Home » Archives by category » Xulashada Wararka Xisbiga UCID (Page 13)
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Maanta  Ka Qeyb Galay Xuska Maalinta Dib U Xoraynta Ethopia Oo Hargaysa Lagu Xusay + Sawiro

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka qeyb galay Xuska Maalinta Dib u Xorraynta Ethopia oo Hargaysa laga xusay . Waxaana xafladdaasi ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland . Xuskan ayaa loo yaqaan GIMBOT, iyadoo xuskan maalitanna xaflad loogu qabtay Magaalada Hargaysa […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Khudbadii Uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ka Jeediyay Xafladii Caleemo Saarka Suldaanka Guud Ee Beesha Ibraahim Sheekh Isaxaaq (San-Buur) .

Daawo Muuqaal : Khudbadii Uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ka Jeediyay Xafladii Caleemo Saarka Suldaanka Guud Ee Beesha Ibraahim Sheekh Isaxaaq (San-Buur) .      

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Qeyb Galay Xafladda Caleemo Saarka Suldaanka Guud Ee Beesha Ibraahim Sheekh Isaxaaq (San-Buur) + Sawiro

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Wafti Balaaadhan oo uu Hogaminayay oo muddooyinkii u danbeeyay safar shaqo ku joogay Gobolka Togdheer ayaa Maanta Deegaanka Beer ee Duleedka Burco kaga qeyb galay Xaflad Balaadhan oo lagu caleemo saarayay Suldaanka Guud Ee Beesha Ibraahim Sh.Isaxaaq (San-Buur) . Munaasibadda Caleemo saarka oo ahayd mid si heer […]

Continue reading …
DAAWO- Guddoomiyeyaasha Sadexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Maxay Ka Aaminsan Yihiin 18 May Iyo 26 June Nala Daawo

DAAWO- Guddoomiyeyaasha Sadexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Maxay Ka Aaminsan Yihiin 18 May Iyo 26 June Nala Daawo

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Khudbad Taarikhiya Ka Jeediyay Munaasibad Xisbiga Ucid Magaalada Burco Ugu Qabtay Taageerayaal Ku Soo Biiray .

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Khudbad Taarikhiya Ka Jeediyay Munaasibad Xisbiga Ucid Magaalada Burco Ugu Qabtay Taageerayaal Ku Soo Biiray .   Qeybta Hore Ee Khudbaddan Oo uu kaga hadlayo Soo Dhaweenta .     Qeybta Danbe Ee kHudbadda Gudoomiyaha Oo Uu kaga Hadlayo Somalia

Continue reading …
Gudaha Ka Eeg : Xisbiga UCID Oo Xaflad Soo Dhaween Ah Magaalada Burco Ugu Qabtay Taageerayaal Baaxad Leh Oo Ka Soo Digo Rigtay Xisbiyada  WADDANI Iyo KULMIYE  + Daawo Sawirada

Waxaa Maanta Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Tog-Dheer ka qabsoontay Xaflad Soo Dhaween ah oo Xisbiga Ucid ku soo Dhaweenayay Taageerayaal Baaxad Leh oo ka soo Digo rogtay Xisbiyada WADDANI iyo Kulmiye kuwaas oo si rasmi ah taageerodoodii iyo cududooiba ugu biiriyay Xisbiga Ucid . Xafladdan oo ahayd mid ilyartu is qabtay isla markaana loo […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Abwaan Reer Burco Ah Oo Gabay U Tiriyay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Dareenka Gudoomiye Faysal .

Daawo Muuqaal : Abwaan Reer Burco Ah Oo Gabay U Tiriyay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Dareenka Gudoomiye Faysal .    

Continue reading …
Daawo Muuqaal : Hor-Dhaca Xaflad Balaadhan Oo Xisbiga Ucid Magaalada Burco Ugu Qabtay Taageerayaal Baaxad Leh Oo Ku Soo Biiray.

Daawo Muuqaal : Hor-Dhaca Xaflad Balaadhan Oo Xisbiga Ucid Magaalada Burco Ugu Qabtay Taageerayaal Baaxad Leh Oo Ku Soo Biiray.      

Continue reading …
Halkan Ka Daawo Dood Loo Qabtay Xisbiyada Somaliland UCID,Kulmiye Iyo Wadani Oo Isagu Dooddaa Ka Muquurtay.

Halkan Ka Daawo Dood Loo Qabtay Xisbiyada Somaliland UCID,Kulmiye Iyo Wadani Oo Isagu Dooddaa Ka Muquurtay. Hargeysa (UCID-Media Group) Doodadan Ayaa Waxay Ku saabsanayd heshìiska Maalgashi ee Dekedda Berbera dekedda Berbera oo dhowaan dalka isu-tagga Imaaraadka Carabta ay ku kala saxeexdeen dawladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta iyo xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland. Doodan ayaa waxaa ka qayb galay […]

Continue reading …
Wafti Culus Oo Uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Xisibiga UCID Oo Ku Foole Xarunta Gobolka Togdheer Ee Burco Iyo Ujeeddada Socdaalka Weftiga.

Wafti Culus Oo Uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Xisibiga UCID Oo Ku Foole Xarunta Gobolka Togdheer Ee Burco Iyo Ujeeddada Socdaalka Weftiga. Burco (UCID-Media Group) Ilaa maalintii Shaley ayaa magaalada Burco ee xarunta gobolka togdheer waxaa laga dareemayey qaban qaabada xaflad lagu soo dhaweynayo taageerayaal cusub oo cuddud iyo miisaanba ku leh gobbolada Sool, Sanaag, Saraar, Togdheer […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Waxa Uu  Tacsi Tiiraanyo Leh Diraya Eheladii, Qarabaadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Marxuun  Axmed Cali Maxamed Oo Magaalada Burco Ku Geeriooday

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة                      لااله الاالله انالله وااناليه راجعون قال الله تعالي (( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !! إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ “وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Laanta Sweden Ee Xisbiga Mucaaradka UCID Oo Guud Ahaan Shacabka Reer Somaliland Ku Hambalyeeyey Munaasibadda 18-May Awgeed.

Guddoomiyaha Laanta Sweden Ee Xisbiga Mucaaradka UCID Oo Guud Ahaan Shacabka Reer Somaliland Ku Hambalyeeyey Munaasibadda 18-May Awgeed.   Stockholm,(UCID-Media Group)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Ee Laanta Sweden, Dr Ibrahim Cali Kirih [Faacuul], ayaa Guud Ahaan Shacabka Reer Somaliland KuHambalyeeyey Munaasibadda Maalinta Qaranimada Somaliland 18-May . Guddoomiye Dr Ibraahim Cali kirih  ayaa sidan ku sheegayqoraal uu […]

Continue reading …
Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Munaasibadda Xuska 18 May Kala Qeyb Galay Shacabka Reer Awdal + sawiro

Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Munaasibadda Xuska 18 May Kala Qeyb Galay Shacabka Reer Awdal + sawiro Borama (UCID-medai Group) Wafti uu hogaaminayo Guddoomiye ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Ucid mudane Maxamuud Cali Muuse (Jiir) isla markaana ay xubno ka ahaayeen Xoghayaha Warfaafinta Ucid Mudane Yuusuf Kayse C/laahi, Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada C/qani Salaf iyo Xubno kale […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Hussein Oo Hambalyo U Diray Guud Ahaan Shacabka Somaliland

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Hussein Oo Hambalyo U Diray Guud Ahaan Shacabka Somaliland Hargeysa (UCID-Media Group)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa hambalyo u diray guud ahaan shacabka Somaliland munaasibadda Xuska 18 May awgeed. War-murtiyeed kooban oo uu Guddoomiyuhu ka soo saaray magaalada Hargeysa, ayuu umadda Somaliland ugu rejeeyay in ay […]

Continue reading …
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Ujeedka Safar Uu Ku Tagay Dalka Dibadiisa, Wareejinta Dekeda Berbera, Maamul Goboleed Gobolka Sanaag Lagaga Dhawaaqay Iyo Arimo Kale+Sawiro Iyo Muuqaal

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Ujeedka Safar Uu Ku Tagay Dalka Dibadiisa, Wareejinta Dekeda Berbera, Maamul Goboleed Gobolka Sanaag Lagaga Dhawaaqay Iyo Arimo Kale+Sawiro Iyo Muuqaal Hargeysa(UCID-Media Group):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maalmihii u danbeeyeyba safaro shaqo  ugu maqnaa dalka dibadasiii […]

Continue reading …
Gudaha Ka Eeg :Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Kana Hadlay Qodobo Xasaasi Ah + Daawo Sawirada

Gudaha Ka Eeg :Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Kana Hadlay Qodobo Xasaasi Ah + Daawo Sawirada Hargaysa(UCID-Media Group)- Guddomiyaha XIsbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa saaka dib ugu soo laabtay dalka ka dib safaroo uu ugu maqnaa dalka dibaddiisa . Waxaana Guddoomiyaha Magaalada Hargaysa […]

Continue reading …
Gudaha Ka Eeg :Xaflad Casho Sharaf Ah Oo Lagu Sagootinayo Guddoomiyaha Ucid Oo Xalay Ka Dhacday London + Sawiro:-

Gudaha Ka Eeg :Xaflad Casho Sharaf Ah Oo Lagu Sagootinayo Guddoomiyaha Ucid Oo Xalay Ka Dhacday London + Sawiro:- Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga ucid laantiisa Uk ayaa xaflad casho sharaf oo lagu soo dhawaynayey Xubno Cusub oo misaan ku leh Gayiga Somaliland ku soo dhaweyey Xafladan oo ka duwan xafladahii hore ayaa waxa goobta lagu […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo Wareysi Gaar ah} Guddomiyaha Xisbiga-UCID Oo Si Mug Leh Uga Hadlay Heshiiska Dekedda Berbera Ee Dhex Maray Somaliland Iyo Imaraadka Carabta Kuna Tilmamay Heshiis Taariikhiya Oo Dhaqaalaha Iyo Siyaasadda Wadanka Wax Badan Ka Tari Doona.

{Halkan Ka Daawo Wareysi Gaar ah} Guddomiyaha Xisbiga-UCID Oo Si Mug Leh Uga Hadlay Heshiiska Dekedda Berbera Ee Dhex Maray Somaliland Iyo Imaraadka Carabta Kuna Tilmamay Heshiis Taariikhiya Oo Dhaqaalaha Iyo Siyaasadda Wadanka Wax Badan Ka Tari Doona. Hargeysa (UCID-Media Group):- {Halkan Ka Daawo Wareysi Gaar ah} Guddomiyaha Xisbiga-UCID Oo Si Mug Leh Uga Hadlay […]

Continue reading …
Halkan Ka  Daawo:Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Xisbiga UCID  Cabdiqaadir Ibrahim Salaf Kabtanka Oo Dadweynaha Ku Gobolka Moroidi jeex Ku Dhiiri Galiyey In Ay Qaataan Kaadhka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha

Halkan ka Daawo:Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Xisbiga UCID Cabdiqaadir Ibrahim Salaf Kabtanka Oo Dadweynaha Ku Gobolka Moroidi jeex Ku Dhiiri Galiyey In Ay Qaataan Kaadhka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha

Continue reading …
GUDDOOMIYAHA UCID EE MA DAALAHA AH ENG FAISAL ALI HUSSEIN OO SHEFIELD U IMANAYA HAWLIHII ICTIRAAFKA ISAGOO MARTIQAAD KA HELAY GOLEHA DEGAANKA SHEFIELD :

GUDOOMIYAHA UCID EE MA DAALAHA AH ENG FAISAL ALI HUSSEIN OO SHEFIELD U IMANAYA HAWLIHII ICTIRAAFKA ISAGOO MARTIQAAD KA HELAY GOLEHA DEGAANKA SHEFIELD : Hargeysa (UCID-Media Group)Guddoomiyahani waa gudoomiye u heelan danta qarnka Somaliland oo ay ku suntantay jeceylka uu dalka hooyo u qabo , waa dal loo dhibay isaga aawadii waa dal loo xidhay […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Oo Warqad Qoraal Ah Gaadhsiiyay Nicholas Kay

Tuesday, August 19th, 2014 | Posted by admin Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Oo Warqad Qoraal Ah Gaadhsiiyay Nicholas Kay Aug 19, 2014 Hargeysa(UCID-Media Group) – Xisbi Mucaaridka UCID ayaa Qoraal Kasoo Saaray Imanshaha Xoghaye Niklos Key kaasi oo ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Xisbigaasi Faysal Cali Waraabe waxaanu u dhignaa sidan: From: Ucid Party (Xisbiga Cadaalada Iyo […]

Continue reading …