Home » Entries posted by Admin (Page 23)
Entries posted by Admin
GUDDOOMIYAHA UCID EE MA DAALAHA AH ENG FAISAL ALI HUSSEIN OO SHEFIELD U IMANAYA HAWLIHII ICTIRAAFKA ISAGOO MARTIQAAD KA HELAY GOLEHA DEGAANKA SHEFIELD :

GUDOOMIYAHA UCID EE MA DAALAHA AH ENG FAISAL ALI HUSSEIN OO SHEFIELD U IMANAYA HAWLIHII ICTIRAAFKA ISAGOO MARTIQAAD KA HELAY GOLEHA DEGAANKA SHEFIELD : Hargeysa (UCID-Media Group)Guddoomiyahani waa gudoomiye u heelan danta qarnka Somaliland oo ay ku suntantay jeceylka uu dalka hooyo u qabo , waa dal loo dhibay isaga aawadii waa dal loo xidhay […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo  Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Mudane Yuusuf Kayse Cabdillahi Oo Ka Hadlay Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Sida Ay U Socoto

Halkan Ka Daawo Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Mudane Yuusuf Kayse Cabdillahi Oo Ka Hadlay Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Sida Ay U Socoto Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Warfaafinta ee xisbiga ucid oo wateysi gaara siiyey shabakda Hadhwanaag ayaa ka waramay qaabka ay u socoto diiwaangelinta codbixiyayaasha ee Gobol Maroodijeex, ayaa waxa uu sheegay in aanay u socon qaabkii […]

Continue reading …
Xisbiga UCID Oo Xilal Cusub U Magacaabay Gobolada Togdheer Iyo Sanaag

Xisbiga UCID Oo Xilal Cusub U Magacaabay Gobolada Togdheer Iyo Sanaag   Hargeisa (UCID Media Group): Xisbiga UCID isaga oo ka duulaya u diyaar garawga dhamaystirka qaab-dhismeedka guud ee xisbiga,isla markaana bilaabay dib u habaynta iyo dardar gelinta xisbiga, waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 6 May 2016 u magacaabay Gobolada Togdheer Iyo Sanaag […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo} Masuuliyiinta xisbiga UCID ayaa shalay kormeeray  habsami-u-socodka hawlaha diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland ee Gobolka Maroodijeex gaar ahaan Degmada Daarusalaam

{Halkan Ka Daawo} Masuuliyiinta xisbiga UCID ayaa shalay kormeeray habsami-u-socodka hawlaha diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland ee Gobolka Maroodijeex gaar ahaan Degmada Daarusalaam

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo}Guddoomiyaha Xisiga Ucid Iyo Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayay Oo Soo Kormeeray Goobaha Diinwaangalintu Ka Socoto Ee Deegannada Hoos Taga Degmooyinka Salaxley Iyo Sabo-Wanaag Ee Gobolka Maroodijeex

{Halkan Ka Daawo}Guddoomiyaha Xisiga Ucid Iyo Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayay Oo Soo Kormeeray Goobaha Diinwaangalintu Ka Socoto Ee Deegannada Hoos Taga Degmooyinka Salaxley Iyo Sabo-Wanaag Ee Gobolka Maroodijeex

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Eng.Faysal Cali Waraabe Oo U Xilal Cusub Magacaabay Dalka Guddihiisa Iyo Laamaha Dibbada.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Eng.Faysal Cali Waraabe waxa uu magacaabay xilal dalka gudihiisa iyo debadiisaba ah, ka dib markii uu Latashaday guddida fulinta isla markaana uu arkay baahida loo Qabo buuxinta Jagooyinkan. Waxa uu magacaabay masuuliyantan hoos ku xusan.

Continue reading …
Daawo: Guddoomiyaha Xisbigga Mucaaradka Ah Ee UCID Oo Si Faah-Faahsan Uga Hadlay Doorkii Uu Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Ku Lahaa Dhiddibo-U-Taagidda Dawlad-nimadda Somaliland.

Daawo: Guddoomiyaha Xisbigga Mucaaradka Ah Ee UCID Oo Si Faah-Faahsan Uga Hadlay Doorkii Uu Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Ku Lahaa Dhiddibo-U-Taagidda Dawlad-nimadda Somaliland. Hargeysa(UCID-Media Group)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay taariikhdii faca waynayd ee soo yaalka ahayd Iyo yagleelidii Somaliland ee uu lahaa alla haw naxariistee madaxwaynihii hore ee Somaliland Marxuun […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisiga Ucid Iyo Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayay Oo Soo Kormeeray Goobaha Diinwaangalintu Ka Socoto Ee Deegannada Hoos Taga Degmooyinka Salaxley Iyo Sabo-Wanaag Ee Gobolka Maroodijeex + Sawiro

Guddoomiyaha Xisiga Ucid Iyo Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayay Oo Soo Kormeeray Goobaha Diinwaangalintu Ka Socoto Ee Deegannada Hoos Taga Degmooyinka Salaxley Iyo Sabo-Wanaag Ee Gobolka Maroodijeex + Sawiro Hargaysa( UCID-Media Group)- Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa safar qaatay labo cisho, ku soo maray Deegannada Hoos […]

Continue reading …
Gudaha Ka Daawo : Masuuliyiinta Ugu Saraysa Xisbiga Ucid Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadallo Ka Soo Yeedhay Jamaal Cali Xuseen Iyo Masuuliyiin Isugu Jira Xubno Uu Xisbigu Shaqo Joojin Ku Sameeyay Iyo Xubno Uu Xilkii Iyo Xubinimadiiba Ka Xayuubiyay

Gudaha Ka Daawo : Masuuliyiinta Ugu Saraysa Xisbiga Ucid Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadallo Ka Soo Yeedhay Jamaal Cali Xuseen Iyo Masuuliyiin Isugu Jira Xubno Uu Xisbigu Shaqo Joojin Ku Sameeyay Iyo Xubno Uu Xilkii Iyo Xubinimadiiba Ka Xayuubiyay Hargeysa (UCID-Media Group) Heshiiskii labada garab ee ay ka kala hogaaminayeen Jamaal Cali Xussen Iyo Faysal […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo Ama Ka Akhri NuxurKa Go’aamo Ka Soo Baxay Guddida Fulinta Ee Xisbiga UCID Oo Xoghayahii Golaha Dhexe Shaqada Lagaga Joojiyey Iyo  Xubno Xisbiga La Caydhiyey.

Halkan Ka Daawo Ama Ka Akhri NuxurKa Go’aamo Ka Soo Baxay Guddida Fulinta Ee Xisbiga UCID Oo Xoghayahii Golaha Dhexe Shaqada Lagaga Joojiyey Iyo  Xubno Xisbiga La Caydhiyey:-   Hargeysa(UCID-Media group) Shir ay maanta oo ay bishu tahay 30 April 2016,  ay  iskugu yimadeen  guddida joogtada ee  golaha fulinta  xisbiga ee UCID oo uu Guddoominayey Guddomomiyaha […]

Continue reading …
Gudaha Ka Eeg :Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Maanta Iska Diinwaangaliyay Xarunta Shaqaalaha Dawladda + Dareenkii Gudoomiye Faysal Iyo Saadaasha Uu Ka Bixiyay Doorashada Soo Socota + Sawiro

Gudaha Ka Eeg :Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Maanta Iska Diinwaangaliyay Xarunta Shaqaalaha Dawladda + Dareenkii Gudoomiye Faysal Iyo Saadaasha Uu Ka Bixiyay Doorashada Soo Socota + Sawiro Hargaysa(UCID-Media Group)- Guud ahaanba waxaa Gobolka Maroodijeex maanta si rasmi ah uga bilaabmay Diinwaangalitna Cod-bixiyayaasha . Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay Wehelinayeen qaar ka […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daaw} Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Taageerey Bilowga Diiwaangelinta Codbixiyaha Maroodijeex Kan Jeediyey Khudbad Taariikhi Ah Oo Dhaxal Gal Ah.

{Halkan Ka Daaw} Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Taageerey Bilowga Diiwaangelinta Codbixiyaha Maroodijeex Kan Jeediyey Khudbad Taariikhi Ah Oo Dhaxal Gal Ah.     Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa xukumadda Somaliland gaar ahaan wasaarada arimaha gudaha Somaliland ugu baaqay inay si dhakhsaha u […]

Continue reading …
Xisbiga UCID Oo Xilal Cusub U Magacaabay Gobolka Maroodi Jeex

Hargeisa (UCID Media Group): Xisbiga UCID isaga oo ka duulaya u diyaar garawga dhamaystirka qaab-dhismeedka guud ee xisbiga,isla markaana bilaabay dib u habaynta iyo dardar gelinta xisbiga, waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 27 April 2016 u magacaabay Gobolka Maroodi Jeex (Hargeysa) Saddex masuul oo cusub . Warsaxaafadeedkan oo ka soo baxay xarunta xisbiga […]

Continue reading …
Gudaha Ka Eeg : “ Xisbiga Ucid Waa Lagu Soo Biirayaa , Dad Badan Ayaa Imanayaa , Khilaaf Kama Jiro Xisbiga Ee Waxaan U Arkaa In Ay Tahay Mashruuc Ku Socda Xisbiga Oo La Doonayo In La Yidhaa Waa La Isku Haystaa ..” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Qodobo Xasaasi Ah + Daawo Sawirada

Gudaha Ka Eeg : “ Xisbiga Ucid Waa Lagu Soo Biirayaa , Dad Badan Ayaa Imanayaa , Khilaaf Kama Jiro Xisbiga Ee Waxaan U Arkaa In Ay Tahay Mashruuc Ku Socda Xisbiga Oo La Doonayo In La Yidhaa Waa La Isku Haystaa ..” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Qodobo […]

Continue reading …
Daawo Afhayeenka Xisbiga UCID Oo Hadda Ku Dhawaaqay In Aan Jamaal Cali Xuseen Ku Hadli Karin Afka Xisbiga UCID Digniina U Diray Murashaxa Ku Meel Gaadhka Ah

Daawo Afhayeenka Xisbiga UCID Oo Hadda Ku Dhawaaqay In Aan Jamaal Cali Xuseen Ku Hadli Karin Afka Xisbiga UCID Digniina U Diray Murashaxa Ku Meel Gaadhka Ah

Continue reading …
Halkan Ka Daawo  Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Xuseen Khubad Xasaasi Ah Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo  Uu Ka Jeediyey Xafladii Soo Dhaweynta  Xoghayaha  Guud Ee  Xisbiga UCID Yuusuf  Ibraahim Jaamac (Googooye)

Halkan Ka Daawo  Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Xuseen Khubad Xasaasi Ah Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo  Uu Ka Jeediyey Xafladii Soo Dhaweynta  Xoghayaha  Guud Ee  Xisbiga UCID Yuusuf  Ibraahim Jaamac (Googooye) London(UCID-Media Group) Xigabiga UICD ayaa toddobaadkii hore xaflad  baalaadhan oo soo dhaweyn ah u sameeyey Xoghayaha Guud ee UCID ee uu dhawaanta magacaaby Guddoomiyaha Xisbiga UCID. […]

Continue reading …
WARGELIN  MUHIIM AH :- CODSI KU SOCDA WARBAAHINTA MAXALIGA AH IYO TA DIBADA

WARGELIN  MUHIIM AH :- CODSI KU SOCDA WARBAAHINTA MAXALIGA AH IYO TA DIBADA Hargeysa (UCID-Media Group) Waxa jira hab fawda ah oo loola dhaqmo warbaahinta taasoo khalkhal galin looga jeedo , markasta waxa haboon in warbaahintu nidaamka jira ay ku salayso shaqadeeda si aanay u dhalan inay abuuranto kalsooni daro laga qaado shaqadeeda . Maalmahan […]

Continue reading …
{Halakan Ka Daawo}Xisbiga Ucid Oo Baaq Ka Soo Saaray DhibaatadaTahriibka Fariina U Diray Xukuumada Iyo Haldoorka Bulshada, Soo Jeediyay In Loo Aqoonsado 17 April Maalinta Aafada Tahriibta Somaliland Sanad Walba

{Halakan Ka Daawo}Xisbiga Ucid Oo Baaq Ka Soo Saaray DhibaatadaTahriibka Fariina U Diray Xukuumada Iyo Haldoorka Bulshada, Soo Jeediyay In Loo Aqoonsado 17 April Maalinta Aafada Tahriibta Somaliland Sanad Walba Hargeysa(UCID-Media Group):-Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa baaq ka soo saaray  aafada balaaddhan ee samaynta ku yeelatay dhalinyarada somaliland ee Tahriibka. Soo Jeediyay In Loo […]

Continue reading …
Xisbiga Ucid Oo Baaq Ka Soo Saaray DhibaatadaTahriibka Fariina U Diray Xukuumada Iyo Haldoorka Bulshada, Soo Jeediyay In Loo Aqoonsado 17 April Maalinta Aafada Tahriibta Somaliland Sanad Walba

Xisbiga Ucid Oo Baaq Ka Soo Saaray DhibaatadaTahriibka Fariina U Diray Xukuumada Iyo Haldoorka Bulshada, Soo Jeediyay In Loo Aqoonsado 17 April Maalinta Aafada Tahriibta Somaliland Sanad Walba   Hargeysa(UCID-Media Group):-Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa baaq ka soo saaray  aafada balaaddhan ee samaynta ku yeelatay dhalinyarada somaliland ee Tahriibka. Soo Jeediyay In Loo Aqoonsado […]

Continue reading …
Guddida Anshaxa Ee Xisbiga UCID Oo Xubinimadii Xisbiga Ka Xayuubisay  Cabdiqaadir Cali Qawdhan Oo Ahaa Madaxii Abaabulka Xisbiga UCID Ee Cariga Ingriiska (UK) Oo Hore Loogu Sameeyey Xil Ka Joojin

Guddida Anshaxa Ee Xisbiga UCID Oo Xubinimadii Xisbiga Ka Xayuubisay Cabdiqaadir Cali Qawdhan Oo Ahaa Madaxii Abaabulka Xisbiga UCID Ee Cariga Ingriiska (UK) Oo Hore Loogu Sameeyey Xil Ka Joojin:-

Continue reading …
Xil Ka Joojin Madaxa Abaabulka UK Ee Xisbiga UCID Abdiqadir Ali Qawdhan

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة       Ref/UCID/69/2016 Date: 20/04/2016 UJEEDDO/ XIL KA JOOJIN     Ku : Gud Qaarada Europe Mudane Mukhtar Mohamed Yusuf Geeraare Og :Xoghayeha guud ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka Mudane Yusuf Googooye Og : Xoghayeha Arimaha dibada […]

Continue reading …
Xisbiga UCID Waxa  uu Manta la Wadaaagayaa shacabka Reer Somaliland  Iyo Eheladii Ay Ka Baxeenba Tiiraanyada Iyo Murugadaa Aadka U Qadhaadh Ee ka Dhacday Bada U Dhaxaysa MASAR Iyo TALYAANIGA

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة                      لااله الاالله انالله وااناليه راجعون قال الله تعالي (( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !! إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ “وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ […]

Continue reading …
Guddaha Ka Eeg Xafladii Soo Dhaweynta  Xoghayaha  Guud Ee  Xisbiga UCID Yuusuf  Ibraahim Jaamac (Googooye) Sawiro + Maqal Iyo Muuqaal

Guddaha Ka Eeg Xafladii Soo Dhaweynta  Xoghayaha  Guud Ee  Xisbiga UCID Yuusuf  Ibraahim Jaamac (Googooye) Sawiro + Maqal Iyo Muuqaal     London(UCID-Media Group) Xigabiga UICD ayaa habeenkii xalay (Sabtidii) kulan baalaadhan ku yeeshay xaaflada Frost Gate ee bari magaalada London oo lagu soo dhaweynayey Xoghayaha Guud ee UCID oo dhawaan uu magacaabay guddoomidiye Faysal Cali […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo Xafladii Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka UCID Oo Hadda Si Habsami Ah Uga Socota London

Halkan Ka Daawo Xafladii Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka UCID Oo Hadda Si Habsami Ah Uga Socota Londoni

Continue reading …
Ogeysiis Ogeysiis: Xaflada Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID 16/04/2016 :

Ogeysiis Ogeysiis: Xaflada Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID 16/04/2016 : London (UCID-Media Group) Waxaa la Ogeysiinayaa dhammaan taageerayaasha  iyo Xubnaha Xisbiga UCID Iyo jaaliyada Somaliland ee ku nool cariga ingriiska (UK) in la qabandoono xaflad lagu soo dhaweynayo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID ee dhawaan xisbigu magacaabay Mudane Yusuf Ibraahim […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo:- Shirweynhii Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID Oo La Mudeeyay Iyo Guddid Anshax Ee Xibaiga UCID Oo ka Hadlay Qoddobo aanu Shaqo Ku Lahayn Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID Oo  Uu Dar Jiidhay

Halkan Ka Daawo:- Shirweynhii Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID Oo La Mudeeyay Iyo Guddid Anshax Ee Xibaiga UCID Oo ka Hadlay Qoddobo aanu Shaqo Ku Lahayn Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID Oo Uu Dar Jiidhay Hargeysa (UCID-Media Group):- Xoghayaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Ucid oo Cayimay Wakhtiga La Qabanayo Shairka Golaha Dhexe ee xisbid […]

Continue reading …
Hogaanka xisbiga Ucid oo waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalo ka soo yeedhay Xooghayaha golaha dhexe

Hogaanka xisbiga Ucid oo waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalo ka soo yeedhay Xooghayaha golaha dhexe Hargaysa (UCID-Media Group) Xisbiga Ucid ayaa carabka ku adkeeyay in gudida anshaxa ee xisbiga Ucid ay yihiin qaar hore u jiray ee aanay ahayn kuwo la sameeyay markii khilaafku bilaabmay. kuwaas oo uu maanta Sabca ku sheegay in ay […]

Continue reading …
Dib U Sixid Magaca Guddomiyaha Qaarada Europe Mr Mukhtar Mohamed Geeraare .

Dib U Sixid Magaca Guddomiyaha Qaarada Europe Mr Mukhtar Mohamed Geeraare . Hargeysa( UCID-Media Group) Xisbiga inuu dhidibada u taagayo oo uu haykalkii xisbiga soo celiyo oo uu hirgaliyo waan ku kalsoonay inuu kasoo baxaayo masuuliyadaas isagoo u leh aqoon iyo waayo aragnimoba habka maamulka iyo maaraynta . Mudane gudoomiye Rabi ha kuu yasiro ayaan ku leeyay […]

Continue reading …
Guddida Anshaxa ee Xisbiga Ucid Oo KaXayuubiyey Xubinimadii Xisbiga Mujaahid Cali maxamed Yuusuf Cali Gurey

Guddida Anshaxa ee Xisbiga Ucid Oo KaXayuubiyey Xubinimadii Xisbiga Mujaahid Cali maxamed Yuusuf Cali Gurey Hargaysa(UCID-Media Group):- Guddida Anshaxa ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Sheegay in ay Maanta Go’aamiyeen inuu Xubin-nimadii Xisbiga ka ay ka xayuubiyeen Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo ay Hore u siiyeen Digniin kama danbays ah. War qoraal […]

Continue reading …
Dawo Sawiro: Barlamanka Dalka Sweden Oo Lagu qabtey Kulan Qadiyada Somaliland Oo ay Goob joog ka Ahaeen Eng-Faysal Ali Warbe Pr Axmed Ismail samater Hoganka Dalada SSE.

Stockholm (UCID-Media Group)- Kulan balaadhan oo si weyn losoo agaasimey ayaa ka kadhacay barlamanka Wadanka sweden kulankaas oo uu soo qaban qaabiyey xildhibaan Amir Aden iyo Somalilandriskaförbund ayaa waxaa kasoo qayb galey Guddomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Eng Faisal Ali Warabe, Pro Axmed Isamail Samatar Pro Jamac Muse Jamac Dr Axmed oo ka yimi Somaliland hogaanka […]

Continue reading …