Home » Archives by category » Xulashada Wararka Xisbiga UCID (Page 3)
SAWIRO: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta magaalada Burco kaga qeyb-galay Caleemo-saar-ka Suldaan Cali Jaamac Galaal oo maanta la caleemo-saaray.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta magaalada Burco kaga qeyb-galay Caleemo-saar-ka Suldaan Cali Jaamac Galaal oo maanta la caleemo-saaray. Guddoomiyaha oo khudbad halkaasi ka jeediyay, ayaa sheegay in suldaan-ku ka soo jeedo Qoys talo-qabeen ah oo sumcad ku dhex leh bulshada, waxaanu rabbi uga rajeeyay in uu xilkaas ku […]

Continue reading …
“Shirka Labada Beelood Qabsanayaan Waa In Uu Noqda Shir-Balaadhan, Oo Talo-Balaadhan Ka Soo Baxdo..,”

(Hargeysa UCID-Media) “Shirka Labada Beelood Qabsanayaan Waa In Uu Noqda Shir-Balaadhan, Oo Talo-Balaadhan Ka Soo Baxdo..,” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe. Guddoomiyaha Ayaa magaalada Burco kaga qeyb-galay Caleemo-saarka Suldaan Cali Jaamac Galaal .

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Magacaabay Xubintii Xisbiga Ee Komishanka Doorashooyinka.

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga UCID ayaa dib u soo magacaabay xubinta xisbiga ucid u metali doonta guddida doorashooyinka qaranka Somaliland Cabdifataax Sh Ibraahim Xasan oo hore uga mid ahaa Guddida doorashayooyink.

Continue reading …
“Haweenku Ha iska Soo Dhex Saaraan Gabadh Aan u Sharaxno Maayirka Hargaysa..,’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

Hargeysa (UCID-Media Group)”Haweenku Ha iska Soo Dhex Saaraan Gabadh Aan u Sharaxno Maayirka Hargaysa..,’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

Continue reading …
Ma La Hirgalin Karaa Heshiiskii 3 Geesoodka Ahaa ee Doorashada Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka

Hargeysa (UCID-Media Group) Dood Adag Oo dhe8x Martay Xisbiyada Mucaaridka UCID Iyo Waddani Iyo Xisbiga Kulmiye Oo Lagaga Hadlay Heshiiskii Dhawaan Ay Ka Gaadheen Khilaafkii Doorashooyinka Ee Muddada Dheer Soo Jiitamayey. Doodda Oo Ay Isku Wajaheen Saddexda Xisbi Ee UCID, Waddani iyo Kulmiye. Ayaa Xisbiga UCID Waxaa Uga Qayb Galay Xoghayaha Siyaasadda Mudane Maxamed Naasir […]

Continue reading …
Guddida Fulinta Ee Xisbiga UCID Oo maanta Cod Gacan-taag ah Xilkii kaga qaaday Xoghayihii Arrimaha Gudaha Mr Ramaax, Sidoo Kalena Shaqadii Ka Joojiyay Xog-hayihii Golaha Dhexe Mr Jiir.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddida Fulinta Ee Xisbiga UCID Oo maanta Cod Gacan-taag ah Xilkii kaga qaaday Xoghayihii Arrimaha Gudaha Mr Ramaax, Sidoo Kalena Shaqadii Ka Joojiyay Xog-hayihii Golaha Dhexe Mr Jiir.

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen  Oo Madal Ka Hadlayey Ayaa Sheegay In Shacabka Somailand 70% Ay Ku Jiraan Xaalad Faqri Ah Oo Saddexdda Wakhti Hal Mar Ay Wax Cunaan. …….

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaa Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ka Hadleyey Madal Ilyartu Isqabatey Ayaa Sheegey In Hisiiskii Saddex Geesoodka Ahaa Inuu Madaxweynu Qodoba Badab Ka Gowsaa Adeygey .. Geesta Kale Guddoomiyaha Ayaa Sheegay In Shacabka Somailand 70% Ay Ku Jiraan Xaalad Faqri Ah Oo Saddexdda Wakhti Hal Mar Ay Wax Cunaan

Continue reading …
Ummadda Somaliland Waxaanu Ka Raali Gelinaynaa Marankayagii Muddada Soo Jiitamay.. Imikana Aanu Gacmaha Is Qabsano

Hargeysa (UCID-Media Group) Ummadda Somaliland Waxaanu Ka Raali Gelinaynaa Marankayagii Muddada Soo Jiitamay.. Imikana Aanu Gacmaha Is Qabsano

Continue reading …
Halkan ka Daawo: Guddoomiyayaasha Labada Xisbi Mucaarad Iyo Wasiirka Arimaha Guddaha Oo Wada jir Uga Hadlay Kulan Madaxtooyada Ka Dhacay Iyo Arimaha Doorashooyinka

Hargeysa (UCID-Media Group )Halkan ka Daawo: Guddoomiyayaasha Labada Xisbi Mucaarad Iyo Wasiirka Arimaha Guddaha Oo Wada jir Uga Hadlay Kulan Madaxtooyada Ka Dhacay Iyo Arimaha Doorashooyinka

Continue reading …
Daawo:- Xisbiyada Iyo Xukuumada Oo Heshiis Ka Gaadhay Khilaafkii Doorashooyinka

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiyada Iyo Xukuumada Oo Heshiis Ka Gaadhay Khilaafkii Doorashooyinka

Continue reading …
Akhriso Nuxurka :Qoddobada Ay Ku Heshiiyeen Hogaamiyayaasha Axsaabta Somaliland iyo Xukuumadu .(Sawiro) • 

Akhriso :Nuxurka Qoddobada ay ku Heshiiyeen Hogaamiyayaasha Axsaabta Somaliland iyo Xukuumadu .(Sawiro) Hargeysa (UCID-Media Group)Madaxweynaha Somaliland, ahna guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa heshiis rasmi ah ka gaadhay Dooddii ay Axsaabta mucaaridka ahi ka qabeen guddida cusub ee Doorashooyinka Qaranka iyo qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha […]

Continue reading …
“Muuse Biixi Waa Khaa’in, Dalkii Wuxu Ku Iibiyay 45-Minute, Waynu Iibsanahay..,” Faysal Cali Waraab

Hargeysa (UCID-Media Group) 80 Million Ee Soomaliya La Siinayo Marka Daynta Laga Cafiyo Ayaa Lagu Yidhi Muuse Wax Laydin Siinayaa 30% Intuu Hangalaystay Ayuu Somaliland 45 Minute ku Xaraashay Gabigeediiba, Eng Faysal cali waraabe

Continue reading …
Labada Xisbi Mucaarad Ee UCID Iyo WADDANI Oo Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Xaaladda Dalka.

Hargeysa (UCID-Media Group ) Labada Xisbi Mucaarad Ee UCID Iyo WADDANI Oo Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Xaaladda Dalka. Halkan Ka Daawo

Continue reading …
Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Somaliland UCID Iyo Waddani Oo Go’aamo Adag Si Wada Jir Ah U Soo Saaray Labada xisbi ee UCID  iyo Waddani ayaa ku baaqay in la qabto doorasho madaxtooyo oo xilligeedii laga soo hormariyo lana qabto sannadkan 2020 maadama oo madaxweyne Biixi, hoggaaminta dalka ku fashilmay sida ay hadalka u dhiggeen.

Hargeysa (UCID-Media Group) Shir ay isugu yimaadeen hogaanka labada xisbi mucaarid ee UCID iyo Waddani oo ka qabsoomay xarunta dhexe ee xisbiga UCID ayaa go’aamo aad u adag laga soo saaray waxaanay u dhignaayeen sidan “Maanta waxa muuqata in Muuse Biixi u xuubsiibtay kaligii taliye cagtana saaray waddadii hore loo eeday ee qayrkii iyo jananadii […]

Continue reading …
Somaliland Plan A Mooyee Plan B Ma Leh…..Waxaan Is Waydiiyaa Somaliland Lixda Bilood Ee Soo Socda Ma Sii Jiri Doontaa

Hargeysa (UCID-Media Group) Somaliland Plan A Mooyee Plan B Ma Leh Waxaan Is Waydiiyaa Somaliland Lixda Bilood Soo Socda Ma Siii Jiri Doontaa…… Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa saaka Dalka Dib ugu soo laabtay

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa saaka dalka dib , kadib safar shaqo uu ugu maqnaa Dalka dibaddiisa

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa saaka ku soo guryo noqday Hargaysa

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa saaka dib ugu guryo-noqday Hargaysa, kadib safar shaqo uu ugu maqnaa Dalka dibaddiisa. Guddoomiyaha ayaa Warbaahinta kula hadlay Hoyga uu ka degenyahay Hargaysa, waxaanu sheegay in dalku galay marxalad aanu waligii Filayn. Sidoo kale Guddoomiye Faysal ayaa sheegay in Maalinta Sabtida ah ay labada […]

Continue reading …
In Farmaajo Hargeysa Yimaadaa Waa Inagu Sharaf Dhac Waxa La Aqbali Karina Ma aha

Hargeysa (UCID-Media Group) Arintaasi waa markii Labaad Ee Ay Inagu Ah Sharaf Daro In Iska Daa Cid Kale E   In Farmaajo Oo Aad Ogtay  Wuxuu Dhibaato Iyo Dibin Daabyo Damcay Inuu Ina Gaadhsiiyo  Xoolihii Oo Uu Damcay In Uu Inaga Joojiyo, Jabhadaha Uu Inagu Kiciyey Ee Tukaraq  Uu   Yidhaa Waxaan Imanayaa Hargeysa Oo Ina Haweystaba  […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Sheegay Arintani Tahay Mid Muuse Lagula Xisaabtamayo Ay Noqonayso Oo Shacabka Somaliland La Xisaabtamaan Haddii Uu Dalkii Halkaa Marinayo…………….

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Sheegay Arintani Tahay Mid Muuse Lagula Xisaabtamayo Ay Noqonayso Oo Shacabka Somaliland La Xisaabtamaan Haddii Uu Dalkii Halkaa Marinayo…………….

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen oo kahadlayay wararka sheegaya imaatinka madaxweynaha Somaliya Farmaajo  ee Hargeysa ayaa yidhi sidan . “

(Hargeysa UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen oo kahadlayay wararka sheegaya imaatinka madaxweynaha Somaliya Farmaajo ee Hargeysa ayaa yidhi sidan . “Farmaajo Imaatinkiisa in lana la hor yimaadaaba nama qabato , Farmaajo wuxuu Somaliland kasoo doonikaraana majirto , madaxweynuhuna inuu nadhex keeno raygaa may ahayne waxay ahayd inuu markaba daafaco ayay […]

Continue reading …
“Dadkii Xasuuqa Gaystay Villa Somalia Ayay Joogaan..,” Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee UCID Mudane Qodax.

Hargeysa (UCID-Media Group)”Dadkii Xasuuqa Gaystay Villa Somalia Ayay Joogaan..,” Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee UCID Mudane Cabdinaasir Yuusuf Cismaan Qodax.

Continue reading …
SNM Xaq U Dirir Ayey Ahayd Beelo Ay Tacdi Ku Samaysay Ma Jiraan  Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen

Hargeysa (UCID-Media Group) SNM Xaq U Dirir Ayey Ahayd Beelo Ay Tacdi Ku Samaysay Ma Jiraan Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Si Adag Uga Hadlay Hadal Yeedhay Farmaajo Farmaajo Ma Oga Dhibatadii Iyo Xasuuqii Ku Dhacey Somaliland Nin Taariikh Hayana Maaha ”

Continue reading …
Masuuliyiinta Xisbiga UCID Ee Gobolka Togdheer Oo Ka Dayriyey Xaalada Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Burco

Hargeysa (UCID-Media Group) Masuuliyiinta Xisbiga UCID Ee Gobolka Togdheer Oo Aad Uga Dayriyey Xaalada Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Burco

Continue reading …
Sawiro Xisbiga UCID Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Taliyaha Dab Samiska Axmed Sawaaxili

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Uu Wehelinayeen Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Iyo Xogayaha Gaarka Ee Guddoomiye Faysal Mohammed Galool Ayaa Booqday Xarunta Guud Ee Taliska Ciidanka Dab Damiska Somaliland Isla Markaana Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Taliyaha Dab Damiska Somaliland Sareeye Guuto […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Taliyaha Dab Damiska Somaliland Sareeye Guuto  Axmed Maxamed Xasan  Sawaaxili.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Uu Wehelinayeen Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Iyo Xogayaha Gaarka Ee Guddoomiye Faysal Mohammed Galool Ayaa Booqday Xarunta Guud Ee Taliska Ciidanka Dab Damiska Somaliland Isla Markaana Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Taliyaha Dab Damiska Somaliland Sareeye Guuto […]

Continue reading …
Shir ay Isugu Yimaadeen Masuulinta  Maamulka Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Ayaa Lagu Lafo Gurey Dardar Gelinta Hawlaha Xisbiga Ee Gobolka.

Hargeysa (UCID-Media Group) Shir ay Isugu Yimaadeen Masuulinta Maamulka Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Ayaa Lagu Lafo Gurey Dardar Gelinta Hawlaha Xisbiga Ee Gobolka. Shirkan Oo saaka ka qabsoomay xarunta Xisbiga UCID ee gobolka Togdheer , isla markaana ay ka soo qaybgaleen masuuliyiinta kala duwan ee heer gobol Iyo heer degmo ayaa lagu lafo gurey […]

Continue reading …
Arday Uu Xisbiga UCID Siiyay Deeq Waxbarasho Oo Shahaado sharaf Ku Maamuusay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (UCID-Media Group ) Arday Uu Xisbiga UCID Siiyay Deeq Waxbarasho Oo Shahaado sharaf Ku Maamuusay Faysal Cali Waraabe

Continue reading …
Qaar Ka Mid Ah Ardaydii Xisbiga UCID Siiyay Deeq-da Waxbarasho, Oo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ku Maamuusay Shahaado-sharaf, kadib Markii ay soo dhamaysteen Waxbarashadoodii Jaamacadeed.

Hargeysa (UCID-Media Group) Qaar Ka Mid Ah Ardaydii Xisbiga UCID Siiyay Deeq-da Waxbarasho, Oo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ku Maamuusay Shahaado-sharaf, kadib Markii ay soo dhamaysteen Waxbarashadoodii Jaamacadeed.

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Goobo Muhiima Oo Ku Yaal  Berbera.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Goobo Muhiima Oo Ku Yaal  Berbera. Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday Goobo kala duwan, sida Library-ga Berbera, Kulliyadda Farsamada Gacanta, Xaafado ay Dawladda Hoose ee Berbera ay dajjiyeen Danyar kala duwan, waxaanu indhihiisa ku soo arkay wax-qabad-ka Dawladda […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Shahaado-sharaf ku maamuusay Maayirka Magaalada Berbera Cabdishakuur Ciddin.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Shahaado-sharaf ku maamuusay Maayirka Magaalada Berbera Cabshakuur Ciddin. Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Shahaado-sharaf ku maamuusay Duqa Magaalada Berbera C.shakuur Ciddin. Waxaanu Guddoomiyuhu Sheegay in uu ku abaal-mariyay Wax-qabad-ka Muuqda ee uu ka Maayir-ku ka hirgaliyay Magaalada Berbera, isagoo ugu […]

Continue reading …