Home » Archives by category » Xulashada Wararka Xisbiga UCID (Page 2)
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadalay Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadalay Khudbadii Madaxweyanaha “Waxaan Dadweynaha Reer Somaliland Ka Xaal marinaa Oo Ka Raali Galinayaa Khudbadii Uu Madaxweyne Muuse Ka Jeediyey Agabar.” May ahayn khudbad Madaxweyne, Khudbad Qof Masuul Ahna Ma Ahayn Khudbad Qof Mudakar Ahna Ma Ahayn. Taasi Waxay Ku Tusaysaa […]

Continue reading …
Musharaxii Miisaan Culus Leh Oo Madal Si Wayn Loo Soo Agaasimay Lagu Shaaciyey Kana Sharraxanaan Doona Xisbiga Ucid

Hargeysa (UCID-Media Group) Musharaxii Miisaan Culus Leh Oo Madal Si Wayn Loo Soo Agaasimay Lagu Shaaciyey Kana Sharraxanaan Doona Xisbiga Ucid

Continue reading …
Guddoomiyaha Maraykanka Ee Xisbiga UCID Iyo Xoghayaha Siyaasada Xisbiga Ucid Oo So Weyn  Loogu soo Dhaweeyay Magaalada Hargeysa

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Ee USA C.raxman Axmed Dhakhtar Iyo Xoghayaha Siyaasadda Ee Xisbiga Maxamed Maxamuud Dhoor, Ahna Murashaxiin u Taagan Doorashooyinka Soo Socda, Ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Hargaysa.

Continue reading …
Axmed Xaaji Cali Caynabo oo ka mid ah Murashaxiinta Golaha deeganadka Ee Degmadda Ucid.

Axmed Xaaji.Cali Caynabo oo ka mid ah Murashaxiinta Golaha deeganadka Ee Degmadda Berbera ayaa shalay magalada berbera ugu sameeyay Hadhimo sharafeed Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Xubno Ka mid ah hogaanka sare ee Xisbiga Ucid iyo Halwadeenada gobolla Saaxil ee Xisbiga Ucid. Hafhimo sharafeedkan loo sameyay Masuuliyiinta Xisbiga Ucid ayaa waxa kasoo […]

Continue reading …
SAWIRRO: Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, Oo Ay Weheliyaan Xubno kamid ah Hogaanka Xisbiga Ucid ayaa Booqday, Madaarka Berbera Oo Dib u dhis balaadhan lagu Sameeyay Iyo Xarunta Dab-dhalinta ee Berbera.

Berbera ( UCID-MediaGroup) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, Oo Ay Weheliyaan Xubno kamid ah Hogaanka Xisbiga Ucid ayaa Booqday, Madaarka Berbera Oo Dib u dhis balaadhan lagu Sameeyay Iyo Xarunta Dab-dhalinta ee Berbera. Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa kulamo la qaadanayay Dhalinyarada iyo qeybaha bulshada ee ku dhaqan Gobolkaas. FG: Noomay Suurtagalin In Aanu […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , Oo Ay Weheliyaan Xubno kamid ah Hogaanka Xisbiga Ucid ayaa Booqday, Madaarka Berbera Oo Dib u dhis balaadhan lagu Sameeyay Iyo Xarunta Dab-dhalinta ee Berbera.

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , Oo Ay Weheliyaan Xubno kamid ah Hogaanka Xisbiga Ucid ayaa Booqday, Madaarka Berbera Oo Dib u dhis balaadhan lagu Sameeyay Iyo Xarunta Dab-dhalinta ee Berbera. FG: Noomay Suurtagalin Inaanu Duubno Muuqaalka Madaarka

Continue reading …
Halkan Ka Daawo Kormeerkii Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad Ee Xisbiga Ucid  Saed Omar (Siciid-ucid) Iyo Xogayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Ee Hawdka

Burco(Ucid-Media Group)Halkan Ka Daawo Kormeerkii Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad Ee Xisbiga Ucid Saed Omar (Siciid-ucid) Iyo Xogayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Ee Hawdka Iyo Deegaannada Hoos Yimaada Gobolka Togdheer Oo Dhamays Tiran…….

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Waftigii uu hogaaminayay, ayaa kormeer ku soo sameeyay Goobaha ay dib uga furantay Diinwaangalinta Cod-bixiyayaashu ee Degmada Ceel-af-wayn Iyo Deegaannada hoos taga

Ceelafweyn (UCID-Media Group) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Waftigii uu hogaaminayay, ayaa kormeer ku soo sameeyay Goobaha ay dib uga furantay Diinwaangalinta Cod-bixiyayaashu ee Degmada Ceel-af-wayn Iyo Deegaannada hoos taga. Waxaana Gudoomiyaha iyo masuuliyiintii wehelinaysayba ay Bulshada ku dhaqan Deegaandaas ku baraarujinayeen qaadashada kaadhka Cod-bixinta oo muhiim u ah mustaqbalkooda.

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe , Ayaa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Ceel-Af-wayn, Isla Markaana Kormeeray Goobaha Diinwaangalintu Ka Socoto Ee Degmada Ceel-af-wayn Iyo Deegaannada Hoos Taga Degmadaasi.
Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe , oo ay weheliyaan, xubno kamid ah Hogaanka sare ee Xisbiga ayaa maanta Kormeeray Goobaha Diinwaangalinta ee Burco oo maanta dib ay uga furantay.
Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Shacabka Togdheer u Baaqay In Is Diinwangaliyan

Burco (Ucid-Media Group) “In Doorasho Dhacdo Madaxweynaha Way Ka Go’antahay, Cirro-na Way Ka Go’antahay, Anna Horeba Way Iiga Go’nayd, Burco-na Waxaan Leeyahay is Diinwaangaliya…,” Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe .

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Ayaa Maanta Hoygiisa ku Booqday Abwaankii Waynaa Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo xaaladiisa caafimaad aanay wanaagsanayn.

Burco (Ucid-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Ayaa Maanta Hoygiisa ku Booqday Abwaankii Waynaa Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo xaaladiisa caafimaad aanay wanaagsanayn. Sidoo kale Gudoomiyuhuu wuxuu Booqday Cusbitaalka Guud iyo Xafiiska Badhasaabka Gobolka Togdheer. Ugu Dambayn Gudoomiyaha ayaa kormeer ku tagay Xarunta Xisbiga UCID Ee Gobolka Togdheer, waxaanu halkaas kula kulmay […]

Continue reading …
SAWIRRO: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Ayaa maanta magaalada Burco kaga qeyb-galay Munaasibad qado-sharaf ah oo lagu taageerayay Murashaxnimada C.salaan Maxamed Buraale.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Ayaa maanta magaalada Burco kaga qeyb-galay Munaasibad qado-sharaf ah oo lagu taageerayay Murashaxnimada C.salaan Maxamed Buraale. Waxaa kasoo qeyb-galay munaasibaddan, Madax dhaqameed, Odayaal, Hogaanka Xisbiga UCID, Haween, Dhalinyaro iyo marti sharaf kale. Madax Dhaqameed-kii, Odayaashii, Masuuliyiinyii Xisbiga, oo dhammaantood halkaas ka hadlay, ayaa si mug leh u muujiyay […]

Continue reading …
SAWIRRO: Munaasibaddi Lagu Shaacinayay Murashaxnimada Aadan Xaaji Jaamac C.laahi Oo Xalay Ka Qabsoontay Burco.
Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Ayaa Ka Qayb Galay Xaflad Lagu Taageerayay Musharax Cabdisalaan Buraale

Burco (Ucid-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Ayaa Maanta Magaalada Burco Kaga Qeyb-galay Munaasibad Lagu Taageerayo Murashax C.salaan Maxamed Buraale.

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , Ayaa Maanta Hoygiisa ku Booqday Abwaankii Waynaa Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi.

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , Ayaa Maanta Hoygiisa ku Booqday Abwaankii Waynaa Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo xaaladiisa caafimaad aanay wanaagsanayn. Sidoo kale Gudoomiyuhuu wuxuu Booqday Cusbitaalka Guud iyo Xafiiska Badhasaabka Gobolka Togdheer. Ugu Dambayn Guddoomiyaha ayaa kormeer ku tagay Xarunta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer, waxaanu halkaas kula kulmay xubnaha iyo […]

Continue reading …
Daawo: “Xisbiga Ucid Waa Lagu Badhaadha, Ciddii Timaadana Kuma Qaddo, Murashax Aadanna Wuu Ugu Cod Badan-doona..,” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe .

Daawo: “Xisbiga Ucid Waa Lagu Badhaadha, Ciddii Timaadana Kuma Qaddo, Murashax Aadanna Wuu Ugu Cod Badan-doona..,” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe . Gudoomiyaha ayaa khudbad Dhinacyo badan taabanaysa caawa ka jeediyay Munaasibad ka dhacday Burco, oo lagu shaacinayay Murashaxnimada Adan Jama Abdilahi .

Continue reading …
“Waxaan U Sharraxanahay Togdheer Oo Dhan, Waxaa igu Kallifay Murashaxnimada Saluug Bulshada Reer Burco Ka Qaadeen Madaxdii Matalaysay..,” Murashax Adan Jama Abdilahi

“Waxaan U Sharraxanahay Togdheer Oo Dhan, Waxaa igu Kallifay Murashaxnimada Saluug Bulshada Reer Burco Ka Qaadeen Madaxdii Matalaysay..,” Murashax Adan Jama Abdilahi

Continue reading …
“Murashax Aadan Wuu Guulaysanayaa Oo Waan Ogahay..,” Xoghayaha Arrimaha Gudaha Ee Xisbiga Ucid  Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax .

“Murashax Aadan Wuu Guulaysanayaa Oo Waan Ogahay..,” Xoghayaha Arrimaha Gudaha Ee Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax .

Continue reading …
“Murashax Adan Jama Abdilahi  Naguma Cusba, 9-Sanadood Ayuu Xisbiga Ucid  Ku Jiray..,” Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Ucid  Mudane Saed Omar  (Siciid-Ucid.)

“Murashax Adan Jama Abdilahi Naguma Cusba, 9-Sanadood Ayuu Xisbiga Ucid Ku Jiray..,” Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mudane Saed Omar (Siciid-Ucid.)

Continue reading …
“Anigu Waxaan Ahay Reer Burco, Waxaan Halkan Kaga Markhaati-furayaa In Murashax Aadan La Yimid Labeentii Burco Oo Uu Sida Ku Dooran-yahay..,” Xoghayaha Duulista Xisbiga Ucid Bashiir Xamari.

“Anigu Waxaan Ahay Reer Burco, Waxaan Halkan Kaga Markhaati-furayaa In Murashax Aadan La Yimid Labeentii Burco Oo Uu Sida Ku Dooran-yahay..,” Xoghayaha Duulista Xisbiga Ucid Bashiir Xamari.

Continue reading …
“Waxaan Doonaynaa Inaa Doorataan Dad Idinkana Wax Idin Tara Qarankana Wax Tara Oo Murashax Aadan Ugu Horreeyo Ayaanu Idinka Rabnaa..,” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid  Ahmed Duale

“Waxaan Doonaynaa Inaa Doorataan Dad Idinkana Wax Idin Tara Qarankana Wax Tara Oo Murashax Aadan Ugu Horreeyo Ayaanu Idinka Rabnaa..,” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Ahmed Duale

Continue reading …
“Waxaan Arkayay Madaxweynaheenii Oo Jabuuti Tagoo Qadiifad Loo Dhigoo Ubax-na Loo Dhiibay, Annagu Ubaxa Waxaanu Ka Jecelnahay Ismaaciil Oo Kalmad Wanaagsan Noo Yidhaahda In Aanu Dal Ahaan-jirnay, Ismaaciil Waxaan Leeyahay Sidii Aanu Kuugu Shaqaynay Noogu Shaqee..,” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

“Waxaan Arkayay Madaxweynaheenii Oo Jabuuti Tagoo Qadiifad Loo Dhigoo Ubax-na Loo Dhiibay, Annagu Ubaxa Waxaanu Ka Jecelnahay Ismaaciil Oo Kalmad Wanaagsan Noo Yidhaahda In Aanu Dal Ahaan-jirnay, Ismaaciil Waxaan Leeyahay Sidii Aanu Kuugu Shaqaynay Noogu Shaqee..,” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

Continue reading …
Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid  Mudane Saed Omar (Siciid-ucid) oo ay weheliyaan xubno kamid ah hogaanka sare ee Xisbiga ayaa maanta ka qayb-galay munaasibadda furitaanka is-diiwaangelinta cod-bixiyayaasha ee gobolka Togdheer iyo degmooyinka Ceel Af-weyn, Gar-adag iyo Caynaba oo lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Burco (Ucid-Media Group) Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Mudane Saed Omar (Siciid-ucid) oo ay weheliyaan xubno kamid ah hogaanka sare ee Xisbiga ayaa maanta ka qayb-galay munaasibadda furitaanka is-diiwaangelinta cod-bixiyayaasha ee gobolka Togdheer iyo degmooyinka Ceel Af-weyn, Gar-adag iyo Caynaba oo lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Munaasibadda furitaanka ayaa waxaa […]

Continue reading …
“Wacyi-galinta Ha Lagu Dadaalo, Reer Togdheerow Is Diinwaangaliya..,” Gudoomiye ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Ucid Saed Omar (Siciid-ucid).

Burco (Ucid-Media Group)”Wacyi-galinta Ha Lagu Dadaalo, Reer Togdheerow Is Diinwaangaliya..,” Gudoomiye ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Ucid Saed Omar (Siciid-ucid). Guddoomiye Siciid, Wuxuu khudbad ka jeediyay, Xafladda Dib U Furista Diinwaangalinta Cod-bixiyaasha ee Gobolka Togdheer oo maanta Burco Ka Dhacday.

Continue reading …
Prof Abyan, Oo  khudbad ka jeediyay, Xafladda Dib U Furista Diinwaangalinta Cod-bixiyaasha ee Gobolka Togdheer oo Burco Ka Dhacday.

Burco ( Ucid-MediaGroup) “Muhimadda Diinwaangalintu, Waa Ina Aanad Mustaqbalkaaga Iyo Noloshaada Daawade Ka Noqon..,” Murashax Madaxweyne Ku Xigeen Xisbiga Ucid Prof Axmed Ahmed Muse Abyan . Prof Abyan, Wuxuu khudbad ka jeediyay, Xafladda Dib U Furista Diinwaangalinta Cod-bixiyaasha ee Gobolka Togdheer oo Burco Ka Dhacday.

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xilal Cusub Magacaabay:-

Hargeysa (UCID-Media Group)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridk ah ee Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa xilal cusub u magacaabay Qaar ka Mida ah Masuuliyiinta Gobolka Sanaag ee Xisbiga Ucid . Guddoomiyaha xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, isaga oo tix-raacaya qoddobka 22aad farqadiisa 1aad ee xeerka Xisbiga UCID.Isla markaana la tashaday guddida fullinta, […]

Continue reading …
Guddomiyaha Xisbiga Mucaradka Ah Ee UCID Oo Booqday Dekeda Berbera Iyo Xaaladaha Uu Kusoo Arkay

Guddomiyaha Xisbiga Mucaradka Ah Ee UCID Oo Booqday Dekeda Berbera Iyo Xaaladaha Uu Kusoo Arkay DAAWO MUUQAAL : Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa maanta Booqday Dekedda Labaad ee Berbera oo dhismaheedu socdo. Waxaa Guddoomiyaha Wehelinayay Murashaxa Madaxweyne ku Xigeen Prof Ahmed Muse Abyan , Gudoomiye ku Xigeenka Sadexaad Saed Omar (Siciid-ucid), […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa maanta Booqday Dekedda Labaad ee Berbera oo dhismaheedu socdo.

Berbera (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa maanta Booqday Dekedda Labaad ee Berbera oo dhismaheedu socdo. Waxaa Gudoomiyaha Wehelinayay Murashaxa Madaxweyne ku Xigeen Prof Ahmed Muse Abyan , Gudoomiye ku Xigeenka Sadexaad Saed Omar (Siciid-ucid), Xohayaha Arrimaha Gudaha Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax . Ugu horrayn waxaa waftiga Gudoomiyaha Xafiiskiisa ku […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan, Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad Siciid Cumar(Siciid-ucid), Xoghayaha Arrimaha Gudaha Maxamuud Ramaax, Gudoomiyaha Gobolka Ee Xisbiga Cabdi Cilmi, Murashaxiinta ka Sharraxan Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil iyo masuuliyiin kale, ayaa maanta soo kormeeray Goobaha diinwaangalinta Gobolka Saaxil Iyo Degmada Sheekh.

Hargeysa (UCID-Media Group) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan, Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad Siciid Cumar(Siciid-ucid), Xoghayaha Arrimaha Gudaha Maxamuud Ramaax, Gudoomiyaha Gobolka Ee Xisbiga Cabdi Cilmi, Murashaxiinta ka Sharraxan Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil iyo masuuliyiin kale, ayaa maanta soo kormeeray Goobaha diinwaangalinta Gobolka Saaxil Iyo Degmada Sheekh.

Continue reading …