Home » Entries posted by Admin (Page 24)
Entries posted by Admin
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Oo Tacsi U Diray Eheladii, Qarabaadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Marxuun Dr Cabdi Aw Daahir Oo Magaalada Burco Ku Geeriooday

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة                      لااله الاالله انالله وااناليه راجعون قال الله تعالي (( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !! إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ “وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ […]

Continue reading …
Xoghayaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Oo Beniyay Qoraal Been Abuur Ah Oo Uu Sheegay In Lagu Baahiyey Saxaafadda Qaarkeed.

Xoghayaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Oo Beniyay Qoraal Been Abuur Ah Oo Uu Sheegay In Lagu Baahiyey Saxaafadda Qaarkeed. Hargeysa (UCID-Media Group) Ku simaha xog hayaha guud Xisbiga Mucaariska ah ee Ucid Cabdi Naasir Yuusuf Cismaan Qodax ayaa ka hadlay warqad been abuur oo laga been abuuray sexeexiisa iyo emailkiisa , Cabdi naasir qodax […]

Continue reading …
G’aamo ka Soo Baxay Shir Ay Isugu Yimaadeen Guddida Joogtada Ah Ee Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka

Fadhigii Maanta ee Gudida joogtada ah ee xisbiga cadalada iyo daryeelka UCID Waxaa fadhiga ka soo baxay Go,aamo ay ka mid yihin qodabadan hoos ku xusan:- ………………………………………………………………………………………………………………………………………………… 1. Waxaa fadhiga golaha fullinta lagu ayiday xil kaa qaadistii Guddomiyahii Saddexaad ee ku meel gaadhka ahaa ee xisbiga UCID. Mudane: Cali Maxamed Yusuf (Cali Gurey) 2. Guddidu […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbad Qiimo Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Munaasibad Maanta Ka Dhacday Hargaysa

Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbad Qiimo Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Munaasibad Maanta Ka Dhacday Hargaysa

Continue reading …
War-Saxaafadeed Xisbiga UCID:- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xilkii Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad Ka Qaaday Cali Guray Iyo Xubno Kale  Masuuliyin Kalena Magacaabay

War-Saxaafadeed Xisbiga UCID:- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xilkii Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad Ka Qaaday Cali Guray Iyo Xubno Kale Masuuliyin Kalena Magacaabay

Continue reading …
Ogeysiis Ogeysiis:  Xaflada Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee  Xisbiga UCID  03/04/2016 :

Ogeysiis Ogeysiis: Xaflada Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID 03/04/2016 : London (UCID-Media Group) Waxaa la Ogeysiinayaa dhammaan taageerayaasha Xisbiga UCID Iyo jaaliyada Somaliland ee ku nool cariga ingriiska (UK) in la qabandoono xaflad lagu soo dhaweynayo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID ee dhawaan xisbigu magacaabay Mudane Yusuf Ibraahim Googooye Habeenka […]

Continue reading …
Xisbiga UCID OO RAALI GALIN KA BIXIYEY HADAL XALAY KA SOO YEEDHAY JAMAAL CALI XUSSEN OO UU KU DURAAYEY MUUSE BIIXI IYO MAXAMED AW SICIID

Xisbiga UCID OO RAALI GALIN KA BIXIYEY HADAL XALAY KA SOO YEEDHAY JAMAAL CALI XUSSEN OO UU KU DURAAYEY MUUSE BIIXI IYO MAXAMED AW SICIID Hargeysa(UCID-Media Group):- Xisbiga mucaaridka ee UCID ayaa waxaa uu raali galin ka bixiyey hadal xalay ka soo yeedhay Jamaal Cali Xussen taas  oo uu ku sheegaayey  Jamaal in khilaafka xisbiga ka […]

Continue reading …
Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID Yuusuf Ibraahim Googooye Oo Guddomiyaha xisbiga UCID Iyo Guddida Fulinta Uga Mahad celiyay Xilka Cusub Ee Loo Magacaabay.

Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID Yuusuf Ibraahim Googooye Oo Guddomiyaha xisbiga UCID Iyo Guddida Fulinta Uga Mahad celiyay Xilka Cusub Ee Loo Magacaabay. Hargeysa (UCID-Media Group) Yuusuf Ibraahim Googooye oo dhawaana Guddomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe u Magacaabay Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID , ayaa qoraal uu soo gaadhsiiyey UCID-Media Group uga mahad […]

Continue reading …
Gudaha Ka Eeg : “ Reer Burco Kubadda Caan Ayay Ku Ahayeen , Markay Kubaddu Idin Dhaafto , Ninkaan Idin Dhaafi Jirine ..” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Koob U Dhigay Kooxaha Kubadda Ee Gobolka Togdheer + Kaftankii Faysal Iyo Dareenkii Reer Burco + Daawo Sawirada

Hargaysa(UCID-Media Group) – Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe  iyo Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo maalmihii u danbeeyay safar shaqo ku joogay Gobolka Togdheer ayaa Koob u dhigay laba kooxood oo ka mida kooxaha kubadda cagta ee Gobolka Togdheer . Ujeedada koobkan ayaa ahayd sidii dhalinyarada loo tusi lahaa in la barbar taaganyahay iyo […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal : “ War Ma Haysid Ee UCID Hilaac , Xisbiga Ucid Waa Hilaacay ..” Suldaan Rashiid oo ka mid ah Madax Dhaqameedka Gobolka Sanaag

Daawo Muuqaal : “ War Ma Haysid Ee UCID Hilaac , Xisbiga Ucid Waa Hilaacay ..” Suldaan Rashiid oo ka mid ah Madax Dhaqameedka Gobolka Sanaag

Continue reading …
Daawo Muuqaal : “ Xisbiga Ucid , Gobolka Sool Waxa Uu Ku Leeyahay Sumcad Wanaagsan , Aadna Waa Looga Taageersanyahay ..,” Murashax Ka Sharaxan Gobolka Sool Murashax Cabdi Mire Cali

Daawo Muuqaal : “ Xisbiga Ucid , Gobolka Sool Waxa Uu Ku Leeyahay Sumcad Wanaagsan , Aadna Waa Looga Taageersanyahay ..,” Murashax Ka Sharaxan Gobolka Sool Murashax Cabdi Mire Cali

Continue reading …
Xisbiga Ucid Oo Magalada Burco Ku Qabtay Munaasibad Ay Kusoo Dhawaynayeen Taageerayaal Kusoo Biiray Xisbiga+Sawiro

Xisbiga Ucid Oo Magalada Burco Ku Qabtay Munaasibad Ay Kusoo Dhawaynayeen Taageerayaal Kusoo Biiray Xisbiga+Sawiro Hargeysa (UCID-Media Group) Munaasibaddan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay soo buux dhaafiyeen taageerayaasha baaxadda leh ee Xisbiga Ucid ayaa waxaa Xisbigu ku soo Dhaweenayay Taageerayaal Xisbigaasi ku soo biiray . Waxaanay Munaasibaddani […]

Continue reading …
Halkan Ka DaawoGudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Oo Labada Xisbi Ee Kulmiye Iyo Wadani Ku Eedeyay In Ay Isku Kaashanayaan Muxaafid Ahaan Isago Ku Tilmaamay Sharci Daro

Halkan Ka DaawoGudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Oo Labada Xisbi Ee Kulmiye Iyo Wadani Ku Eedeyay In Ay Isku Kaashanayaan Muxaafid Ahaan Isago Ku Tilmaamay Sharci Daro

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Kulan Balaadhan La Yeeshay Caawa Waxgaradka Iyo Odayaasha Deegaanka Gobolka Sool + Sawiro

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Kulan Balaadhan La Yeeshay Caawa Waxgaradka Iyo Odayaasha Deegaanka Gobolka Sool . Burco (UCID-Media Group )Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa kulan balaadhan la yeeshay Waxgaradka iyo Odayaasha Deegaanka Gobolka Sool . Kulankan ayaa ujeeddadiisu daarnayd sidii la isugu baraarujin lahaa Diinwaangalinga Soo socota ee […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo Ama Ka Dhegeyso }Shacabka Reer Burco Oo Aan U Kala Hadhin Soo Dhaweenta Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Aqal Iyo Muuqaal +Sawiro

Burco (UCID-Media Group)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeayay Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer . Soo Dhaweenta Gudoomiyaha oo si wayn looga Dareemay Magaalada Burco ayaa ahayd mid aanay Bulshada Reer Burco u kala hadhin, waxaana hor kacayay Badhasaabka Gobolka Maxamed Ibraahim […]

Continue reading …
“Maanta Callanka Somaliland Labba Waddan Oo Kali Ah Ayuu Magaalooyinkooda Ka Taaggan Yahay, Waanna Jabuuti Iyo Itoobiya”Faysal Cali Waraabe”

“Maanta Callanka Somaliland Labba Waddan Oo Kali Ah Ayuu Magaalooyinkooda Ka Taaggan Yahay, Waanna Jabuuti Iyo Itoobiya”Faysal Cali Waraabe” Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Calankii Somaliland oo wadamo badan ka taagnan Jiray wakhtigii Xukumadihii hore dalka Xukumayeen in Dawlada Siilaanyo mudadii ay xilka haysay ku soo […]

Continue reading …
XISBIGA UCID OO SOO JEEDIYEY IN GUDDOOMIYE CIRRO XILKA LAGA XAYUUBIYO MAXKAMADNA LASOO TAAGO(DAAWO).

XISBIGA UCID OO SOO JEEDIYEY IN GUDDOOMIYE CIRRO XILKA LAGA XAYUUBIYO MAXKAMADNA LASOO TAAGO(DAAWO). Hargeysa(UCID-Media Group) Xisbiga UCID ayaa soo jeediyey maanta in xilka laga qaado guddoomiye, Isla mar ahaantaana maxkamad lasoo taago. Sidaana waxaa lagu sheegay shir jaraa’id oo uu maanta xarunta dhexe ee xisbiga UCID uu ku qabtay xoghayaha xidhiidhka gobolada ee xibiga […]

Continue reading …
Xisbiga UCID Oo Xilal Cusub Oo Uu Ku Jiro Xoghayihii Guud Iyo Xilal Kale Magacaabay:-

Xisbiga UCID Oo Xilal Cusub Oo Uu Ku Jiro Xoghayihii Guud Iyo Xilal Kale Magacaabay:- Hargeysa(UCID-Media Group) Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta dhexe ee xisbiga UCID oo uu ku saxeexanyey guddoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay UCID-Media Group ayaa lagu sheegay in guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal […]

Continue reading …
Daawo Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Gabiley

Daawo Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Gabiley   Hargeysa(UCID-Media Group) Musharaxa jagada madaxwayne ee xisbiga UCID  Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada gabiley ee xarunta gobolka gabiley oo ay maanta si rasmi ah uga bilaabantaydiiwaangalinta codbixiyayaasha. Waxaana socdaalkan uu Jamaal Cali […]

Continue reading …
Ninka Xoolaha Ummadda Imika Haysta Haysku Dooran – Waa Waraabe Aad Ku Tidhi Adhiga Ii Raac NIMAAN KUU TUDHEYN YAANU KUU TALIN.

Ninka Xoolaha Ummadda Imika Haysta Haysku Dooran – Waa Waraabe Aad Ku Tidhi Adhiga Ii Raac NIMAAN KUU TUDHEYN YAANU KUU TALIN. Weligay Maan Arag Nin Madaxtinimo U Tartamaya Oo Xoolahii Ummadda Xoog Ku Haysta Dhul, Beero, Iyo Guriyo ah Hanti Ummaddeed oo haddana Ku leh waxaan ahay Murashax Madaxweyne ee i dooro Barwaaqo ayaan […]

Continue reading …
{Hakan Ka Daawo} Muuqaal Dhamays Tiran Xafladii Daahfurka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Ee Gobol Saaxil Iyo Guddoomiye Faysal  Oo Ku Tilmaamay Hogaanka Labada Xisbiga Waddani Iyo Kulmiye Kuwo Socod Barad  Ah

Berbera (UCID-medai Group) Guddomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku sifeeyey hogaamiyeyaasha labada xisbi ee Waddani iyo kulmiye kuwo Socod Barad Ku ah siyaasada Somaliland Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka oo dhamaystiran

Continue reading …
Xaflada Daahfurka Diwaangalinta Codbixiyayaasha Oo Goordhawayd Ka Bilaabmatay Magaalada Berbera+Sawiro

Xaflada Daahfurka Diwaangalinta Codbixiyayaasha Oo Goordhawayd Ka Bilaabmatay Magaalada Berbera+Sawiro Hargeysa(UCID-Media Group )Xaflad lagu daah furayo diiwaangalinta codbixiyayaasha gobolka Saaxil ayaa mardhawayd ka furantay magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil. Xafladan daahfurka ah ayaa ahayd mid lagu kala dirayay shaqaalaha ka hawl galaya goobaha diiwaangalinta ka furmayso. Waxaana furintaanka xafladan ka qayb galay masuuliyiinta xisbiyada, […]

Continue reading …
Waddani Oo Sheegay In Faysal Dil Toogasho Ah Ugu Hanjabay Cirro Iyo Faysal Oo Ka Jawaabay

Waddani Oo Sheegay In Faysal Dil Toogasho Ah Ugu Hanjabay Cirro Iyo Faysal Oo Ka Jawaabay Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka jawaabay hadal shalay ka soo baxay oo ay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani u tafsiileen inuu ugu hanjabay Dil Toogasha ah Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka […]

Continue reading …
War-saxaafadeed Ka Soo Baxay Komishanka Doorashooyinka Qaranka

War-saxaafadeed Ka Soo Baxay Komishanka Doorashooyinka Qaranka. “Guddida Doorashooyinka Qaranku waxay uga mahadnaqayaan saddexda xisbi Qaran iyo Madaxtooyadaba kaalintii wanaagsanayd ee ay ka qaateen hirgelinta diiwaangelinta codbixiyayaasha oo ay ilaa hadda si fiican u wadaan.   Haseyeeshee, waxa soo baxaya cabashooyin isa soo taraaya oo u muuqda olole siyaasadeed oo ay wadaan xisbiyada KULMIYE iyo […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dacwad Uu U Gudbiyay Guddida  Doorashooyinka Qaranka

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dacwad Uu U Gudbiyay Guddida Doorashooyka Qaranka Hargeysa(UCID-Medai Group ) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraab e ayaa ka hadlay dacwad uu u gudbiyay gudida doorashooyinka qaranka somaliland isla markaana uu masuuliyiinta xisbiyada Kulmiye iyo Wadani ku eedeyey inay wadaan olole […]

Continue reading …
{Daawo}Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Labadda Xisbi Ee KULMIYE Iyo WADDANI Uga Diggay Inay Diwaan-galinta Gobolka Saaxil Ay ka Dhigaan Olole iyo kaambayn Iyagoo Isticmaalaya Lacagtii Ummada.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Labadda Xisbi Ee KULMIYE Iyo WADDANI Uga Diggay Inay Diwaan-galinta Gobolka Saaxil Ay ka Dhigaan Olole iyo kaambayn Iyagoo Isticmaalaya Lacagtii Ummada. Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Labadda Xisbi Ee KULMIYE Iyo WADDANI Uga Diggay Inay Diwaan-galinta Gobolka Saaxil Ay ka […]

Continue reading …
Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliyihii Qaybta Boliska Ee Barbera Marxuum Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud Casayr .

Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliyihii Qaybta Boliska Ee Barbera Marxuum Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud Casayr . Barbera (UCID-medai Group)- Waxaa Maanta Aas Qaran loo Sameeyey Taliyihii Qaybta Boliska Barbera Marxuum Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud Casayr oo saaka 10 subaxnimo lagu aasay xabaalaha Gunbur wananood. Aaskan ayaa waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid, Madaxweyne ku xigeenka […]

Continue reading …
DAAWO Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xaalada Berbera Iyo Dablayda La Soo Qabtay Kuna Tilmaamay In Qaranka Lagu Soo Duulay Ee Aan Reer Gaara Loo Jeedin.

DAAWOGuddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xaalada Berbera Iyo Dablayda La Soo Qabtay Kuna Tilmaamay In Qaranka Lagu Soo Duulay ee aan Reer Gaara Loo Jeedin. Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo oo galabta gaadhay magaalada Berbera ee gobolka Saaxiil Ayaa dowlada ku amaanay […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Tacsi U Diray Qoyska Qaraabada iyo Ehelka Ciidanka Booliska Iyo Dhamaan Ciidamada Qaranka Somaliland Dilkii Taliyihii Ciidadanka Booliska Berbera

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة                      لااله الاالله انالله وااناليه راجعون قال الله تعالي (( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !! إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ “وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ […]

Continue reading …
Murashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiyada UCID  Jamaal Cali Xuseen Oo Dalka Ku Soo Laabtay , Kana Hadlay Qodobo Xasaasi Ah + Eeg Sawirada + Dhagayso

Murashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiyada UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Dalka Ku Soo Laabtay , Kana Hadlay Qodobo Xasaasi Ah + Eeg Sawirada + Dhagayso “ Labada Xisbi Ee Waddani Iyo Kulmiye Iyagaa Is Wattay , Doorashadiina Iyaga Is Wattay Oo Isugu Shubayay Oo Xulufo Ayay Ahaayen , Xoolihii Umaddana Labaduba Way Isticmaalayaan ..”   Hargaysa(UCID-Media […]

Continue reading …