Home » Entries posted by Admin (Page 22)
Entries posted by Admin
Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Xaalada Dalku marayo Muranka Ka Taagan Dhismaha Dekeda Ceel-Gerdi Iyo Weliba Ololeha Ay Bilaabeen Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddan

Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Xaalada Dalku marayo Muranka Ka Taagan Dhismaha Dekeda Ceel-Gerdi Iyo Weliba Ololeha Ay Bilaabeen Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddan Hargeysa  (UCID-Media Group):- Musharaxa jagada madaxweyne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo soo saaray warsaxaafadeed ayaa ka hadlay xaalada dalku marayo iyo muranka ka taagan Dekedda laga dhisayo deegaanka Ceel-Gerdi iyo weliba […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo}Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Tafaasiil Dheeraad Ah Ka Bixiyey Ujeeddada Wixii Uu Daaranaa & Waxay Isla Meel Dhigeen Kulan Dhex Maray Isbahaysiga Isbedel Doonka Kulmiye

{Halkan Ka Daawo}Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Tafaasiil Dheeraad Ah Ka Bixiyey Ujeeddada Wixii Uu Daaranaa & Waxay Isla Meel Dhigeen Kulan Dhex Maray Isbahaysiga Isbedel Doonka Kulmiye Hargeysa(UCID-Media Group):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday inuu wada hadal […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo} Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Dhaliilo Xoogan U Jeediyay Xisbiyada Kulmiye Iyo Wadani Iyo Waliba Gudida Komishanka Dooroshooyinka Qaranka

{Halkan Ka Daawo} Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Dhaliilo Xoogan U Jeediyay Xisbiyada Kulmiye Iyo Wadani Iyo Waliba Gudida Komishanka Dooroshooyinka Qaranka   Hargeysa(UCID-Media Group ) Masuuliyiinta xisbiga ucid oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskooda ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay Xisbiyada kulmiye iyo Wadani Iyo Waliba Gudida Koomishanka qaranka Somaliland. Waxaana masuuliyiinta ay ku Canbaareeyeen […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo }Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali Guray Ayaa Farta Ku Fiiqay In Wacyigalintii Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Loo Badalay Olole Doorasho:-

{Halkan Ka Daawo }Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali Guray Ayaa Farta Ku Fiiqay In Wacyigalintii Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Loo Badalay Olole Doorasho:- Hargeysa (UCID-Media Group):- Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali Guray ayaa farta ku fiiqay in wacyigalintii diiwaangalinta codbixiyayaasha loo badalay olole doorasho, Xisbiyada Wadani iyo Kulmiye labaduba […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo :Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Ay Ka Xishoodeen In Ay Bulshada Baahan Ee Abaaruhu Ku Habsadeen In Ay Ku Dul Burburiyaan Hanti Badan Iyadoo Dadku Ay Dhibaateesanyihiin .

Halkan Ka Daawo :Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Ay Ka Xishoodeen In Ay Bulshada Baahan Ee Abaaruhu Ku Habsadeen In Ay Ku Dul Burburiyaan Hanti Badan Iyadoo Dadku Ay Dhibaateesanyihiin . Hargeysa (UCID-medai Group) Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Ay Ka Xishoodeen In Ay Bulshada Baahan Ee Abaaruhu Ku Habsadeen In Ay Ku […]

Continue reading …
{HALKAN KA DAAWO}GUDDOOMIYE FAYSAL CALI WARAABE OO DIB UGU SOO GURYO NOQDAY DALKA KANA HADLAY UJEEDADII SAFARKIISA + DHALIILO UU U JEEDIYAY MASUULIYIINTA LABADA XISBI QARAN

{HALKAN KA DAAWO}GUDDOOMIYE FAYSAL CALI WARAABE OO DIB UGU SOO GURYO NOQDAY DALKA KANA HADLAY UJEEDADII SAFARKIISA + DHALIILO UU U JEEDIYAY MASUULIYIINTA LABADA XISBI QARAN Hargeysa(UCID-Media Group) -Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo in muddo ah dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa maanta dib ugu soo guryo noqday magaalada hargeysa. […]

Continue reading …
{HALKAN KA AKHRI AMA KA DHEGEYSO} GUDDOMIYAHA XISBIGA UCID OO SHEEGAY IN XISBIYADA WADDANI IYO KULMIYE KA WADA TIRSAN YIHIIN XUKUMADA KUNA OLOLAYNAYAAN HANTIDII UMADA

{HALKAN KA AKHRI AMA KA DHEGEYSO} GUDDOMIYAHA XISBIGA UCID OO SHEEGAY IN XISBIYADA WADDANI IYO KULMIYE KA WADA TIRSAN YIHIIN XUKUMADA KUNA OLOLAYNAYAAN HANTIDII UMADA Hargeysa (UCID-medai Group ) Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo mudooyinkii u Dambeyaayba Safar Shaqo ugu maaqnaa dalka dibadisa ayaa dib ugu soo laabtay dalka […]

Continue reading …
Gobaha Deldelnaa Ee Aan Laga Codayn Jirin Waxanu Si cad U Sheegnay In Ay Tahay Dembi Laga Galay Muwaadiniinta Ku Nool Degaankaasi Xeebta.

Gobaha Deldelnaa Ee Aan Laga Codayn Jirin Waxanu Si cad U Sheegnay In Ay Tahay Dembi Laga Galay Muwaadiniinta Ku Nool Degaankaasi Xeebta. @ QUFULKII Lixdaa Goobood ku Xidhna UCID Ayaa Jabisey @ Borams (UCID-medai Group ) Xisbiga UCID waxaa uu shay ka Badheedhay Lix goobood oo Mudo 13 Sano ah aan helin Xaqii uu […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo  Dhoolatuskii Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Xafladii Daah-furka Diiwaangalinta Gobolka Awdal + Sawiro + Video

Halkan Ka Daawo  Dhoolatuskii Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Xafladii Daah-furka Diiwaangalinta Gobolka Awdal + Sawiro + Video Borama (UCID-Media Group) :- Xafladii Daahfurka Diwaangalinta Gobolka AWDAL ee Maanta ka dhacday Boorama oo uu Xisbiga Ucid Ka Sameeyay Dhoollu tus ka dib markii Bulshada Borama u muujiyeen Taageero Mug leh . Masuuliyiinta Ucid ayaa markii ay […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo}Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad Ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Gurey Iyo Qudbadiisii Munaasibada Dahfurka Diiwaangelinta Codbixinta

{Halkan Ka Daawo}Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad Ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Gurey Iyo Qudbadiisii Munaasibada Dahfurka Diiwaangelinta Codbixinta Borama(UCID-medai Group )Guddoomiye ku xigeenka 3aad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Gurey ayaa qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay xafladii dahfurka diiwaangalinta codbixiyayaasha oo maalinta sabtida ka bilaabmaysay gobolka awdal Halkan hoose ka daawo muuqaalka:-

Continue reading …
Doorashaddani Waa Xisaabtan _ Adhiguna Shugux Shugux Kama Ilbaxo; Siyaasiyiintuna Xafladdo, Dhagax Dhig, Iyo Wax Qabad La’aan

Doorashaddani Waa Xisaabtan _ Adhiguna Shugux Shugux Kama Ilbaxo; Siyaasiyiintuna Xafladdo, Dhagax Dhig, Iyo Wax Qabad La’aan Qalinkii: Jamaal Cali Xuseen Waxaa aad ii soo jiitay kulan ay odoyaasha Gobolka Gabiley la yeesheen Gudoomiyaha Xisbigga talladda haya ee Kulmiye, isla markaana ah Murashaxa Xisbigga iyagoo la xisbaatamaya xisbigga Kulmiye. Odoyaasha Gobolka Gabiley ayaa laga hayaa; […]

Continue reading …
GUDDOOMIYE Eng FAISAL ALI HUSSEIN OO KUSII JEEDA DALKI HOOYO :

GUDDOOMIYE Eng FAISAL ALI HUSSEIN OO KUSII JEEDA DALKI HOOYO : Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiye Eng Faysal Ali Hussein , oo maalintii Axadii kasoo anbabaxaya Abaaro 15;00 galabnimo dalka Finland isago guddomiyuhu safar shaqo siyaasadeed u ku gaadhay dalka Maraykan ka halkaasoo uu kula kulmay jaaliyada somaliland iyo madaxda xisbiga UCID . Guddoomiyuhu waxa uu […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo In Muddo Ahba Booqasho Ku Joogay Wadanka Finland Oo La Kulmay wasaarada Arimaha Dibadda Ee Dalka Finland.

Hilsinki (UCID-medai Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo in mudo ahba booqasho ku joogay wadanka Finland ayaa waxa uu la kulmay wasaarada Arimaha dibadda ee dalka Finland.   Guddomiyaha UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo kulan dheer la yeeshay wasaarada Arrimaha dibeda ee Finland aya waxay ka wada xaajoodeen Xaalada guud ee […]

Continue reading …
Cumar Caydiid Caddaalad Daro Ayaa Ku Ciirtay

Cumar Caydiid Caddaalad Daro Ayaa Ku Ciirtay: Hargeysa (UCID-Media Group) Qoraal Kooban Oo Uu Soo Gaadhsiiyey UCID-MEDIA Group Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Musharax Jamaal Cali Xuseen Kaga Hadlay Caddaalad Daradda Lagula Kacay Ganacsade Cumar Caydiid Axmed.Qoraalka Musharax Jamaal Cali Oo Aad Ugu Nuuxnuuxsady Caddalada Xuseen Waxa Uu U dhignaa Sidan Qofka kasta oo muwaadin […]

Continue reading …
THEATRE HARGEISI MA WAX QAYBSAMAA ? ODAYAASHA HADLAYNA DULMIGA LOO GAYSTAA KA HADLIYAY  , YAASE GANACSADAHA XIDHAY WAA SU’AAL IYANA  MEESHA TAALA

THEATRE HARGEISI MA WAX QAYBSAMAA ? ODAYAASHA HADLAYNA DULMIGA LOO GAYSTAA KA HADLIYAY , YAASE GANACSADAHA XIDHAY WAA SU’AAL IYANA MEESHA TAALA SIIDAYNTIISU SI AY U FUDUDAATO WAA IN LA HELAA CIDA XIDHAY SI DAMIIN LOOGU HELO OO LAGALA XAAJOODO : Barxada hore ayuu hadalku ku dhacayaa , meesha dhismuhu maanu mid uun ahayn oo […]

Continue reading …
DAAWO KU-XIGEENKA XOGHAYAHA GUUD EE XISBIGA UCID OO SHEEGAY IN SHACABKA XAMAR SOMALILAND U BAAHAN YIHIIN.

DAAWO KU-XIGEENKA XOGHAYAHA GUUD EE XISBIGA UCID OO SHEEGAY IN SHACABKA XAMAR SOMALILAND U BAAHAN YIHIIN. Hargaysa(UCID-Media Group) Halkan Daawo Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Cabdi Naasir Yusuf Qodax Oo Sheegay In Shacabka Xamar Somaliland U Baahan Yihiin.

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo}Barnaamujka Milicsiga Siyaasiga Ee Tv ga Universal Oo Waraysi Xasaasi Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Lagula Yeeshay Guddoomiyaha 3aad Ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Guray

{Halkan Ka Daawo}Barnaamujka Milicsiga Siyaasiga Ee Tv ga Universal Oo Waraysi Xasaasi Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Lagula Yeeshay Guddoomiyaha 3aad Ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Guray Hargeysa (UCID-Media Group):-Xeerka yaa ku eedleh anigu waxaan qabaa qofka shakhsiga koowaad ee eedaa lihi waa  Guddoomiyaha golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Cirro, Sababta Uu U yeelanayaana waa labadayaduba mucaarid baanu […]

Continue reading …
WAXA LA ISWAYDIIYAA XISBIGA UCID MAXAA LOO QABYO TIRILAAYAY , AANU GAADHNO GOLAHAYAGA DHEXE SHIRKIISA , HALKAASAA LAGU DHISAA AXSAABTEE

WAXA LA ISWAYDIIYAA XISBIGA UCID MAXAA LOO QABYO TIRILAAYAY , AANU GAADHNO GOLAHAYAGA DHEXE SHIRKIISA , HALKAASAA LAGU DHISAA AXSAABTEE HOOYO CAANO ISII , HORTA REERKU HA DEGO AYAY KU FALCELISAY HOOYADII ILMAHEEDU CAANAHA KA DOONAY : London (UCID-Media Group) Bulshadeenu waxay is waydiisaa oo ay ka warhayaan axsaabta qaranka iyo qaab dhismoodkooda , taasina […]

Continue reading …
GUDDOOMIYE ENG FAYSAL ALI HUSSEIN MAAHA KELIGII TALIS TALADA KA MAROORSADAY GOLAHA FULINTA XISBIGA EE WADA SHAQAN BAA KA DHAXAYSA FIICAN

GUDDOOMIYE ENG FAYSAL ALI HUSSEIN MAAHA KELIGII TALIS TALADA KA MAROORSADAY GOLAHA FULINTA XISBIGA EE WADA SHAQAN BAA KA DHAXAYSA FIICAN : London (UCID-Media Group) Guddoomiyuhu waa gudoomiye ku sifoobay wadatashi iyo nidaam hufan , waa gudoomiye xilkiisa gudan yaqaan , aqooniyo garasho ka muuqato lkn dadka raaligalintoodu waa yool fog oo aan la raali […]

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yasin Oo Shacabka G/Saaxil Ugu Baaqday Inay Diwaan Galinta Si Mugle Uga Qeyb Qaataan

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yasin Oo Shacabka G/Saaxil Ugu Baaqday Inay Diwaan Galinta Si Mugle Uga Qeyb Qaataan Berbera(UCID-Media Group) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yasin oo warbaahinta la hadashay maanta ayaa Shacab Weynaha Gobolka Saaxil uu baaqaday inay qaataan kaadhka diwaan galainta Codbixiyayaasha ee dhawaan […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Kulan Casho Ah La- Qaatay Jaaliyadda Somaliland Ee Washington DC Daawo Sawirada

Gudaha Ka Akhri :Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Kulan Casho Ah La Qaatay Jaaliyadda Somaliland Ee Washington Dc + Daawo Sawirada Washington Dc (UCID-Media Group):- Guddoomiyaha Xibiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maalmahanba safar ku marayey Wadanka Maraykanka, gaar ahaana magaalooyinka Minneapolis iyo magaalo madaxda Marykanka ee Washington, DC. Safarkan ayaa […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Iyo Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Oo Kulan Ballaadhan La-qaatay Taageerayaasha Xisbiga UCID (Minnesota Minnieapolis)

Guddoomiyaha Iyo Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Oo Kulan Ballaadhan La-qaatay Taageerayaasha Xisbiga UCID (Minnesota Minnieapolis) Minnesota(UCID-Media Group)-Gudoomiyaha iyo Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid ayaa ka qayb galay Kulan Ballaadhan oo ay soo agaasimeen Taageerayaasha Xisbiga Ucid ee Minnesota Minnieapolis, kulankaas oo maamuus sareeya ay ku qaabilay masuuliyiinta Xisbiga oo safar shaqo ku wada jooga […]

Continue reading …
Guddmiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe,  Ayaa sheegay In Cali Khaliif Galeydh Fowdo Ka Wado Somaliland, Isla Markaana Aan La Aqbali Doonin Inuu Cali Khalif Uu Jabhad Ka Dhiso Gudaha Somaliland.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddmiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe,  Ayaa sheegay In Cali Khaliif Galeydh Fowdo Ka Wado Somaliland, Isla Markaana Aan La Aqbali Doonin inuu Cali Khalif uu jabhad ka dhiso gudaha Somaliland. Faysal Cali oo VOA waraysi sii yey ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex jira Xisbiga UCID iyo  Dadka Ethiopian-ka ah […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo ”Waraysi Xasaasi Ah Oo Dhinacyao Badan Taabanaya : Guddomiyaha Xisbiga UCID Egn Faysal Cali Waraabe. iyo Ali Haraare”      

Hargeysa (UCID-Media Group)Halkan Ka Daawo ”Waraysi Xasaasi Ah Oo Dhinacyao Badan Taabanaya : Guddomiyaha Xisbiga UCID Egn Faysal Cali Waraabe. iyo Ali Haraare”

Continue reading …
War Gelin Muhiim Ah :- Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Waxaa uu Qoraalkan ku War galinayaa Dhamaan inta ay khusayso in uu dhawaan Musharaxa Madaxwayne Xisbiga UCID uu magacaabay Xilal Sharciga Xisbiga Baal Marsan.

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND   Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة ReF:UCID      10 2016                                                                                                              Date 15-01-2016 Ku: Dhamaan Laamaha Debeda Xisbiga UCID  OG: Musharaxa Xisbiga UCID  OG: Gudida Fulinta  UJEEDO/ War-galin Muhiim Ah Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Waxaa uu Qoraalkan ku War galinayaa Dhamaan inta […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo}Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga Mucaaridka Ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Maanta Ka Hadlay Qabyaalada Ragaadisay Somaliland

Hargeysa (UCID-Media Group):- {Halkan Ka Daawo}Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga Mucaaridka Ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Maanta Ka Hadlay Qabyaalada Ragaadisay Somaliland

Continue reading …
Akhri Oo Dhagayso :Dhalinyarada Degmooyinka Caasimadda Hargaysa Oo Bogaadiyay Socdaalkii Nabadda Iyo Mideenta Somaliland Sidoo Kalena Caawa Casho Sharaf Ku Maamuusay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe + Daawo Sawirada

Hargaysa(UCID-Media Group)- Dhalinyarada Degmooyinka Caasimadda Hargaysa ayaa si wayn u soo dhaweeyay una bogaadiyay Socdaalkii Nabadda Iyo Mideenta Somaliland kaas oo Uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ku maray Goboladda iyo Deegannada Bariga Somaliland . Waxaanay Dhalinyaradani ay casho sharaf ku maamuuseen Gudoomiye Faysal Cali Waraabe taas oo caawa ka dhacday Guuleed Hotel ee Magaalada Hargaysa . […]

Continue reading …
Saddexdda Xisb Qaran  Iyo Komishanka Doorashada Oo Heshiis Kala Saxeexday :-

Saddexdda Xisb Qaran  Iyo Komishanka Doorashada Oo Heshiis Kala Saxeexday Hargeysa(UCID-Media Group) Guddida doorashooyinka qaranka, saddexda xisbi qaran iyo daneeyeyaasha kale ee arrimaha doorashada ayaa maanta shir ay Hargeysa ku yeesheen waxaa lagu saxeexay xeerka anshaxa ee diwaangalinta codbixiyeyaasha, kaasi oo kala haggi doona dhinacyada diwaangalinta ku shaqada leh. Xisbiyada, xukumadda iyo guddida doorashada ayaa lagu […]

Continue reading …
Eng Faysal Cali Waraabe Oo Cali Khaliif U Jawaabay, Kana Hadlay Wixii Uu Sool iyo Sanaag Bari ku Soo Arkay

Eng Faysal Cali Waraabe Oo Cali Khaliif U Jawaabay, Kana Hadlay Wixii Uu Sool iyo Sanaag Bari ku Soo Arkay Hargeysa(UCID-Media Group) Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in gobollada bariga ee Somaliland bulshada ku nooli ka midaysan tahay ammaanka Somaliland iyo horumarka ay gaadhay, islamarkaana bulshadu  wanaag iyo heshiis ku wada nool yihiin Waxa […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID  ENg Faysal Cali Xuseeen ayaa Maanta Magacaabay  Xilal Cusub.

Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID  ENg Faysal Cali Xuseeen ayaa Maanta Magacaabay  Xilal Cusub. Xilalkan ayaa Loo Magacaabay Gudoomiyaha Cardiff  Uk Md Mukhtaar Maxamed Yusuf. Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Denmark  Marwo Fatin Maxamed C/laahi Guddoomiyaha Laanta Finland  Marwo Farxan Cumar Jaquur

Continue reading …