Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Khudbad Taariikhi Ah Ka Jeediyay Shir Balaadhan Oo Loo Qabtay Madax Dhaqameedka Reer Sool.
Continue reading …Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Deegaanka Adhi-Cadeeye ee Gobolka Sool . Waxaana Gudoomiyaha kaga hor tagay Duleedka Magaalada Adhi-Cadeeye Qeybaha bulshada kala duwan sida Madax Dhaqameed, Haween Iyo Dhalinyaro, kuwaas oo kor u lulay caleemo qoyan, kuna dhawaaqayay Ereyo muujinaya kalgacalka ay u qabaan Hogaamiyaha Ruuxiga […]
Continue reading …Daawo Muuqaal : Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga UCID Mudane Maxamed Cali Muuse (Jiir) Oo Ka Hadlay Diinwaangalinta Ka Bilaabmi Doonta Sool, Sidoo Kalena Ka Digay In Olole Loo Baddalo Ka Qeyb Qaadashada Daah-Furka Diinwaangalinta Gobolkaasi.
Continue reading …Hay’adda Islaamiga ah ee Al Nour Charity Foundation oo inta badan ka shaqaysa arimaha sama-falka ayaa maanta xarun cusub ka furatay koonfurta Galbeed Ee Magaalada hargaysa,waxaana xaruntani lagu xanaanayn doonaa caruurta curyaamiinta ah ama qaba xanuunka Dhimirka. Munaasibadan Balaadhan Ee Lagu Daah-furayay Xaruntan Cusub Ee Ay Haay’adda Al Nour charity ka furatay magaalada hargaysa ayaa […]
Continue reading …Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta soo kormeeray Dhismaha Dugsiga Farsamda Gacanta Ee Maxamed Mooge, Kaas oo ay hirgalinayaan Ururka Haldoor . Waxaana Gudoomiyahu markii uu gaadhay xarunta Dhismaha Dugsigaasi, ayaa waxaa halkaasi warbixino ku saabsan xaaladda Dhismaha Dugsiga Siiyay Masuuliyiinta Ururka Haldoor . Intaasi ka dib waxaa halkaasi kalmado kooban ka […]
Continue reading …Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Lala Yeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanayaa .
Continue reading …Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Ninkii Ugu Horeeyay Ee Soomaali Ah Ee Noqda Prefesor + Sawiro
Continue reading …Daawo Muqaal : “ Xisbiga UCID Ahaan Waxaanu Ahayn Ragii Isku Soo Jiidayay Khaatumo Iyo Somaliland ..” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Soo Dhaweeyay Wada Hadalada U Furmay Somaliland Iyo Khaatumo .
Continue reading …Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Deeq ka kooban kuraas iyo miisas gaadhsiiyay Dugsi waxbarasho oo ku yaalla Xaafadda Daami Ee Magaalada Hargaysa . Waxaana Gudomiyuhu maanta booqday Dugsigaasi, isagoo ay wehelinayeen Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga oo ay ka mid ahaayeen Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Yuusuf Googooye, Gudoomiyaha XIsbiga UCID Ee Gobolka […]
Continue reading …Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa ku baaqay in la soo saaro sharci lagu tirtirayo guddiyada qabaa’ilka iyo shirarka beelaha ee dib ugu celinaya dalka meel uu beri hore ka gudbay. Guddoomiye Faysal Cali-waraabe oo khudbad ka jeediyey shir uu xisbigiisu ku qabsaday magaalada Hargeysa habeenimadii Salaasadii, waxa uu walaac xoog […]
Continue reading …Daawo Muuqaal : “Qurba Joogga Waxaan Leeyahay Qaran Ayaa U Baahantihin, Qabiil Uma Baahnidin ..” Khudbadii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Uu Ka Jeediyay Xafladii Qurbojooga .
Continue reading …Halkan Ka Daawo Muuqaalka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Yusuf Goo Gooye Iyo Qudbadiisii Munaasibada Casho Sarafta Ee Qurbejoota.
Continue reading …Halkan Ka Daawo : “ Waxaad Moodda In Bariga Somaliland Naacaw Fiican Ka Imanayso, Dadkii Somaliland Bilaabayna Ay Ku Noqdeen Qabiil, Khattarta Maanta Somaliland Haysata Kama Soo Jeedo Awdal, Kama Soo Jeeddo Deegammada Bariga, Waxay Ka Soo Jeeda Beesha Dhexe ..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Hoos Ka Daawo Khudbadan Taarikhiga ah Ee Uu […]
Continue reading …Daawo Muuqaal : “ Xal Lama Waayine, Xiniyo Ayaa La Waayay, Ninka Madaxda Ahina Haddaanu Lahayn Karti Uu Ku Qaato Go’aan Adag In Uu Kursiga Soo Doontaba Maaha ..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Warbaahinta u Warramay Ka Dib Markii uu Soo Dhamaaday Kulankii Madaxweynaha Iyo Madaxda Axsaaba .
Continue reading …Munaasibad Bilan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa Habeenkii xalay ahaa ka dhacday Hotel Scandanivian Ee Magaalada Hargaysa . Ujeeddada Munaasibaddan ayaa ahayd Casho Sharaf Xisbiga UCID uu ku maamuusay Qurbo joogta ku sugan Dalka Ee ka tirsan Xisbiga UCID . Waxaana ugu horeen Munaasibaddaasi ka hadlay oo hadalo soo dhaween ah […]
Continue reading …Daawo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Yuusuf Ibraahin Googooye Oo Naqdiyey Xafladi Lacagta Badan Lagu Burburiyey Ee Gobolka Togdheer Loogu Qabtay Qurba Joogta
Continue reading …Xisbiga UCID Oo Shir Aan Caadi Ahayn Isugu Yeedhay Maalinta Khamiista Dhamaan Xoghayeyaasha Iyo Guddlda Fulinta Ee Xisbiga UCID.
Continue reading …Hargeysa (UCID-Media Group ) Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa warqad oo ku codsanayo in Cali Gurey u hogaansamo go’aankii Guddida Diinwaangalinta Gelinta Ururada Siyaasada Iyo Ansaxinta Asxaabta qaranka u gudbiyay maanta isla guddidaas. Warqadan oo uu ku saxeexanyahay Af Hayeenka Xisbiga UCID Mudane Maxamed Xasan Khayre (Shabaash) oo nuqil ka mid ahi soo gaadhay […]
Continue reading …Gudoomiyaha Xisbga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka qeyb galay Munaasibad Si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu wan-qalayay Degmada Cusub Ee Balli-Mataan . Waxaana Gudoomiyuhu markii uu soo galay Madashii xafladda uu kala kulmay soo dhaween aad u balaadhan, iyadoo dhamaan dadkii halkaa ku sugnaa ay fadhiga ka kaceen, isla […]
Continue reading …Daawo Muuqaal : Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga UCID Oo Maanta Shir Jaraa’id Ku Qabtay Magaalada Hargaysa , Isla Markaana Kaga Hadlay Qodobo Kala Duwan .
Continue reading …Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Qeyb Galay Munaasibad Lagu Dhiirigalinayo Ardayda Jaamacadda Alpha .
Continue reading …Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Ka Dhacay Awr-Boogays .
Continue reading …Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo La Hadlay Warbaahinta, Isla Markaana Bayaamiyay Go’aamadii Maanta Ka Soo Baxay Guddida Diinwaangalinta .
Continue reading …Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa maanta Deegaanka Qotton-Dabo Ee Gobolka Maroodijeex kaga qeyb galay Caleemo Saar loo Sameeyay Suldaan Sakariye Suldaan Maxamed C/laahi Galaal . Gudoomiyuhuu Markii uu gaadhay Deegaankaasi ayaa waxaa bulshada Deegaankaasi ay kaga hor tageen meel ka durugsan Magaalada Qotton-dabo, iyagoo halkaasna kaga soo galbiyay kolonyo gaadiid ah iyo […]
Continue reading …Halkan Ka Daawo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Yuusuf Ibraahin Googooye Oo Kulamo La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Madax Dhaqameedka Deegaanka Togdheer Oo U Diyaara In Ay Ku Soo Biiraan Xisbiga UCID Burco (UCID-Media Group ) Halkan Ka Daawo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Yuusuf Ibraahin Googooye Oo Kulamo La Qaatay Qaar […]
Continue reading …Halkan Ka Daawo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Oo Ka Xog Waramay Socdaaladii Ay Ku Tageen Gobolka-Sanaag Iyo Hawsha Baaxada Weyn Ee U Taal Ee Uu Hadda Guddo Galay. Hargaysa (UCID-medai Group )Halkan Ka Daawo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Oo Ka Xog Waramay Socdaaladii Ay Ku Tageen Gobolka-Sanaag Iyo Hawsha Baaxada Weyn Ee […]
Continue reading …Daawo Muuqaal : “ Shirka Golaha Dhexe Waxaa Qaban Karaa Guddida Fulinta Oo Qudha, Mar Haddii Uu Dib U Dhacay ..” Afhayeenka Guud Ee Xisbiga UCID Maxamed Xasan Shabaash .
Continue reading …Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ucid Oo Bogaadiyay Shacabka Reer Sanaag Sidoo Kalena Ka Hadlay Isku Daygii Inqilaab Ee Turkiga
Continue reading …Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Khibrad Iyo Xeel Dheeri Siyaasaddeed Ka Muuqato Uga Hadlay Xafladii Daahfurka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Gobolka Sanaag Ceerigaabo (UCID-Media Group)Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Khibrad Iyo Xeel Dheeri Siyaasaddeed Ka Muuqato Uga Hadlay Xafladii Daahfurka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Gobolka […]
Continue reading …Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta ka qeyb galay Xafladda Daah-furka Diinwaangalinta Gobolka Sanaag oo maanta ka dhacday Beerta Xorriyadda ee Ceerigaabo . Waxaana Munaasibaddan ka soo qeyb galay Madxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C/raxman Saylici, Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka C/qadir Aadan, Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Madaxda Axsaabta, Wasiiro iyo […]
Continue reading …