Home » Entries posted by Admin (Page 4)
Entries posted by Admin
Qaar Ka Mid Ah Ardaydii Xisbiga UCID Siiyay Deeq-da Waxbarasho, Oo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ku Maamuusay Shahaado-sharaf, kadib Markii ay soo dhamaysteen Waxbarashadoodii Jaamacadeed.

Hargeysa (UCID-Media Group) Qaar Ka Mid Ah Ardaydii Xisbiga UCID Siiyay Deeq-da Waxbarasho, Oo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ku Maamuusay Shahaado-sharaf, kadib Markii ay soo dhamaysteen Waxbarashadoodii Jaamacadeed.

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Goobo Muhiima Oo Ku Yaal  Berbera.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Goobo Muhiima Oo Ku Yaal  Berbera. Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday Goobo kala duwan, sida Library-ga Berbera, Kulliyadda Farsamada Gacanta, Xaafado ay Dawladda Hoose ee Berbera ay dajjiyeen Danyar kala duwan, waxaanu indhihiisa ku soo arkay wax-qabad-ka Dawladda […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Shahaado-sharaf ku maamuusay Maayirka Magaalada Berbera Cabdishakuur Ciddin.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Shahaado-sharaf ku maamuusay Maayirka Magaalada Berbera Cabshakuur Ciddin. Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Shahaado-sharaf ku maamuusay Duqa Magaalada Berbera C.shakuur Ciddin. Waxaanu Guddoomiyuhu Sheegay in uu ku abaal-mariyay Wax-qabad-ka Muuqda ee uu ka Maayir-ku ka hirgaliyay Magaalada Berbera, isagoo ugu […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Oo Xalay Casho Sharaf U Sameeyey Dhakhaatiir Ka Timi Wadanka Taiwan Oo Socaal Shaqo U Jooga Somaliland

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Xalay Casho-sharaf U Sameeyay Dhakhaatiir u dhashay Waddanka Taiwan, Kuwaas Oo Socdaal Shaqo Ku Jooga Somaliland. Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa Habeenimadii Xalay Casho-sharaf u sameeyay, dhakhaatiir u dhashay waddanka Taiwan, kuwaas oo socdaal shaqo u jooga Somaliland. Munaasibaddan casho-sharafta ah ayaa waxaa ka […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo ka qayb-galay Aas qaran Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Axmed-yaasiin Xaaji Cabdilaahi Abu-site

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo ka qayb-galay Aas xabaalaha Xaraf ee duleedka Caasimadda Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Axmed-yaasiin Xaaji Cabdilaahi Abu-site oo xalay geeriyooday. Guddoomiyaha Xisbiga UCID , ayaa waxa Aaska Marxuum Axmed-yaasiin Xaaji Cabdilaahi Abu-site kala qayb-galay Madaxweynaha, xildhibaanno, siyaasiyiin madax dhaqameed, ganacsato iyo boqollaal ka mid […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Xuseen Oo Sheegay In Ay Qaadayaan Talaabooyin Haddii Uu Madaxweynihu….

Hargeysa (UCID-Media Group ) Anagu Doorasho Ayaanu Doonaynaa Isha Allah Tacaaalaa…..Waxaa ingu Raftay Wax Komishin La Yidhaa …….Bishan Aakhirkeeda Ayuu Qaatay In Uu Dhamaynayo…. Arintaasi Haddii Ay Dhamaan Waydo Anaguna Talaabooyin Ayaanu Qaadaynaa…… Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen

Continue reading …

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Ka Qeyb-galay Munaasibad Xilkii Ay kula Kala Wareeegayeen Gudoomiyihii Hore Ee SONYO iyo Gudoomiyaha La Doortay Ee Cusub.

Continue reading …
Xisbiyada Mucaaridka Ah Oo Shir Jaraa’id Xasaasiya Qabtay,Baaqna U Diray Madaxweyne Muuse Biixi,Komishanka Cusub & Taageerayaasha Xisbiyada Ucid & Waddani……

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiyada Mucaaridka Ah Oo Shir Jaraa’id Xasaasiya Qabtay,Baaqna U Diray Madaxweyne Muuse Biixi,Komishanka Cusub & Taageerayaasha Xisbiyada Ucid & Waddani…… Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Mudane Xirsi Xaaji Cali Oo Kulan Warbaahineedkan Oo Lagu Qabtay Xarunta Dhexe Ee Xisbiga UCID Isaga Oo Ku Hadlayey Magaca Labada Xisbi Mucaarid Sheegay In Xalku Ku Jiro Gacanta […]

Continue reading …
Xoghayaha  Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid  Maxamuud Cali  Ramaax Xadhigaygu Xaq Daro Ayuu Ahaa

Hargeysa (UCID-Media Group) Xadhigaygu Xaq Daro Ayuu Ahaa Waxaanu Ahaa Xaaraan Iyo Kiis Aan Jirin Oo La Been Abuurey Oo La Buunbuuniyey, Waxaa La Yaab Ah In Aan Xabsiga Hargeysa Ku Ugu Tagay Muwaadin 24 Sanadood Loogu Xukumay Facebook Ayaad Wax Ku Qortay. Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax

Continue reading …
Murashaxii Madaxweyne ku Xigeen Ee Xisbiga UCID oo Faah-faahiyay Maxsuulka Socdaalkii Ay Isaga iyo Gudoomiye Faysal ku Soo Mareen Qaar Ka Mid Ah Wadamada Africa.

Hargeysa (UCID-Media Group) Murashaxii Madaxweyne ku Xigeen Ee Xisbiga UCID oo Faah-faahiyay Maxsuulka Socdaalkii Ay Isaga iyo Gudoomiye Faysal ku Soo Mareen Qaar Ka Mid Ah Wadamada Africa.

Continue reading …
Soo Dhaweyntii Saaka Guddoomiyaha  Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Walaacii Uu Ka Muujiyay Xaalada Dalka .

Hargeysa( UCID-Media Group) Soo Dhaweyntii Saaka Ee Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Walaacii Uu Ka Muujiyay Xaalada Dalka . Awooda ugu sareysa ee dalku waa shacabka…… Ninka Qaawanow Dhar Xidho

Continue reading …
Sidii Diiranayd Ee Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Loogu Soo Dhaweeyey Madaarka Hargeysa Iyo Nuxurka Khudbad Oo Dhinacyo  xasaasiya Oo Uu Jeediyey

Hargeysa (UCID-Media Group) “Labadan Sano Ee Muuse Xilka hayey dibaa loo socdey, Shacabka ayaa nabad-galiyada Caafimadka, biyaha, laydhka iyo Wax kasta oo ay Rabaan qabsadey Ee dawlad wax yeeshey Mooyee dawlad wax tartey Ma jiryo, Sidaasey hanjabaad iyo Waxyaalo kale ku darsatey. Ordoo magaaladii hargeysa Soo Daawada Suuqyadeeda, Addis-ababa-na Soo Eega, “Meeshan lagu murmi-maayo Cidina […]

Continue reading …
Soo Dhawayntii Abid Ugu Balaadhnayd Oo Maanta Lagu Qaabilay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe .

Hargeysa (UCID-Media Group ) Dadweynaha Ku Dhaqan Caasimadda Somaliland Ayaa Soo Dhawayntii Abid Ugu Balaadhnayd Maanta Ku Qaabilay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe .

Continue reading …
Waftigii Hogaanka Sare Ee Xisbiga UCID Oo Kulmo Muhiim La Qaatay

Hargeysa (UCID-Media Group) Waftigii Xisbiga Ucid Ee Uu Hogaaminyey Guddoomiye Faysal Cali Xuseen Pro Ahmed Muse Abyan Iyo Xoghayaha Arimaha Dibaddaba Hibaq Ali Maydhalaalis Oo kulamo gooni gooni ah la qaatay madaxda dalka Burundi. Wafttiga oo kulamo la qaatay madaxweyne-xigeenka iyo wassiirro xukuummadda Burundi kamida, waxay hor-dhigeen qaddiyadda Somaliland. Madaxda reer Burundi waxay si-weyn usoo […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Hambalyeeyey Soona Dhaweeyey Heshiiska Jabhada Caare Iyo Xukuumada

Hargeysa (UCID-Media Group ) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Hambalyeeyey Soona Dhaweeyey Heshiiska Jabhada Caare Iyo Xukuumada

Continue reading …
Hogaanka Sare Ee Xisbiga Oo Uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Booqasho Rasmi Ah Ku Jooga Wadanka Burundi.

Hargeysa (UCID-Media Group) Waxa aanu safar shaqo ku nimid wadanka Burundi 30/12/2019, Safarkaas oo uu hogaaminayey gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Xuseen kuna wehelinayeen xoghayaha arimaha dibada Hibaaq Ali iyo Musharaxii Madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga Ucid Pro. Axmed Abdi Abyan, halkaas oo aanu martiqaad rasmiya ka helnay Madaxweyne ku xigeenka wadanka Brundi H.E.Gaston […]

Continue reading …
Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Oo Si Adag U  Cambaareeyay Xadhiga Xaaraanta Ah Ee Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax

Hargeysa (UCID-Media Grå Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Oo Si Adag U Cambaareeyay Xadhiga Xaaraanta Ah Ee Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax

Continue reading …
Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Awdal Ee Xisbiga UCID oo Si Adag u Canbaareeyay Xadhiga Sharci-darada Ah Ee Aar-goosiga Ee Lagula Kacay Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga UCID Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax

Hargeysa (UCID-Media Group) Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Awdal Ee Xisbiga UCID oo Si Adag u Canbaareeyay Xadhiga Sharci-darada Ah Ee Aar-goosiga Ee Lagula Kacay Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga UCID Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax

Continue reading …
Siyaasiyiin, Xildhibaano, Cuqaal,Dhlinyaro Iyo Wax Garadka Gobalka Saaxil Oo Si Adag U Cambaareeyey  Xadhiga Waxshmimada Ah Ee Lagu Qafaashay Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax

Hargeysa (UCID-Media Group) Siyaasiyiin, Xildhibaano, Cuqaal,Dhlinyaro Iyo Wax Garadka Gobalka Saaxil Oo Si Adag U Cambaareeyey Xadhiga Waxshmimada Ah Ee Lagu Qafaashay Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax

Continue reading …
Qareenka Xog-haye Ramaax Gar-yaqaan Xasan Cawaale Oo Sheegay In Laga Hor Istaagay In Uu Xabsiga Ku Booqdo Xog-Haye Ramaax.

Hargeysa (UCID-Media Group) Qareenka Xog-haye Ramaax Gar-yaqaan Xasan Cawaale Oo Sheegay In Laga Hor Istaagay In Uu Xabsiga Ku Booqdo Xog-Haye Ramaax.

Continue reading …
Maamulka Gobolka Maroodijeex Ee Xisbiga UCID Oo Si Adag U Cambaareeyay Xadhiga Xog-Hayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga UCID Oo Ku Xidhan Hargaysa.

Hargeysa (UCID-Media Group) Maamulka Gobolka Maroodijeex Ee Xisbiga Ucid Oo Waxaan Loo Dulqaaadan Karin Ku Tilmaamay Hab Dhaqanka Xukuumada Isla Markaana Ku Baaqay Isu Soo Bax Haddii 24ka Saacadood Ee Soo Socda Xuriyiadiisa Loo Soo Celin Waayo Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax

Continue reading …
Mudaharaad Gilgilay Degmada Sheekh Oo Lagga Soo Hor Jeedo Xadhiga Sharci Darada Ah Ee Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga UCID

Hargeysa (UCID-Media Group) Waxa Hadda Degmada Sheekh Ka Socda Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo Xidhiga Xaq Darada Ah Ee Sifaha Sharciga Baal Marsan Ee Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax. Waxaa Kaloo La Sheegayaa Xubno Ka Mid Ah Ehelada Xoghayaha In Iyagana Xabsiga Lagu Gurey…..

Continue reading …
Madaxwaynaha Walaalkii Ku  Yidhi Dhafoorka Ayaan Kaa Tooganayayaa, Xoghaye Ramaax

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Sheegay In Madaxwaynaha Walaalkii Ku Yidhi Dhafoorka Ayaan Kaa Tooganayayaa, Waxaana la igu soo weeraray Qori AK47 ah,” Waxaan Hadda Lagu Xidhay Xarunta CID-da Magaalada Hargeysa.

Continue reading …
Madaxweynaha Iyo Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Ah Oo Kulankii Labaad Maanta Isugu Yimi Iyo Go’aan La Isla Qaatay

Hargeysa (UCID-Media Group) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa kulankii labaad maanta qasriga madaxtooyada kula qaatay gudoomiyeyaasha xisbiyada mucaaridka ee UCID iyo Waddani, Eng Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe) iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). Markii kulankaasi laga soo baxayna wax saxaafada la hadlay […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Qadiyada Somaliland & Arimo kale Oo Xasaasi Ah

Hargeysa (UCID-Media Group) Daawo Muuqaal Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Qadiyada Somaliland & Arimo kale Oo Xasaasi Ah

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Kormeer Ku Maray Suuqyada Hargaysa.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Kormeer Ku Tagay Suuqyada Hargaysa, Luqad Adag-na Kula Hadlay Madaxweynaha Kadibna Bulshada Ugu Baaqay In Ay Kacdoon Sameeyaan. “Ismalahayn Hargeysa waxa ay u darsan doontaa maayiradii Qabiilka ahaa ee Muqdisho laga soo magacaabi jiray” Sidaa waxa yidhi Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Maanta […]

Continue reading …
Qoyska Madaxweyne Biixi, Waddankii Dukaan ayay ka dhigteen” Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (UCID-Media Group) Madaxweyne Biixi, Waddankii Wuxuu Ka Dhigay Dukaan Qoyskiisu Leeyahay Taasina Socon Mayso ……………. Somaliland Qas Iyo Dhibaato Aan Muuse Ahayni Kama Jirto …….. Caalamkiina Go’doon Baynu Kaga Jiraa Oo Waxay U Arkaan Nin Aan Lala Shaqayn Karin…….. Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen

Continue reading …
Xisbiyada  Ucid Iyo Wadani Oo Si Wada Jir Ah U Aqbalay Dhamaan Go,aamadii Guddida Dhex Dhexaadinta

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiyada Mucaaridka  Ee Ucid Iyo Wadani Oo Si Wada Jir Ah U Aqbalay Dhamaan Go,aamadii Guddida Dhex Dhexaadinta

Continue reading …
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Cida Khatarta Ku Ah Somaliland In Ay Tahay Inta Xilka Haysa

Hargeysa (UCID-Media Group) “Cid qudha ee Somaliland khatar ku haysa ee looga baqaya una baahan in laga badbaadiyaa waa inta xilka haysa ee Madaxwaynuhu ugu horeeyo” Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Hoos Ka Daawo

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ku Gacan Saydhay Dalabka Madaxwey Biixi  Oo Ugu Baaqay Guddoomyayaasha  Xisbiyada Mucaaridka Ah  Kulan Degdeg Ah

Hargeysa (UCID-Media Group ) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ku Gacan Saydhay Dalabka Madaxwey Biixi Oo Ugu Baaqay Guddoomyayaasha Xisbiyada Mucaaridka Ah Kulan Degdeg Ah Waa Nasiib Daro wayn In Qofka Madaxda Ah Uu Afkiisa Iyo Uurkiisu Is Yeelan waayo Waa Nasiib daro wayn’ Madaxwayne Muuse Labadaas sano Dalka Hayay Qudbaduhuu […]

Continue reading …