi Gabobe Oo U Sharaxan Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex iyo […]

Continue reading …
Xisbiga UCID ayaa maanta Gudoomay Murashaxiin tiradoodu dhantahay Shan Murashax oo ka sharraxan Hargaysa Iyo Sallaxley.

Hargeysa(UCID-Media Group) Xisbiga UCID ayaa maanta Gudoomay Murashaxiin tiradoodu dhantahay Shan Murashax oo ka sharraxan Hargaysa Iyo Sallaxley. Waxaana Murashaxiintan galbinayay Guddida Horumarinta Beesha Gaashaambuur(Ciidagale), oo ka koobnaa, Madax-dhaqameed, Aqoonyahan, Siyaasiyiin iyo waxgarad kale. Murashaxiintan ayaa ah kuwo la isku raacay oo deegaanku soo xulay, isla markaana Guddidu Ansixisay, kadibna Keentay Xisbiga UCID. Waxaa Gudoomay […]

Continue reading …
Murashax Cabdinaasir Yuusuf Cismaan Qodax Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Labeenta Iyo Haldoor-ka Reer Somaliland

Hargeysa (UCID-Media Group ) Murashax C.naasir Yuusuf Cismaan Qodax Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Labeenta Iyo Haldoor-ka Reer Somaliland Labeenta Iyo Haldoor-ka Reer Somaliland ayaa Qiray Kartida Iyo Qiimaha Uu Leeyahay Murashax C.naasir Yuusuf Cismaan Qodax Oo kamid Ah Murashaxiinta Xisbiga UCID Ka Sharraxan.

Continue reading …
Ku xigeenka xoghaya guud ee Xisbiga Ucid ahna musharaxa golaha wakiilada gobolka Maroodijeex Siyaasi Cabdinaasir Yuusuf Cismaan “Qoddax” ayaa Hadhimo sharafeed ku maamuusay qaar kamid ah Siyaasiyiinya waaweyn ee JSL iyo Haldoorka dalka.

Ku xigeenka xoghaya guud ee Xisbiga Ucid ahna musharaxa golaha wakiilada gobolka Maroodijeex Siyaasi Cabdinaasir Yuusuf Cismaan “Qoddax” ayaa Hadhimo sharafeed ku maamuusay qaar kamid ah Siyaasiyiinya waaweyn ee JSL iyo Haldoorka dalka. Waxaa kasoo qayb galay Siyaasinta kala ah. Ismaaciil Hurre Buubaa.Cali Yuusuf (Cali-guray)Maxamuud Xaashi Cabdi.Maxamed Cabdi Gabboose.Cabdicasiis Maxamed Samaale.Xuseen Cabdi Ducaale.Maxamed Nuur Carraale […]

Continue reading …
Gudoomiye Faysal Cali Warabe Iyo Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid Oo Ka Qayb Galay Minaasabada Shaacinta Laba Musharax.

Hargeysa (UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid Oo Maanta Ka Qaybgalay Xafladii Shaacinta Murashaxiinta kala ah Maxamuud Maxamed Aare Oo U Sharaxan Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex iyo Murashax Dr Cali Muxumed Xasan Oo U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Degmada Gabilay ee ka dhacday

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe  oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Xisbiga iyo Xoghayayaasha Xisbiga ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflad  Balaadhan oo lagu soo bandhigayo Murashaxiinta kala ah Maxamuud Maxamed Aare Oo U Sharaxan Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex iyo Murashax Dr Cali Muxumed Xasan Oo U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Degmada Gabilay.

Hargeysa(UCID-Media Group)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Xisbiga iyo Xoghayayaasha Xisbiga ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflad Balaadhan oo lagu soo bandhigayo Murashaxiinta kala ah Maxamuud Maxamed Aare Oo U Sharaxan Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex iyo Murashax Dr Cali Muxumed Xasan Oo U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Degmada […]

Continue reading …
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Mar Kale Ku Baaqay In Xorriyadooda Loo Soo Celiyo Murashaxiintii UCID Ee Xukuumaddu Xabsiga Dhigtay

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Mar Kale Ku Baaqay In Xorriyadooda Loo Soo Celiyo Murashaxiintii UCID Ee Xukuumaddu Xabsiga Dhigtay “Madaxweynuhu Maayarka Wuxu odhanlahaa Wadooyinka Hargeysa Dhis, Laakiin Dan Kamalaha Caasimadda Hargeysa’ Hadii uu Hargeysa ka yeelan waayey Qarankana Dan kamalaha‚Ķ” Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe.

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Xisbiga iyo Xoghayayaasha Xisbiga ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflad Balaadhan oo lagu soo bandhigayo Murashaxiinta kala ah Maxamed Xasan Siciid iyo Murashax Maxamuud Xuseen Cadaani oo u taagan doorashooyinka isku sidkan ee Wakiilada Iyo Deegaanka.

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Xisbiga iyo Xoghayayaasha Xisbiga ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflad Balaadhan oo lagu soo bandhigayo Murashaxiinta kala ah Maxamed Xasan Siciid iyo Murashax Maxamuud Xuseen Cadaani oo u taagan doorashooyinka isku sidkan ee Wakiilada Iyo Deegaanka. Xafladdan oo hadda ka socota Guuleed […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo maanta dib u qaatay kaadh-kii codaynta,

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta dib u qaatay kaadh-kii codaynta, kadib markii uu ka lumay kaadhkiisii hore ee codayntu. Guddoomiyaha ayaa maray dhamaan shuruudihii looga baahna qof-ka uu ka lumo kaadhku, kadibna wuxuu qaatay kaadhkii codaynta. Guddoomiyaha ayaa waxaa wehelinayay saraakiil sare oo ka tirsan xisbiga oo ay […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta dib u qaatay kaadh-kii codaynta, kadib markii uu ka lumay kaadhkiisii hore ee codayntu.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta dib u qaatay kaadh-kii codaynta, kadib markii uu ka lumay kaadhkiisii hore ee codayntu. Guddoomiyaha ayaa maray dhamaan shuruudihii looga baahna qof-ka uu ka lumo kaadhku, kadibna wuxuu qaatay kaadhkii codaynta. Guddoomiyaha ayaa waxaa wehelinayay saraakiil sare oo ka tirsan xisbiga oo ay […]

Continue reading …
Murashax Macalin Maxamed-somali Oo sheegay in Xisbiga Ucid xushay aqoonyahankii isagana aqbalay

Hargeysa (UCID-Media Group)Murashax Macalin Maxamed-somali Oo sheegay in Xisbiga Ucid xushay aqoonyahankii isagana aqbalay “Xisbiga Aqoonyahan-ka Ugu Badan Xushay Waa Xisbiga UCID, Ee Anigana I Aqbalay..,” Murashax Macalin Maxamed-somali.

Continue reading …